Biyo mareen ka somaliland
Uploaded by: xaajilaaqe
Video Description:(Show || Hide)
Tags for this video: biyo marenka somaliland
Find more videos in the "People" category
See more videos uploaded by xaajilaaqe
| Hadmaa Kugu Dambaysey Buurta Daallo | Wan iyo Waraabe | Somaliland 2007 - Shiekh mountains |
![]() | ![]() | ![]() |
| somaliland hargaysa burco22 | Somali Somg - Anigoo | somalia |
![]() | ![]() | ![]() |
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| woow Hoo Bariiska ... ( 1 year ago by hooBariiska) |
| woow Hoo Bariiska was here, Please dont remove this video. |
| Thanks for the ... ( 1 year ago by Dalmarow) |
| Thanks for the video brother, and Good message bro, not alot of people talk about this issue back home... |
| we have to be care ... ( 11 months ago by muslimbrot) |
| we have to be care not to dump trashes near river, or close to water resources. people and animal do benefit from the river. once again, the somaliland government shall take step to stop the dump trashes. thank u for the video. this man speak the truth, and people should listen what he say. |
| i am certainly talk ... ( 11 months ago by muslimbrot) |
| i am certainly talk about the imam on the vedeo. i am proud to be somalilander. looking forward to see more video about land: water resource, farms, etc. |
| Lovely.. we dont ... ( 11 months ago by demhanagam) |
| Lovely.. we dont have 2 use guns 2 change folks mind.. This video=a gun.. waxaay Somaliland hore ugu martay... Viva Somaliland |
| this is home realy ... ( 10 months ago by saaxil2008) |
| this is home realy home |
| its very very nice ... ( 3 months ago by SLANDER08) |
| its very very nice video sxb thanks somaliland one love |
Tell a friend:















Anigoo ah qareenka muwaadinka magaciisu yahay maxamed cabdilaahi waykaab waxaan halkan ugu soo gudbinayaa madaxda ay cabashadani sida tooska ah ugu socoto cabsho guud ahaan ku wajahan goobaha ay D/hoose ee haragaysa ugu talo gashay qashin qubka iyada oo aan ku lamaanaynayno haayadaha caalamiga ah ee ka caawiya mallgalinta goobaha qashin qubka gaar ahaan goobta ay u qorshaysay dawlada hoose ee haragaysa oo saamayn caafimaad daro ku leh dadka iyo duun yadaba ku nool aaga deegaan waraabe salaan ee waqooyiga degmada haragaysa , waana sidan iyada oo faahfaahsan
1. waxay si guud u xaaraantimaynayaan shuruucda caalamiga iyo kuwa maxaliga ahba in gobo qashin qub ah loo isticmaalo meelaha daad mareenka ah taaso oo loogu danaynayo caafimaadka dadka iyo duunyadaba caafimaad kuna waa wax yaabaha aasaasiga u ah nlosha nolah dad iyo duunyaba , sidaana waxay dowladaa jahhuuriyada Somaliland ku cadaysaysay qod.17-aad ee dastuurka
2. hadaba goobta ay u cayintay D/hoose in ay noqoto goobta qashin qubka ee aagan waraabe salaam waa meel daad mareen oo ay biyaha roobku kaga soo rogmadaan dhinacayo badan. Lehna meelo ay biyuhu fadhiistaan oo dad iyo xoolaba ay ka cabaan sidoo kale biyaha dooxadaa maraa waxay noqdaan ugu dambeynta biyaha ka dhaca meesha loo yaqaan biyo dhacay
3. D/hoose ee haragaysa waxay goobtaaasi ka samaynaysa wax ay ku sheegtay goob qashin qub iyad oo boholihi daadku marayey u diyaarinaysa goob qashin lagu shubo , kaasi o ay dhan walba biyhihii ka soo shubma ayay ay jiraan, dhaxalkeeduna uu yahay in dad kii iyo duun yadii ku noolayd deegaan ka ay ku dhamaadaan biyhaasi oo ay ku faafaan cuduro, aafada halkaa ka dhacdaana ay samayn ku yeelan doonto siyaasadda guud ee caafimaadka oo ay u xilsaaran tahay dowladu ,
4. D/hoose ee haragaysa , waxay bilooday in ay meesha noocaasi ah ay ku bilowdo gob qashin qub iyad oo aan eegin inay tahay goob ku haboon iyo in kale iyad oo waliba ay ku maalgelinayaan hayadaha ogaysiiinta ku leh qoraalkan oo aan ku dabo gelin sahankooda qaldanka ah iyaga oo helaya goob taagan oo ay ka qodaan godad qashin qu ah oo aan ku oolin meelo daad mareen ah .
Sidaa darted , waxaan madaxda sharafta leh ka codsanaynyaa in ay aritan oo khatar u ah noole far badan oo mustaqbalka dhaw ku inam karta caafimaad ka deegaanka ku nool aagasi waraabe salaam iyo meel kasta oo ay ku faafto waskhda ay biyo mareenadaasi qaadaan dawladu in ay soo dhex gasho , kuna sameeyaan faro galin , lana joojiyo shaqada D/hoose ee garaysa ay ka wado goobtaasi inta go'aan wada jir ah laga gaadhayo.
Qareenka:max'ed cabdilaahi waykaab
mob: 4413553
Qareen:cabdiraxmaan ibraahim caalin