Maryan Mursal - Heestiina Aha



Uploaded by: Labtec9999
Video Description:(Show || Hide)
http://www.sclub19.com



Tags for this video: Dijabouti Hees Maryan Mursal Music Sclub19 Somali Somaliland

Find more videos in the "Entertainment" category
See more videos uploaded by Labtec9999

Related Videos
aaway somalinimoSOMTV Music - Maryan Mursal & her doughter performing LIVE!. Queen Magool Girl Dancing
aaway-somalinimo.htmlaaway-somalinimo.htmlaaway-somalinimo.html
heeso somali maryan mursalMARYAN MURSAL (DADYAHOOW SOOMALIYED)maryan mursal
aaway-somalinimo.htmlaaway-somalinimo.htmlaaway-somalinimo.html


Share This Video:       StumbleUpon       del.icio.us       Reddit       digg       Furl       Spurl       Simpy       YahooMyWeb


Comments for this video: Show || Hide
Comments for this video on YouTube
Maryan Mursal is ... ( 8 months ago by nabadraadshe)
Maryan Mursal is the voice of the Somali diaspora. Labtec9999, this is exactly what you have already mentioned about the quality of the recording.
Somaliland 2006 was ... ( 8 months ago by warya2me)
Somaliland 2006 was much more organised, u cant even hear the singers properly on this one, to be honest I would like the same organisers to plan this years 2008 somaliland event 4Sure.
war ninkaa maamada ... ( 8 months ago by abucade)
war ninkaa maamada agtaadan sow Qaalib ma aha mse anaa mooday ??
maryan fanaanad ... ( 8 months ago by durdur77)
maryan fanaanad wayn weeeye oo somalida oo dhan udhaxa
warya2me.....i 100 ... ( 8 months ago by yarka11)
warya2me.....i 100 percent agree with u that the 2006 was much better...or lets say u can not compare them together...sxb 2007 celebration finished at 11 pm...not even midnight.
to My ppl Organising the 2008 one....plzzzzzzzzzzzzz do it as 2006
warya2me....i 100 ... ( 8 months ago by yarka11)
warya2me....i 100 percent agree with what u've said 2006 Celebration was much better or lets say...u can not compare the two parties....
2 my ppl who are Organising the 2008 Celebration....
plz take hte footsteps of the 2006 Organisers
long live to all ... ( 8 months ago by abuyahya101)
long live to all somalilanders
kakaka maryaan ... ( 7 months ago by liibaanburcaawi)
kakaka maryaan mursaal habeenka waay luuxaday dadka ilaa yaada ayaa luuxaday waxiiii ku yalaay and habalahi somalianders waxay luuxen waleee somalanderski raagu xaaga calanka ayaaay luuxeen aniga ku jiro kakaka
maryan is legend ... ( 7 months ago by lilsaf)
maryan is legend somalia women
somalia 4 life
nabadraadshe waad ... ( 6 months ago by toghdeer01)
nabadraadshe waad salaamanthay, in badan ayaan sugayey in arko maryan mursal inay timaado oo ka heesto madag ay leedahay somaliland,wayna dhacday,waayo waa muwaadinad soomaaliyeed oo dhab ah kuna dheer tahay wadaninimada soomaaliyeed, fanaaniintuna waa hanti guud iyo sharaf ka dhaxysa somaali oo dhan. ka waran sheekadaa?
Toghdeer01, lagaa ... ( 6 months ago by nabadraadshe)
Toghdeer01, lagaa guddoon baridada. Walaal waad sidaad u sheegtee Hobol/hobolad dhab ah waa tii/kii u dhexeeye bulshada oo ann dhinacna u janjeedhin. Haddii ay dhacdo in hobol/hobolad u janjeedhsata dhinac haddee waa hobol iska yeel yeel oo aysan dhab ka aheyn hobolnimada. Arrintu kuma koobna hobol oo keliya ee wey saameyn dhammaan dadka suugaanleyda oo idil. Bani-aadam beynu nahay oo gef waa dhici karaa misana waa laga noqon karaa.
Laakiin sida ... ( 6 months ago by nabadraadshe)
Laakiin sida taariikhda soo jireenka ee ummadaha dunidan ku dhaqan ay isku raaceen in Suugaaleydu aysan u janjeedhsan dhinacna oo ay dhexdhexaad ka noqdaan wixii kala qeybinaya bulshada oo lid ku ah danaha guud ee bulshada.
Sida aad la socota ... ( 6 months ago by nabadraadshe)
Sida aad la socota Somaliland waxay goosatay in ay gooni isu taagto. Waa arrin haboon in lagu taageero hadba wixii dan u ah ummadda. Maryan Mursal waa hobolad weyn oo u dhexeysa Soomaaliweyn, halkan waxay reer Soomaaliland kala qeyb qaadaneysaa dabaal degga gooni isu taagga, sidoo kale Maryan waa tan had waliba u doodda una hadasha ummmadda Soomaaliyeed meel walb ay joogaan. Maryan waa hobolad dhab oo aan iska yeel yeel aheyn.
Nabadraadhse walaal ... ( 4 months ago by YusurBurco)
Nabadraadhse walaal salaan sare. Ka dib, Maryan Mursal waa fanaanad muwaadinad ah- you can't imagine sida ay dalkii hooyo u towday, iyo sida ay uga xanuusatey waxa Soomaali kala gaadhey! heesteeda "Somali u diida ceeb" oo ay tahay in bilad sharaf lagu siiyo Maryan, waxa lagu tarjumay af-dheenish. Maryan waa qof dhiigleh, isla markaana extremely intelligent ah. Maryan waxa ay Somaliland ugu hambalyeynaysaa nabadgelyada iyo horumarka ay Somaliland gaadhey.
markii Marxuun ... ( 4 months ago by YusurBurco)
markii Marxuun Mohamed Haji Ibraahim Cigaal dhintay, ee la doortey Riyaale, Maryan waxa ay joogtey Hargeysa. Waxayna sheegtey in ay aad ugu faraxsan tahay dimoqraadinimada dadka reer Somaliland muujiyeen. Mar ay kaftamaysay waxa ay sheegtey in ay aad u jeceshahay dadka reer somaliland, balse cid dacaayad ku gaadheysa reer Somaliland aysan jirin. Maryan markii ay Hargeysa tagtey aad baa loo soo dhaweeyey, wayna soo dalxiistey, iyadoo happy ah ayeyna soo noqotey.
YusurBurco. walaal ... ( 4 months ago by nabadraadshe)
YusurBurco. walaal lagaa guddoon salaanta. Intaa ka dib, waa run in Maryan Mursal tahay hobolad jecel dhulkii hooyo oo waxaan caden kara booqashadii ay Hargeysa ku tagtay & tii ugu dambeysay ee Muqdisho.
Walaal anigu waxaan ahay reer Koonfur ama reer wanlaweyn, sida aad u taqaanaan!!!
waxaan Hargeysa u aqoonsanahay in ay tahay hoygii fanka Soomaaliyeed. Reer Soomaaliland waa ummad jecel walaalnimada & wadajirka balse sidii ay u liseen looguma hambeyn!!
Walaal Nabadraadshe ... ( 4 months ago by YusurBurco)
Walaal Nabadraadshe, Walaweyn waa degmo ku taala dhulka hooyo, meel wax xun loo quudhi karona ma aha. Sida aan ogsoonahay dadka Soomaalidu waa isku asal iyo nasab. In la is caayo ama hoos la isu dhigaana ma fiicna. I hope peace iyo nabad gelyo for the rest of Somalia & Somali people where ever they are. Kuwii xumaanta geystey iyo kuwa xumaanta wadaba Ilaahey baa ka abaal marin. Insha'allah peace & progress for the somalis where ever they are.
Mahadsanid ... ( 4 months ago by nabadraadshe)
Mahadsanid YusurBrco. Waxaad tahay qof aad u fiiro dheer. Mar labaad iga guddoon mahad baaxad weyn.
Walaal Nabadraadshe ... ( 4 months ago by YusurBurco)
Walaal Nabadraadshe barasho wanaagsan. Waxa aad tahay qof dareen leh. Aad baan u jeclahay dadka xog ogaalka ah. Qofku hadduu yaqaano dhaqankiisa iyo hiddihiisa, waa qof dadnimadiisu dhamaystiran tahay. Waxa kali ah oo aad adduunka wax la qaybsan kartaa marka aad taqaanid meesha aad ka timi. Dhaqankeenu waa Hodan, haddii qabyaalada uun laga saari lahaa,waxa aynu noqon lahayn ummad ayaan badan. Waad aragtey dalkeena inta uu baaxad le'eg yahay iyo khayraadka Illaahey ugu deeqay.
Illaahey waxaan ka ... ( 4 months ago by YusurBurco)
Illaahey waxaan ka baryayaa in koonfuri xasisho oo nabadgelyo iyo horumarba hesho, Abdillahi wixishna far iyo suul lagu qaado!
Waxaan aamin sanahay in haddii qabiil waliba gobolada ay degaan dhisaan oo wax soo saarka la badiyo gaar ahaan cuntada & biyaha, in la xasili lahaa oo dhiigan daadanaya uu yaraan lahaa! Inta badan qof dheregsani qof kale ma jecla inuu dilo - waa sida ay aniga ila tahay!
Waddani waxaa noqda ... ( 4 months ago by ogaal83)
Waddani waxaa noqda qof aqoon leh oo dareensan xigmadda, muhiimadda iyo wanaaga ay leedahay. Maryan Mursal waa qofkaas. Dad sidaas oo kale ah na, nasiib-darro, way ku yar yihiin Soomaalida maanta. Runtii, intii dadku qabiil u dagaalami karay waa u dagaalamay oo waana la'arkay xumaanteeda. Waxaan filayaa, guud ahaan, ummadda Soomaaliyeed oo dhan, waa la dareemay qiimaha waddanninimada. Ummadaha aduunka waxaa u soo baxa dhalin saxda qaladaadka ay waayeelkoodu galaan. Wali ma'annaan helin loodkaas.
maryan waa ... ( 2 months ago by kamal36)
maryan waa shidantahay man damnnnnnnnn love u maryan somali caab u diida that's rightttttttt babe



Tell a friend:


URL 
Embed Code