Hidiyo Dhaqanka Somali - Jaama Kediye (1aad) | maakhir.com
Uploaded by: Maakhiri
Video Description:(Show || Hide)
Tags for this video: Dhaqan Djibouti Garawo Hido Iyo jaama jaamac kediye Maakhir Puntland Saar Sanaag Somali Somalia Somaliland
Find more videos in the "Entertainment" category
See more videos uploaded by Maakhiri
| Cawdaan kuu jarayaa!!! | Gabaygii Wacdi | Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar iwm |
![]() | ![]() | ![]() |
| Koofil - Sayid Mohamed | Maakhir.com | Soomaali Baan Ahay1 | Jaandheer - Erigavo, Sanaag | maakhir.com |
![]() | ![]() | ![]() |
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| woow i appreciate ... ( 1 year ago by greatersomalia) |
| woow i appreciate this you keep the culture alive makhiiri i say thousand thanks bro.. |
| Makhiri walaal ... ( 1 year ago by GUUREALAW) |
| Makhiri walaal ninka hadlayaa waa Jama Kediye. Bedel magaca kor ku qoran. M. Omar |
| mahadsanid sxb ( 1 year ago by Maakhiri) |
| mahadsanid sxb |
| Makhiri waad ku ... ( 1 year ago by GUUREALAW) |
| Makhiri waad ku mahadsantahay sixitaanka aad ku samaysay magaca. Sidaa iyo is maqal dambe. M.Omar |
| great ( 1 year ago by darood12121) |
| great |
| waa wax fiican ( 1 year ago by hasbadi) |
| waa wax fiican |
| So lovely wallahi! ... ( 1 year ago by proudSomalisis) |
| So lovely wallahi! I have learned so much today. Viva Puntland!! Viva Somali culture!! Viva Maakhir! |
| i wish i could ... ( 1 year ago by proudSomalisis) |
| i wish i could speak Somali like him!!!!!! |
| wow.... please get ... ( 1 year ago by kawaal) |
| wow.... please get More Somali Culture vidios. jama is great presenter .. he is my hero... |
| he is great, viva ... ( 11 months ago by samana1fromsomalia) |
| he is great, viva la puntland, viva la somalia |
| Walaahi adeer waad ... ( 11 months ago by istar2008) |
| Walaahi adeer waad mahadsantahay in aad adkayseen jiritaanka hidaha iyo dhaqankeenii sii nabaad guurayey. marka waxaan ku oran lahaa wax yaalaha hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed oo aad isleedahay diiniyan waa khahlad kasaar hadii aad garanaysid, sida khuraafaadka iyo dadka Awliyada barya iyo wixii lamid ah. thanks byeeeeee. |
| that is why we are ... ( 10 months ago by kumaandoos) |
| that is why we are so behind look this guy whta is he talking about,that doesnt make sense,he has to teach us something we needed what is aqal somali? we need big buildings and more developed sources come on man,in other hands he is only talking about Garoowe not all somali like when he discribed the dhadig he said it is only planted in Garoowe which is not true |
| Kumaandoos---- ... ( 10 months ago by belaayo) |
| Kumaandoos---- matuuladaada xun ee aad ka timid ayaad rabtaa in la sheego markaad leedahay Garowe ayuu nooga sheekaynayaa, midda labaad maxaad ku diidi Hidaha iyo dhaqan ka somaliyed haddii lagaaga sheekeeyo waa la ogyahay in aad geed qudhac ah hoostii ku dhalatay e, ka jeedi abwaanka afkaaga Iidoor wagaasha yahow. |
| Array ( 10 months ago by kumaandoos) |
| balaayo meel baa kuxanuuntay markaad garawo maqasho,qofku walaalkaa ah qalad laguma raaco,ee waa laga celiyaa,anigu nina macaayin Garawana wax kamasheegin, ee abwaanka ayaa garawo bas amaanay laakiin se somalia oo dhan waa islamid geedaha uu sheegayo dhamaantood way noo wadabaxaan isna wuxuu dhahay garawe lee lagahelaa marka waa in aad dhahdaa wuu qaldamay ee ma ahan in aad aniga igu soo jeesatid, |
| alla waxaadan u ... ( 9 months ago by cizaam) |
| alla waxaadan u dhalan is ka yeelidooda dhib badanaa waa kuugu af lagaado waana kuu jaahil nimo hadii aad waxba ka fahmi waysay dhaqankaagii iyo aqal soomaligaadii soo jireenka ahaa oo aad ku tilmaa meesid no sense lakin waxaadan hilmaamin dad waliba dhaqankooda in ay sidaa u sharax daan oo aysan ka tagin kuna faanaan iskuna booriyaan lakin adigu waxaad ka faaneeesaa soo jireenkaadii iyo asalkaagii waana wax laga murugoodo |
| cizam sorry laakiin ... ( 9 months ago by kumaandoos) |
| cizam sorry laakiin saaxiib dhaqanka kama soo horjeedo laakin dadka kunool aqalkaan waa in aad ka soo rartaa oo gaysaa meel ay school kubaraan caruurtooda dadkan waxaa lagayaabaa in ay wiilasha u jooga labaro sida loola diriro reer hebel iyo sida loo dhaco dadmaalkiis marka dhaqanka kama soo horjeedo ee school la aanta baan kasoo horjeedaa we misunderstood boy,dhaqanku meeshiisa hanoo yaalo laakiin waa in lahurmariyaa dadka sorry hadii aan wax qalday |
| Waryee nacaskaagan ... ( 7 months ago by jidhidhico) |
| Waryee nacaskaagan dhagaha la': Kolba meel anaga hanoogu boodin--qof kaa dullisan inuu Soomaali ku jirin ayaan filayaa. Bal dib u akhri waxaad ku doodayso; waxaan u malaynayaa iska daa' dadka oo, dugaaguna way ku qoslayaan. |
Tell a friend:















Hidiyo Dhaqanka Soomaaliyeed
Jaama Kediye
Garowe, Puntland, Somalia. | maakhir.com