Hees Somali - Amina Cabdillahi
Uploaded by: dalmar46
Video Description:(Show || Hide)
Caashaqu Wadaad Maleh Waxba hay dabaabin - Riwayadii Qabrigii Jacaylka
Tags for this video: djbiouti galbeed hargeisa hargeysa hees jibouti mogadishu muqdishu ogaden somali somalia somalisongs
Find more videos in the "Music" category
See more videos uploaded by dalmar46
| Amina Abdullahi & Mohamed Buusi | Amina Abdullahi Yasiin | Amina Cabdillah, Sahra Axmed, Axmed Mooge & Jubba |
![]() | ![]() | ![]() |
| Amina, Sahra, Mooge & Jubba | Hees Somali - Amina Farah | Hees Somali - Saalax Qassim |
![]() | ![]() | ![]() |
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| Adiga ayaad mudan ( 7 months ago by dalmar46) |
| Adiga ayaad mudan |
| Thanks ( 7 months ago by dalmar46) |
| Thanks |
| Naaxiye walaal ... ( 7 months ago by nabadraadshe) |
| Naaxiye walaal waxaa cad in aad aqoon dheer u leedahay suugaanta Soomaaliyeed. Mahadsanid walaal. |
| i love amina ... ( 7 months ago by werdiking) |
| i love amina abdillahi she go very nice voice like |
| i love amina ... ( 7 months ago by werdiking) |
| i love amina abdillahi she go very nice voice like magool |
| this hees was in ... ( 6 months ago by Hasan2001L) |
| this hees was in riwaaaayad called "Dab jacayl kariwaaa" and te time was 1971-72......waxaa la qaaday axmed cali cigaal heesta |
| This is one of the ... ( 5 months ago by ejka2007) |
| This is one of the best songs ever. Thx to Amina for her irreplaceable voice, Thx to the Abwaanka for his creativity and Thx to the Musicians. Please preserve this kinds of music. Thank you for posting. |
| Thanks Dalmar 46. I ... ( 5 months ago by YusurBurco) |
| Thanks Dalmar 46. I love this song! Tolow aamina Cabdillahi xagge bay ku danbeysey? Fadlan soo geli heesaha aamina Cabdillaahi sida heesteedii "weli gabadh ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn gudub ...." waxa ay la qaadaa Hassan Aaden samatar |
| waxay degan tahay ... ( 4 months ago by aamusane3) |
| waxay degan tahay hargeysa sidaan warka ku helay,laakiin yusureey kelmadu waa godob ee maaha gudub. |
| Waad mahadsan tahay ... ( 4 months ago by YusurBurco) |
| Waad mahadsan tahay aamusane3! waan jeclahay in aan heesaha erayadooda la bedelin. How ever, waxaan u qabey in erayga "xadgudub" loo soo gaabiyey eraygan "gudub" oo isaguba micno fiican sameynaya haddaad heesta u fiirsato. How ever waan kaa gudoomiyey walaal inaad i saxdey - thanks. For your information, Runtii heestan beri ayaan kalaaskayga kaga dhex luuqeeyey, waxaana aan ku helay Jaa'izad! Thanks Bro |
| yusur waan ku ... ( 3 months ago by naaxiye) |
| yusur waan ku salaamay horta, aamina anuu waxaaan ugu jecalahay heesta ay tidhaa maad maqashay "wadne jacayl weheshadaaa mawaarayaaa" |
| Walaal Naxiye ... ( 3 months ago by YusurBurco) |
| Walaal Naxiye salaan kal iyo laab ah, heestaa "wadne jacayl weheshaday ma waarayaa, mayee mayee wuu wakinayaa, wuu wahsanayaa, weydoobayaa..." waan maqlay, mana ogeyn iney iyadu leedahay. Ma ruwaayad bay ku jirtey? sidoo kale sow Aamina Cabdillahi ma aha fanaanada la heesta Kuluc "kuu sheekeeye, kaa sheekeeye,hala sheekaysan... ?" |
| woooooooooooow waa ... ( 3 months ago by naasir2008) |
| woooooooooooow waa runted aduunka nina wax kaluu ka dhigaa nina dhulka ayuu kijiida, afkaaga jabaati lagu qabay aamina cabdilahi |
| Walaal Naxiye ... ( 3 months ago by YusurBurco) |
| Walaal Naxiye salaan kal iyo laab ah, heestaa "wadne jacayl weheshaday ma waarayaa, mayee mayee wuu wakinayaa, wuu wahsanayaa, weydoobayaa..." waan maqlay, mana ogeyn iney iyadu leedahay. Ma ruwaayad bay ku jirtey? sidoo kale sow Aamina Cabdillahi ma aha fanaanada la heesta Kuluc "kuu sheekeeye, kaa sheekeeye,hala sheekaysan... ?" |
| yusurburco heesaha ... ( 3 months ago by xamareyte) |
| yusurburco heesaha aamina waad raadisaa sidii aad waagii galaaska jaa isada uga qadatayba anigu galaaskaga ayan ahaa lkn heesta kumaad cod fiicnayn kaftan lolz |
| Xamareyta kkkkk ma ... ( 3 months ago by YusurBurco) |
| Xamareyta kkkkk ma laga yaabaa inaan ahay boqoradii codka oo aan cidina aqoonin?! Haddii aad goobtaa joogtey oo aad jeclaan weydey codkayga, fanka ayaad ku cusub tahay saaxiib-lol |
| yusurburco waan ... ( 3 months ago by xamareyte) |
| yusurburco waan joogay maahe waliba ddkii ku sacabtumaan ku jiray lkn sacabku ma ahayn codkaaga wanagsan ee waxa uu ahaa calool adyga aad kusoo istaagtay ardayda horteeda aanad heestay adoo cod aan garanayo leh lolz |
| waligeed aduunyada ... ( 3 months ago by xamareyte) |
| waligeed aduunyada waqtigaa nin saacida nina waayaha xidha wa hadal runa wax lagu qaadan karo aamina alaha kuu danbi dhaafo fananada qudha ee dhulkeedii aamintay waxay joogtaa boorama if i not mistaken |
| kaasi waa sharkaa ... ( 3 months ago by aamusane3) |
| kaasi waa sharkaa anna waa sharkay ee ka shakaal dibnaha oo sheeda kala coloow,haa yusur iyadaa la qaada kuluc. |
| dalmar 46 thanks ... ( 3 months ago by ilmacaan) |
| dalmar 46 thanks sxb wad ku mahad san tahay heestaan aad ayaan u raadiyay mudo badan ugu danbeyn maanta waan helay thanks sxb |
| aamusam walaalo ... ( 3 months ago by malyunjano) |
| aamusam walaalo madano hargaysa ee waxay dagan tahay boorama thanksaamina cabdilaahi xirsi |
| Absolutely ... ( 1 month ago by shockeringloomtown) |
| Absolutely beautiful. I love Somali music and culture so much. I'm Eritrean but I consider Somalis to be my brothers and sisters. Bless all of you. |
| heestan.. if we go ... ( 4 weeks ago by Hasan2001L) |
| heestan.. if we go back wen it came out...it was between 1972-74...riwaayadii dab-jacayl kariwaaa.. she was the actress and the actor was axmed cali cigaal..i remember it |
| Waxaan ayaa hees ah ... ( 4 days ago by Maxadeey) |
| Waxaan ayaa hees ah inta kale been!! |
Tell a friend:














