Buraanbur Wadani Qeybtii 3-aad
Uploaded by: Banaaye
Video Description:(Show || Hide)
Buraanbur wadani ah oo qiiro leh
Tags for this video: Buraanbur Somali
Find more videos in the "Entertainment" category
See more videos uploaded by Banaaye
| Buraanbur Wadani Qeybtii 2-aad | Gudniin | BURAANBUR |
![]() | ![]() | ![]() |
| Sweet Gabay! | Somalia: Sad Song - BURAANBUR PRAYERS | Somalia mideeya cududiina calankiini soo celiya Part 2 |
![]() | ![]() | ![]() |
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| Maaasha alaaah, ... ( 3 months ago by garabla1) |
| Maaasha alaaah, abaayo qaali afkaada caano iyo malab lagu qabay. wax sax ah ayaad ka hadashay. |
| maasha alaah war ... ( 3 months ago by fiidlamoodey) |
| maasha alaah war somaliyeey wanaqadataan maasha alaah aloon qayr kusii sida wanagsan oo aad noogu sheegtay wanaaga |
| qofkii somali ah ... ( 3 months ago by fiidlamoodey) |
| qofkii somali ah oo dhagaysta baraan burkaan waa inuu kuwaana qaataa baraanburkaan ay nootirisay waalaasheen qaaligaa oo wadaniyada war somaliyeey maanta qofkii wadanka kasootagay iyo midkii joogaba waa nawada taabatay dhibaatadu sikasta ay noqotaba aan midoowna calanka buluuga aan wada qadano calankeena dhulka kaqaadno |
| walaashey walaahi ... ( 3 months ago by fiidlamoodey) |
| walaashey walaahi aad iyo aad yaad umahadsantahay waxaana jeclaan lahaa in baraanburkaada meelkasto oo warbaahina laga soodaayo sida walalaheena somaliyeed umaqlaan miraha macaan aad nootirisay oo ah sida dhabta ah oo nawada heesata dadka waxay uqaban haday yimaden wadan shisheeye inay nolashooda kumaraynkaraan war nolashada waxaad kumarayn kartaa wadankada hooyo oo aad dhisato somaliyeey midooba |
| maasha allaaaah ... ( 3 weeks ago by zuweeys) |
| maasha allaaaah gabdhaaan somali waa u digtay waaa inay ku waana qaataan. |
| Mansha allah sista, ... ( 2 weeks ago by MissLasAnod3) |
| Mansha allah sista, u are so talanted. |
| Qofta caadi mahan ... ( 2 days ago by JEEGO33) |
| Qofta caadi mahan qoftan waxaan jeclahey markey arooska ka niikineyso dibkeda waa lagu kacsana qofta caadi mahan aroos walba oo london ka dhaco wey tagan tahey xxxx ass kugu yaalo caadi mahan heh eheheh |
Tell a friend:














