Waa maxay "caashaq"?



Uploaded by: bloodmoney
Video Description:(Show || Hide)
somali love poem!



Tags for this video: boosaaso mugadishu puntland somali somalia somalian somaliland somalis xamar

Find more videos in the "Entertainment" category
See more videos uploaded by bloodmoney

Related Videos
What is your best shokaansi trickAla jacylkaba miyu yaqanaa!Kaskey iyo heestii DHOOF
what-is-your-best-shokaansi-trick.htmlwhat-is-your-best-shokaansi-trick.htmlwhat-is-your-best-shokaansi-trick.html
Cabdi HeybeCabdalla Nuuradiin - Caashaq waa cusur - SomaliSwiss.netmagool=Ma Salguuray Caashaqu
what-is-your-best-shokaansi-trick.htmlwhat-is-your-best-shokaansi-trick.htmlwhat-is-your-best-shokaansi-trick.html


Share This Video:       StumbleUpon       del.icio.us       Reddit       digg       Furl       Spurl       Simpy       YahooMyWeb


Comments for this video: Show || Hide
Comments for this video on YouTube
thank for the ... ( 1 year ago by bloodmoney)
thank for the background detail abshirmo. the man has natural poetry skills. and i like the way he step by step in poetry style explain his life,love and womans in general.
You welcome ... ( 1 year ago by Abshirmo)
You welcome bloodmoney. Some of eminent Abdalla Nuuraddiin's songs are; 1. Naftaa igu kaa qasbeysee uma qalantid caashaqa, 2. Waan kaa daldoorsaday ee la dabaalo caashaqa, 3. Dhaawac beygu yaalloo dhaqdhaqaaqi waayee, 4. Faadumo jaceylkani waa fiid baxaayoo ku fidaaya feeraha. 5. Qurux dumaroo aadmi daawado, Yuusuf dabadii duni timid baan saakay daalacay. 6. Horta Xamdi waa nabad and many many other numerous lovely songs.
cabdalla nuuradiin ... ( 1 year ago by buulobeezaani)
cabdalla nuuradiin axmed caadi ma ahan rag waa kii caloosha xirtaa uusan calaacalin sxbayaal
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk. ( 1 year ago by bloodmoney)
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
"Siidi ruux ciroole ... ( 1 year ago by abu04)
"Siidi ruux ciroole ayaan tukubo culus ku luudaye" lol caadi maaha Odaygu
Wow this is funny ( 1 year ago by haduuman2007)
Wow this is funny
abwaan abdalla ... ( 1 year ago by ruxaaye)
abwaan abdalla nuuradiin caadi maaha majajilo iyo xayeysiin kaliya kuma eka ee xataa waxaa jiro heeso fara bdan oo jaceel ah uu sameeyay inta bdan heesaha cumar shooli asiga ayaa hal abuuray iyo sanka intuu ii carooduu dhamaan cunay jirkeeygiiye caadi maaha
"Madamci laheyd ... ( 1 year ago by caydarus)
"Madamci laheyd dumashidaa iyadu kudamac dayaa adigu
Ma damci laheyd dani waa seete ma jaceyl baa dagay oo dabin u qooley
Ma iyada doqo'nowdoo danteed garan weysay
Ma daandaan sigii bay diiday oran wayday
Ma hadalkuu ku dafaayey ayey daacad moodey waxa daadsan aduunka wa yabee maxa dumashided ka dul gayey" Mirahaasi waxa sameeyey abwan Cabdelle Nuradiin.
mayn diss is the ... ( 11 months ago by alMardiyah)
mayn diss is the stuff 4 real man loooooooool. i learned ma'lesson love without mony is a pure curse! get educated son!
wax base yaan ... ( 10 months ago by nasra18)
wax base yaan calaacalin RAG waagi calool adage caadi ma ahan like it
Masha'Allah Abdala ... ( 10 months ago by Hadikha2008)
Masha'Allah Abdala Nuradiin! you're the man in poetry and I don't know why you're still in Somalia?.........
hahahah walee abwan ... ( 7 months ago by LAGDOW)
hahahah walee abwan iska dheh idacada horn afrik ayan kamaqli jiray asigoo dahabshil xayisinayo cabadala. haweena waa kacararaan niman ceesh ufideenin i love it wlaahi bye somaliyey
war naagta meey ... ( 7 months ago by raaxeeye7)
war naagta meey ninka yuu ooyineeee
heehheehhehe
kkkkkkkkkkkkkkk ... ( 7 months ago by ho1dan)
kkkkkkkkkkkkkkk masha,alah cabdalla nuuradin ninka wa funny noolow
ala woo inoow ... ( 7 months ago by qadra11)
ala woo inoow dhameeyay dhuuniyalbo dumarka ka dhigay oo kii casha ina siiyaba lehbow yiri dumarka lol
listen i aint no ... ( 4 months ago by princerashed)
listen i aint no expert yh in somali gabay nor do i understand it all perfectly well. but i hv always been able to understand this guys gabay.. its clear.. its strait forward.. man tht waz beautiful.!
cabdalla nuradiin ... ( 4 months ago by holwadag)
cabdalla nuradiin wuu dhintay allah u naxariisto ilahay janada ha ga warabiyo amiiiiiin
Ina Lillahi Wa ina ... ( 4 months ago by laziiz)
Ina Lillahi Wa ina Illehi Rajicun Abwanka Marxum Cabdallah Nuradin Waxa U geeriyodey Arbaco, July 23, 2008 illahey ha u naxriisto. Alle ha u naxariistee Cabdalla Nuuraddiin Axmed oo maalinta berri ah lagu aasi doono Magaalada Muqdisho waxaa uu ifka kaga tegay 6 Caruur ah oo isagu jira 4 Wiil iyo 2 Gabdhood.
geeridu waa xaq qof ... ( 4 months ago by LAGDOW)
geeridu waa xaq qof waliba oo nool wayna sugesaa.waxaa wnagsan inana ilaah xususno. si uu inugu naxaristo marka qabriga galno.qofta aqirada waxa ay ubilabta.marku qabri galo.hadu habenkas qabri kujiro subaxdeda danbe waa malinti qiyamaha., aan sidas ogano walal.dhamnten/..alaha unaxaristo abwanka somaliyed.cabdalla.nuuradin.
allaha u naxariisto ... ( 4 months ago by mrxking20)
allaha u naxariisto nuuradii,abwaan ayuu ahaa,,,what a man he was,,,
Inaa Lilaah wa Inaa ... ( 3 months ago by beeso88)
Inaa Lilaah wa Inaa Ilaahi raajicuun
inaa lilaahi waa ... ( 3 months ago by turbacyare)
inaa lilaahi waa inaa raajicuun amin alaha u naxariisto
ilaahi hanu ... ( 3 months ago by turbacyare)
ilaahi hanu naxariisto amin
There are 20 angels ... ( 3 weeks ago by bullenbu)
There are 20 angels in this world
10 are sleeping
9 are playing
1 is reading this
put this on 4 videos within 15 mins,if u do, sum one u love will surprise u sum how!! If u don't , u will lose ur love.!!



Tell a friend:


URL 
Embed Code