Idil cadow Part 3
Uploaded by: afaaro
Video Description:(Show || Hide)
idil cadwo
Tags for this video: afaaro cusub hamarey hees lafoole mursal muryan qurbo somali
Find more videos in the "Music" category
See more videos uploaded by afaaro
| Idil Cadow Aadan - Hees Cusub - SomaliSwiss.net | sintaa isaar | Idil cadow Part 2 |
![]() | ![]() | ![]() |
| Shareero Stars | heeso cusub | Hees macaan |
![]() | ![]() | ![]() |
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| hala waxaas hees ah ... ( 6 months ago by canka77) |
| hala waxaas hees ah idil xagee ku nooshahay |
| wooooooooow.waa ... ( 6 months ago by jacayl2007) |
| wooooooooow.waa hees aad u macaan wale, idil noolow sis.check out my mixes. |
| uuuuuuuuuuuuuuuuuuu ( 5 months ago by Khalafeey) |
| uuuuuuuuuuuuuuuuuuu |
| hahahahah fanaly ... ( 5 months ago by yu1n1) |
| hahahahah fanaly we founded talent after the civil war .....whare she live this gift ....can some one help me......this is miracle |
| i never think i ... ( 5 months ago by yu1n1) |
| i never think i will see so pretty somalian singres |
| she lives Saudi ... ( 5 months ago by qaloocoow) |
| she lives Saudi Arabia |
| waa jecleede waa ... ( 5 months ago by memberamin) |
| waa jecleede waa goorsahaa |
| Walle inanta waa la ... ( 5 months ago by Ayanle86) |
| Walle inanta waa la wada caashaqay, waryaadahee isxajiya oo xarkaha ha ka goosanina! Qaarkiin ma tikidhkii baa idin go'an? Xiddigta Saudi Arabia ka heybiyaa leydin leeyahay ee ha ka daahina. |
| asli saas ku wad ... ( 5 months ago by telilla) |
| asli saas ku wad nice song |
| Idil Cadow, waa ... ( 4 months ago by tifaftire) |
| Idil Cadow, waa gabar cod baxsan leh. Aad baan uga helay hanaanka ay wax u qaadayso iyo dabcan Codkeeda halaasiga ah. Waxaan filayaa in Idil ay tahay fanaannad ku cusub FANKA iyo Masraxa Heesaha, wallow ay tahay qof lagu soo hiran karo baxsanaanta Codka Eebbe u hibeeyey Idil! |
| Qolka may ka baxdo, ... ( 4 months ago by nogob) |
| Qolka may ka baxdo, halqoleee maanta dhan ka dhax dhawaaaqaysaaye, lakin heestan surwaalkii yaakasaaaray. |
| nogob kkkkkkkkkk u ... ( 4 months ago by muniiza) |
| nogob kkkkkkkkkk u r funny |
| alah tanba hadaay ... ( 3 months ago by xalimo13) |
| alah tanba hadaay heestay anigana waan heesayaa |
| Ugu horayntii ... ( 3 months ago by youngsomali) |
| Ugu horayntii waxaan hambalyo aan la soo koobi karin halkan uga gudbinayaa Idil. Idil abaayo waxaad na soo xasuusisay waayo-waayo & bari-samaadkii. Waxaad tahay xidig soo iftiimaysa. Waxaad badalaysaa Marisa Carbone, Faynuus, Qalanjo, Khadiho Qalanjo & gabdhihii fankii hore. Waxaan ahay taageerayaashaada. |
| Array ( 3 months ago by youngsomali) |
| KU}Xaliimo 13 & Nogob. Waa wax laga xumaado ereyada aad gabadha meesha ugu qorteen. Afaaro aan la idiin dirsan ayaad gasheen. Labiskeeda & qolkeedaba iyadaa iska leh. Xaasidnimada ma fiicna... waa gabar walaashiin ah, marka ula dhaqma sida adinka aad jeceshihiin in la idiinla dhaqmo. |
| Yartani cadi ... ( 1 month ago by keysi07) |
| Yartani cadi maha.Beautiful face with nice voice. lol |
| woow iloved you ... ( 1 month ago by ilhaan22) |
| woow iloved you baby |
| oh god this is one ... ( 2 weeks ago by kulankk) |
| oh god this is one ugly chick and why is she lookig down? I tought she was she going to fall down lol. |
Tell a friend:














