Somaliland hees(shay mire) warxumo tashiil iyo
Uploaded by: asiajaya
Video Description:(Show || Hide)
hees hidaha iyo dhaqanka lagu labisan yahay
Tags for this video: 18may africa berbera bosaaso burco ceerigabo djabouti hargiesa laascanood malaysia muqdisho somalia somaliland
Find more videos in the "Music" category
See more videos uploaded by asiajaya
| Shay Mire Dacar | HEES MACAAN | Xaakim Waa Ilaah - Shay Mire - maakhir.com |
![]() | ![]() | ![]() |
| Cashaqu maFududee - Shay Mire - Maakhir.com | WACANEEY AYAMAHA | Ahmed gacayte iyo Cadar Ahmed |
![]() | ![]() | ![]() |
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| fanaanka bosaaso ... ( 1 year ago by qaalid2) |
| fanaanka bosaaso city |
| Your sick and ur ... ( 1 year ago by D11NA) |
| Your sick and ur desease is sexual frustration go to hospital siil beel eh, |
| dhanto ( 1 year ago by calisomali) |
| dhanto |
| waxa aan ka xumahay ... ( 1 year ago by canjeeex) |
| waxa aan ka xumahay inaka wax meesha ku qray. waxa jira wax la yidhaahdo xishood.miyaa la tagay mise waxad tahay guy |
| gaalid.. waxaan u ... ( 1 year ago by Mandinho2007) |
| gaalid.. waxaan u malaynayaa caqliga ayaana kugu filayn.. waayo waxa aad soo qortey qof damiir leh oo muslim ah ma qoreen.. kolay qof xalaal ah ma tihid.. |
| ninkan qalid ... ( 1 year ago by werdiking) |
| ninkan qalid layidhado wuxuu ku hadlay waa wax katurjumaysa somalida manta iyo sida ay usii baabayaan, hadii lawaayo xishood, diin, dhaqan iyo luuqad uu dadlahaa waxay kadhigantahay dadkaasi wuu sii baabayaa. waana tamanta soomalida haysata. |
| caydu reebaan iyo ... ( 1 year ago by asiajaya) |
| caydu reebaan iyo waxyaalaha yar-yar een qofka waxba tudhaneen ku qoro page kan ...waxii intaa ka danbeeya ...commentka cayda aah waan delete gareenaya |
| NACAS AFXUN ( 11 months ago by carsanya) |
| NACAS AFXUN |
| waa hees aad iyo ... ( 11 months ago by luqmaan8) |
| waa hees aad iyo aad u macaan |
| absolutely ... ( 11 months ago by bakaryare5) |
| absolutely macaaaaan! |
| Viva Shay mire.. ( 10 months ago by kabeebey) |
| Viva Shay mire.. |
| waa nin jiraa ... ( 9 months ago by bakaryare5) |
| waa nin jiraa laakin maxau kuugu taalaa somalida ma fahmayaan heeska waxa ku laaban sorry |
| bt wht u mean viva ... ( 9 months ago by bakaryare5) |
| bt wht u mean viva shay mire warka kala saar sxb maxaa uula jeeda viva |
| ASIAJAY jeclyaa ... ( 9 months ago by mukhtaar02) |
| ASIAJAY jeclyaa inan joogo jaaheeda nuurkale ayaa ijiidanayee........... haye M/W salan sare gudoon nabdeeeeeeeeeeeeey |
| Aaaa Meesha Abaar ... ( 8 months ago by shacreeye1) |
| Aaaa Meesha Abaar daran ayaa ka jirta maxeey yihiin dhulkuna doog maahan dhirtuna waa qalalan yihiin...waqooyi abaartaan maaka jirto? |
| Wooow Nice song, ... ( 7 months ago by ahme0130) |
| Wooow Nice song, Ala yaa cisik |
| wai inaa lillah, ma ... ( 5 months ago by wassuup) |
| wai inaa lillah, ma ninkan baa somaliland ka tirsan. Shay Mire wuxu deganyahay Boosaso balse isagu waligiis reer Badhan iyo Laas qoray ayu ahaanjidhay. Ninkan Midgaan baa lagu sheega laakinse isagu Warsangeli ayu isku sheega Warsangaliguna way sheegtaan. Shay Mire Dacar wa nin reer Sanaag ah, Somalilandta aaad sheegaysaana wax kajidha majiraan ee cuqdada iska bixiya. Viva Shay Viva Sanaag/Puntland |
| "WASUUP" sanaag ... ( 5 months ago by asiajaya) |
| "WASUUP" sanaag degaanka ugu badaan waxaa iska leh warsan-gali...warsan-galina waa somaliland, cuqdaada aad sheegeysaa marka adiga ha kugu koobnaato.. mida kale qolo walba midguhu wuu ladagaa...lakiin mashegtaan cida aay la degaan...oo waa dad ku kalsoon "COLOWE" OO AAH magacooda guud HADAAD ADIGU UTAQAAN AAN IDHAHDE "MIDGAAN" |
| wassuup dadku wuu ... ( 4 months ago by asiajaya) |
| wassuup dadku wuu guura se dhulku maguuro taasina waa markhaati madoon ...sanaag somaliland ayaa leeeh.....izkaaga guur wayehee ....haddaad isku dhajiso ama aad dadkaaga dhinac karaaci weyduu.....hubaal SANDULLE ayeey kugu tahay taasina waa SURE baryadii waay dhaftaay iyo maslaxadii.... |
Tell a friend:














