Aw Koombe
Uploaded by: qawdhan
Video Description:(Show || Hide)
Aw kooombe
Tags for this video: aw koombe majaajilo somali somalia
Find more videos in the "Comedy" category
See more videos uploaded by qawdhan
| aw-koombe - somali heeso, films, movies | Aw-Koombe 2 | Majaajilo #4J |
![]() | ![]() | ![]() |
| Baastoow | Majaajilo #5B | Majaajilo #6 |
![]() | ![]() | ![]() |
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| "Hunguri i sii"!!!! ... ( 5 months ago by nabadraadshe) |
| "Hunguri i sii"!!!!! Qawdhan, have you ever been to Baydhabo???????? |
| No nabadraadshe i ... ( 5 months ago by qawdhan) |
| No nabadraadshe i never been to baydhaba. I would need a translator to go there seriously. |
| Caadi Maahan Sxb, ... ( 5 months ago by BigmanHBL) |
| Caadi Maahan Sxb, Thanks 4Da Upload, "Hunguri Isii" Lol |
| Waa aan ku jiray ... ( 5 months ago by nabadraadshe) |
| Waa aan ku jiray Dugsiga sare ee tababarka macallimiint ee Xalane 1976/77, ayaan waxaa ka maqli jiray kuwo reer Somaliland ah oo oranaya " Cambo laf & Cambo miro", waan garanayey waxay ula jeedeen oo ah "Cambe & Babaay" Sidaa uma kala fogin, laakiin Afka Baydhabo lloga hadlo aniga qudheyda waxaan u baahan turjubaan!! |
| I have been to ... ( 5 months ago by nabadraadshe) |
| I have been to Baydhaba in 1986 & I really sruggled there as I couldnt understand many of daily language usage!!! |
| Nabadraadshe dee ... ( 5 months ago by qawdhan) |
| Nabadraadshe dee haayoo waad u baahanaysaa tarjumaan, sababtoo ah waxay ku hadlayaan soomaali maaha ee waa wax kale. |
| hadii afka baydhabo ... ( 5 months ago by Godaakhiro) |
| hadii afka baydhabo usan ahayn af somaali, ma af ethiopiaan miyaa? war wuxuu kuahlaayo fiiri waxan jangeli baad tahay runtiii, somali waxay laluntay waa jaahilkaan okale, you must realise that in this wolrd people are not the same, if u expected that to hapeen or u wanted others to look like or speak like you then u are wrong and u need to change, otherwise u will remain afool for ever waraa jaahligaaga kalnoqo meesha. labdinuba ismadhaantiine |
| Array ( 5 months ago by qawdhan) |
| Godaakhiro Horta adigu maxaad tahay? kumaba afgaranayee. Waxaad isticmaashay kalmad aanan waligay maqal. sida (jangali). Waxaa laguu qaatay adigoo ku hadla luqad qalaad. Qotiyahaw. Ma waxaad doonaysaa inaad iga dhaadhiciso in baydhaba lagaga hadlo af soomaali!! stupid fowqal stupid. Luqada ay ku hadlayaan ayaabad sheegaysaayee aniga wuxuuba shaki igaga jiraa in ay yihiin dad soomaali ah. Waxay u dhawdahay inay yihiin kenyans. |
| fiiri,waxaan ahay ... ( 5 months ago by Godaakhiro) |
| fiiri,waxaan ahay waxba kaamagelin,kenyanor zimbabawean orcongolease,lakin waxaan kushegayaa u must not think like an iliterate,waaan hubaa in qabyalad dhiigaga kushaqeyo.and that is ababaric and outdated concept.reer baydhabo kuma baahno,inay somali yihin aqonsigaaga umabaahna.inaad jahil tahay,awkomke mahan reer baydhabo waa reer hamar,afkaaga hurada leh intaadan kalaqaadin,you must think waxaa aad dhahayso iyo its impact.waraa nakala wareeji aniga qof sidaada jahil ah igamamudna inaan ladodee |
| Waaryee xageed ... ( 5 months ago by qawdhan) |
| Waaryee xageed igala qaaday kaagan sangadhuudhigaa!! Qadhmuunkaad tahay wasee hanala qabsan. Ma Huuradii aad caanka ku ahaydeen ayaad isku dayday in aad aniga oo reer Somaliland ah igu caydo?. Inaad nacas tahay ayaad i tustay. Aw koombana lagama hadlayn ee waxaa laga hadlayay dadka reer baydhaba waxay ku hadlaan wuxuu yahay. Hadii aad ku hadasho xabashi ama waxaad doonto aniga waxba igama galin oo isku wadanba ma nihin. Aniga lama hadlo adiga iyo ajaanibka soomaaliya bilaa fiisaha ku jooga. |
| Array ( 5 months ago by nabadraadshe) |
| Godaakhiro, aniga & Qawdhan waxaa naga dhexeeye aqoon isweydaarsi. Xaggee ku xanuuntay, maxaase kaa galay arinta aan ka wada hadalnay. Sida ka muuqato qoraalkaaga, Ingiriiskaaga & AfSoomaaligaaga waxba isma dhaamaan. Marka hore soo baro sida Afsoomaaliga loo qoro. |
| ar nagataga ... ( 5 months ago by Godaakhiro) |
| ar nagataga jahiliin baad tihine |
| Jaahil aan ... ( 5 months ago by nabadraadshe) |
| Jaahil aan garwaaqsan jahilnimadiisa waa adiga. |
| Well said ... ( 5 months ago by qawdhan) |
| Well said nabadraadshe |
| Mahadsanid walaal ... ( 5 months ago by nabadraadshe) |
| Mahadsanid walaal Qawdhan, muxuu ahaa qofkan aan Afsoomaaliga qori karin, misana habka loo doodo aanan garaneyn???? |
| Waxaan u malaynayaa ... ( 5 months ago by qawdhan) |
| Waxaan u malaynayaa in uu yahay oromadan soomaaliya bilaa fiisaha ku joogta. Waxaa jira oromo badan oo soomaaliya bilaa sharci ku soo galay oo luqadii af-soomaaligana bartay oo hadana doonaya in uu naga dhaadhiciyo inuu yahay qof soomaali ah. Aniga qof ajaanib ahi iima dhuuman karo oo markiiba waan soo saarayaa. Oromooy soomaali sheego ama wax kale sheego waa la iska daba iman oo waxaa la idin waydiin doonaa fiisihii aad dhulka soomaalida kusoo gasheen. |
| somaliland waa la ... ( 4 months ago by bellakiin) |
| somaliland waa la wasaa aqas faan xumaaa |
| Bellakiin, caayda ... ( 4 months ago by nabadraadshe) |
| Bellakiin, caayda ma wanaagsano. Waxa laga hadlayo waa kala duwanaashaha afafka. Somaliland waa dad nala dhashay mana mudna in aad caaydo. |
| qawdhan iyo ... ( 4 months ago by naaxiye) |
| qawdhan iyo nabadraadshw saxibayaal deee cidkasta ha u jawaabine dadkan anuu bari hore ayaan kasaaray nadaamul caaalamul jadiidka, waayo xitaa meel aduunka noocani kaga dhaqan yihiin maan maqal markaa sxb raga meesha lagaga soohirto ayaad tihiine, noocan waxba ha u jawaabina, ilayn inaanay kuwani iska daa soomaliye aanay xaafadahooda u hadli karin way muuqataaye, kolay qaar lanoca oo u jawaaba waayi maayaane halkaa ha udhaafine, ooda ha karogina hadii kale way isku kaadherarin doonaan |
| o adeer yaa wasa oo ... ( 4 months ago by kingburco) |
| o adeer yaa wasa oo aad ku aragtey lakiin adigu markaad sidii dhilooyinka aqas aad leedahay ma wax ayaa kaa soo maray |
| king burco adeer ha ... ( 4 months ago by bellakiin) |
| king burco adeer ha i dhihin aabahaa wase qaldaanyahow afka igala bax... teeda kale why u xanaaqee qaldaan wuxuu yahay aan sheegee...ha ila qabsan yaa qaldaan |
| if u hate ... ( 2 months ago by xukun0) |
| if u hate somaliland u hate somalia so plz dont bring qabiil qabiil ok this is funny video owkombe and dat guy are good. |
| no qabiil dadkaan ... ( 1 month ago by govinda8900) |
| no qabiil dadkaan waalan nimankaan qabiil maka hadlaayaan sheeko qsosol oo dadka ay ku qoslaan ay dhigooyeen maxa qabiil keenay NAW JAW |
| this is not qabiil ... ( 5 days ago by abdullahi1988) |
| this is not qabiil forum. this is a real stage and have fan evrybody. if you interest qabiil plz don't watch this un incredible video and go got it. traplesim and special favourate QODHAN AND NABADRAADSE STOP talking those who are stil junrio school |
Tell a friend:














