Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1987 - Qeybta 14aad
Uploaded by: XasanBurhaan
Video Description:(Show || Hide)
Heeso Soomaaliyeed oo xul ah laga duubay TV-ga JDS, 1987. Shankaroon Axmed (Sagal). Selection of Somali music from the SDR TV, 1987. Shankaron Ahmed (Sagal).
Tags for this video: Ah Axmed Heeso Music Sagal Shankaroon Somali Songs Soomaaliyeed World Xul
Find more videos in the "Music" category
See more videos uploaded by XasanBurhaan
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| XasanBurhaan, ... ( 5 months ago by nabadraadshe) |
| XasanBurhaan, walaal heestan ay wada qaadaan hoboladda codka macaan & Samatar waxay ka mid aheyd riwaayaddii "Galbeed waa la xoreeyey ee Waarso ayaa gaagixisay" sannadku wuxuu ahaa 1987. 21jir baan ahaa goobjoog baan u ahaa. Mahadsanid walaal |
| Waxaan ula jeeday ... ( 5 months ago by nabadraadshe) |
| Waxaan ula jeeday Riwaayaddaa "Galbeed waa la xoreeyey ee WAARSO ayaa gaagixisay" waxaa la soo bandhigay sannadku markuu ahaa 1978, 21jir baan ahaa, goobjoogna waan u ahaa. WAAYO WAAYO!!!!!!!! |
| The last I saw ... ( 5 months ago by nabadraadshe) |
| The last I saw Shankaroon LIVE in action was 1980 in that famous play "Wadhaf & shimpiro war isuma hayaan" |
| nabadraadshe ... ( 4 months ago by toghdeer01) |
| nabadraadshe shankaroon hadda waxay ku nooshahay marakanka waxayna jishay googoos la yidhaahdo kaftan maah kulanka waaberi. anigu waxaan aqaan walaasheed roon axmed oo aan jaar ahaan jirney magaalada burco,marakay sagal tomaadana oo ay riwaayada cusub keento bilaash baan ku geli jirney,waxay ka dhalatay reer aad weyn oo maamuus leh awoowgeena wuxuu ahaan jirey suladaan sidaan wark ku maqlay. |
| Walaal toghdeer01, ... ( 4 months ago by nabadraadshe) |
| Walaal toghdeer01, mahad baaxad weyn ka dib, waxaan la yaab, amakaag & xiisaba igu reebay in walaasheed loogu magac daro qeybta dambe ee magaca ShankaRoon. Sow adiga yiri walaasheed magaceedu waa Roon!!!!!! |
| Kudar hadalka, ... ( 4 months ago by garoweboy) |
| Kudar hadalka, kudar - kujar hadalka, kuba jar! hees fiican dheh.Xasan aadan oo kali qaadaya baan un maqlay. Gabadhan heesa kale maleedahay?? |
| wooooooow ... ( 4 months ago by qalbisomalia) |
| wooooooow nabadraashe meeqa sano ayaa hada jirtana markaa hadaa 21 ahet |
| Hadda 50jir baan ... ( 4 months ago by nabadraadshe) |
| Hadda 50jir baan ahay balse wax da' ah igama muuqato!! |
| masha allah ... ( 4 months ago by qalbisomalia) |
| masha allah nbadraadshe ilaah hakuu ziyadiyo waad kumahadsantahay jawaabtaadana wacan. |
| hada aan dhameyne.. ... ( 4 months ago by bilbilaaye) |
| hada aan dhameyne...ku jar hadalka ku jar |
| Garoweboy: haa, ... ( 4 months ago by YusurBurco) |
| Garoweboy: haa, Shankaroon waxa ay qaadaa heeso aad u badan, codka waxa ay iska shabahaan fanaanada Sahra Siyaad oo ahayd gabadhii labaad ee ka heesta Hargeysa. Heesaha shankaroon waxa ka mid ah: Allahayoow nin daacad ah, allahaoyoow nin daalin ah..oo ay la qaado ina Mooge, Ma inaad laba eef ahaataa, kii qayrkii loo xiirayoow soo qoyso, miyaan xoogeeyey caashaqa with Hassan Aden, Axmed Gurey ma uu dhiman, iyo kuwo kale oo badan> |
| Nabadraadshe salaan ... ( 4 months ago by YusurBurco) |
| Nabadraadshe salaan, ka dib ruwaayadaas waan akhriyey waayo waa la qorey, ma garanaysaa meel buugeedii laga helo- Illaahey ha u naxariisto ee waxaa lahaa Cismaan Askari |
| To Garoweboy : waxa ... ( 4 months ago by YusurBurco) |
