Wan iyo Waraabe



Uploaded by: Heersare
Video Description:(Show || Hide)
Tix, ama Gabay uu tiriyay Carays Ciise Kaarshe, Allah u naxariistee, sawiraddana waxaa sameeyay Amiin Caamir.
Text to the 'Gabay/Tix' as best I could, cayda iga daaya markaa;
Tixdaan maantaa wadaa waa weydiin iyo war celin, ayaan waayaha ka mida, waraabe iyo wanbaa isweydaarsaday su'aal,
Wankii baa yiri waryaa addunkii waasacyo, walaalowday Afrikoo, waswaaskii imma hayoo, wanaag baan kuu wadacay. Warkuna waa kooban yahay wadeynimo kaa marabo wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee waraabo maalin wacan.
Runtaa!
Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!
Wuxuu yidhi waa tahay, nabsigii waayahan maqnaa, inuu waaxdayda yimi, adi'un baa ii waramay, wadaageey baa tahay, aan waayo is wehelinee wanyahow haa i goyn wadnaha
Runtaa
Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!
Wuxuu yiri waa tahay, kolkaa waydaysantahay, ninkii kuu gala wanaag, abaal baa laga warshaa, waxyeel'aan kugu aqaan, wanaag baan kuu wadacay. Warkuna waa kooban yahay, wadeynimo kaa marabo, wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee, waraabo maalin wacan.
Runtaa
Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!
Wuxuu yidhi waa tahay, aduunyado waayac maleh, wanaag loo gama irkado, nin'na kama buuxsho weelkan mantana waa wareer, wadaageey baa tahay, aan waayo is wehelinee wanyahow haa i goyn wadnaha
(...)
Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!
Wuxuu yiri waa tahay, wuxuush'nimaddii ka baxay, wasiir'aan leeyahay, waftaa ii mara arladda, wareerkaa sheegat'ana, war iyo waayo umalihi. wanaag baan kuu wadacay. Warkuna waa kooban yahay, wadeynimo kaa marabo, wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee, waraabo maalin wacan.
Runtaa
Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!



Tags for this video: amiin amin arts caamir carays ciise gabay kaarshe poetry somali somalia soomaali soomaalia soomaaliya tix wan waraabe

Find more videos in the "Entertainment" category
See more videos uploaded by Heersare

Related Videos
Hooyadu waa (somali)SomaliaLax Indhoole ah Part one
hooyadu-waa-somali.htmlhooyadu-waa-somali.htmlhooyadu-waa-somali.html
tom & jery 2 GABAY: Ka hadlaya Arinti Puntald ka dhacday by Rooda Ibrahimhooyo waa lama huraan
hooyadu-waa-somali.htmlhooyadu-waa-somali.htmlhooyadu-waa-somali.html


Share This Video:       StumbleUpon       del.icio.us       Reddit       digg       Furl       Spurl       Simpy       YahooMyWeb


Comments for this video: Show || Hide
Comments for this video on YouTube
Masha'allah this is ... ( 5 months ago by Islamicgem)
Masha'allah this is beautiful, Carys Ciise Karshe is the best!!!
oh my this sooooooo ... ( 4 months ago by Abaadira)
oh my this sooooooo good i love it
i really understand ... ( 4 months ago by khadafihamse)
i really understand u bro..
its soo nice..what a guy
that is very ... ( 4 months ago by samana1fromsomalia)
that is very correct you should do the translation for the whole poem.
i know the Wan ... ( 4 months ago by Abaadira)
i know the Wan represents Africa, and The hyena represents the European colonial. i would really like the translation. and anybody know where i can find the full poem?
OMG...very ... ( 4 months ago by manutd4ever78)
OMG...very communicative wisdom words ...but..where r the pple who can understand it in it's full meaning. I respect Poem-manniacs..lol
Array ( 4 months ago by faysalburco)
cajiib!!!!!!!!
waarabuhu wuxuu metelayaa yururbtii wax guumaysan jirtay!, waarubu sida ay somalidu sheegto waa xayawaanka dunida ugu saqajaansan,
gabayaagan waa xariif.
i love it
warkuna waa kooban ... ( 3 months ago by somalilangirl)
warkuna waa kooban yahay
woooooooooooooooooooow
Masha'allah. This ... ( 3 months ago by oshassan)
Masha'allah. This poem is very good. Runtaaaaaaaaa.
lool wanyoho ... ( 3 months ago by TaskiyahEmaani)
lool wanyoho wadnaka ha igonin, thats quit funny.
You must put up ... ( 3 months ago by angrywinds)
You must put up more poems by this man!!!!
walaahi waa qosol ... ( 3 months ago by simoodiboy)
walaahi waa qosol good weeyi
wallahi this is ... ( 2 months ago by icecoolkilla1)
wallahi this is sick man this should be put in the world book of poems translated and somalia might get some credit for making good poems this is very good
waaw waxaan lagaa ... ( 2 months ago by duqda)
waaw waxaan lagaa dhahaa gabay
waayo waayo baa soo xasuutay ... aleylehe gabaygaa markaan dhashay 7777 kii baa
la xiisaynjiray
I have been ... ( 2 months ago by Afxakame)
I have been overcome by intense emotion of patriotism walahi. Though Carey ciise was a artistic lagend this particular geeraar shows his innovative and soomaalinimo. Great man; wise words.
careys ciisa what a ... ( 2 months ago by Abdirisak101)
careys ciisa what a lagend ...
if think you will ... ( 1 month ago by awalfm)
if think you will know what that means (salvery time)
LOOL shimbirta ( ... ( 3 weeks ago by tamerfan100)
LOOL shimbirta (runta).lol
Loool..thats funny ... ( 2 weeks ago by Schelsea16)
Loool..thats funny man.
really nice ( 2 weeks ago by ilpga)
really nice
shinbirta ayaaba ... ( 1 week ago by rashidalijama)
shinbirta ayaaba waalan runta ku lahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkk
I swear to the ... ( 1 week ago by TheUsuallSuspect)
I swear to the creater of the heavens and earth that this so so true and beautiful. I really consider Somalis one of the most intelligent people on earth, specially on the spoken words and way of thinking. However, we use our intelligence to our disadvantage.
aad iyo aad buu ... ( 4 days ago by mpendwaa)
aad iyo aad buu gabaygaan uwacanyahay. waad mahadsan tahay heersare walaaloow.
I love my country. ... ( 2 days ago by masterdjajo)
I love my country. How do we still massacre each other. I have never seen that country but I feel the blood that runs through my veins is of the purest form. That of a human being. We are lucky to be blessed with amenities that far exceed plasma televisions and spinning rims. This poem is nothing more than a reminder of what could have been. . .when Europeans came they said, "Listen to the intelligence of the illiterates." It is time we return to form my people. InshaAllah.



Tell a friend:


URL 
Embed Code