| To Garoweboy : waxa kale oo ay qaada "aynu guri yagleelnee geestaada ila qabo with Cigaal, sidoo kale waxa ay ku jirtey ruwaayadii wadhaf iyo shimbiro war isuma hayaan oo uu sameeyey abwaanka Cismaan Aden Xuseen (Askari). Waxa ay la qaadey abwaanka Maxamed Yusuf Cabdi (AUN) dhowr heesood, sida: "Inanyahay layla rabee reerkoodu ila doonayaa...," iyo heesta "Kas daraneey kooraskii aad aadey ...anigu kufkaa ma ihi" iyo heesta kale ee: "Ismoog adiguun bey ku sugaysaa.." with Hassan Aden |
| Nabadraadshe salaan ... ( 4 months ago by YusurBurco) |
| Nabadraadshe salaan walaal, ka dib ruwaayadaas (wadhaf iyo shimbiro) waan akhriyey, waayo waa la qorey, ma garanaysaa meel buugeedii laga helo- Illaahey ha u naxariisto ee waxaa lahaa Cismaan Askari |
| yusur ku dar ... ( 4 months ago by naaxiye) |
| yusur ku dar laaladka wabiyada shinbiruhu ku lolaan' shankaroon axmed sagal waa waa gabadha codkeeda lagu raxaysan karo oo leh cod dhedig....heerkayga maanad gaadhine iga daa ha igu sooqaadine |
| walaal Naxiye ... ( 4 months ago by YusurBurco) |
| walaal Naxiye mahadsanid. Maan ogayn in heestaas ay iyadu leedahay! aad baan u jeclahay "laalaadka webiyada shimbiruhu ku loolaan laamaha ...." what a song! |
| XasanBurhaan, Once ... ( 4 months ago by dhoodimeer1) |
| XasanBurhaan, Once again thanks, i love shankroon songs and this is my first time to see what she look like after all those years i have been listing her songs. you can guest my feeling. |
| Dam... ninkani waa ... ( 4 months ago by SASBOY1) |
| Dam... ninkani waa kii soo bililiqaystay TVgii qaranka 1991... isagoo wata qorigii USC soo siisay oo lagu yiri wixii kusoo gaara adaa iska leh... sideebuu kuheyn karaa intaaa oo dhan... any way nicekeeping for history... what about other VHS archive.? |
| fanaanima kuwii ... ( 3 months ago by xariire) |
| fanaanima kuwii hore dheh, riwaada la yidhaahdo AQOON IYO AFGARAD ayay ka ahayd actress actor kuna waxuu ahaa M M libaan waxaanay wada qaadeen allahayow nin daacada laakiin waxaan ka heli jiray heesta ay qaaday isla riwaayada ee ahayd midhihii: a axmed guray ma'uudhiman a magoblamay darwiishkii geenyadu madaalana a hadaa geesi nooyahay..... |
| caadi maaha heestan ... ( 3 months ago by wasmacadeey) |
| caadi maaha heestan .ya salaaaaaaam |
| Waad mahadsantahay ... ( 1 month ago by garoweboy) |
| Waad mahadsantahay YusuBurco, qaar kamid ah heesaha shankaroon waan helay hadda. Waxaad magacowday Sahra Siyaad oo aanan saas heesaheeda u maqal mid mooyaane. Waxaa jirta hees ay la qaaday Mxmed Warsame Qaasaali oo baydka hore asagu leeyahay - waan ku dheehayoo , waan kula dhacoo dhootaad gashee, sida dhebiga iyo dhul hareeriyaan baan kuu dhuganayaa- bal soo dhamaystir, mase jiraan heesa kale ay sahra laqaadey qaasaali? thnx |
| Adigaa mudan ... ( 1 month ago by YusurBurco) |
| Adigaa mudan Garoweboy. Heestan aad ii soo sheegtay ma maqal, Maxamed Warsame Qaasaali - magacaa aad baan u maqlay, mase garanayo. Heesaha ay Sahra Siyaad qaado waxa ka mid ah, heestan oo ay la qaado i think Axmed Mooge(AUN) "Jiidhkii i dhalay baa, jilbahayga xidhayoo, jaranjarada aqalkiyo jirdiinkaba ma dhaafee .., iyo heesta "Allaa cudur bogsiiyee, baahida dadkaaga Illeyn waad ku barataa" oo ruwaaayad ku jirtey |
| Waxa kale oo ay ... ( 1 month ago by YusurBurco) |
| Waxa kale oo ay qaadaa hees aad u fiican oo la yidhaahdo "Shacni", waxa ay la qaadaa fanaanka "Dararamle" oo ka mid ah fanaaniintii ugu horeysay ee Hargeysa. Heesta beydka ninka waxa ka mid ah: "....Shacni iyo wanaag, ma sheekaysanaa?" |
| alaaa music ga ayaa ... ( 5 days ago by saiid6666) |
| alaaa music ga ayaa i dilay shakal maqaribiga ah shankaroon thank you 4 ever |
Tell a friend:














