Idil cadow Part 2
Uploaded by: afaaro
Video Description:(Show || Hide)
idil cadow
Tags for this video: afaaro cusub hamarey hees lafoole mursal muryan qurbo somali
Find more videos in the "Music" category
See more videos uploaded by afaaro
| Idil cadow Part 3 | Idil Cadow Aadan - Hees Cusub - SomaliSwiss.net | BEST NIIKO-DAY HADANE DAY |
![]() | ![]() | ![]() |
| IDIL CADDOW | lafoole | Shareero Stars |
![]() | ![]() | ![]() |
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| Maasha Allaah, cod ... ( 6 months ago by gabalaax) |
| Maasha Allaah, cod iyo muuqaal beey isku darsatay Idil, waxaa sii dheer heesta oo ku tabaneysa...Keep the good stuff Idil. |
| idileey indho yaab ... ( 6 months ago by lubosek20) |
| idileey indho yaab badanaa..kugu soo ururee maxay kaa u riyeen..... |
| migaya idil wayaa ( 5 months ago by Ssaint27) |
| migaya idil wayaa |
| waaaaaw isiiiiiiii ... ( 5 months ago by yu1n1) |
| waaaaaw isiiiiiiii ....hahahhahaha who is this djebutian .....i don't know what can't i say... this is the best somalian video song and she is pretty |
| reer howl wadaag ... ( 5 months ago by qaloocoow) |
| reer howl wadaag time idil adow lives in Saudi Arabia |
| qaloocow where in ... ( 5 months ago by yu1n1) |
| qaloocow where in hawlwadaag? |
| yu1ni sedex xagalka ... ( 5 months ago by qaloocoow) |
| yu1ni sedex xagalka howl wadaag ma maqlin miyaa howl wadag to wardhigley, jidka warshadaha iyo hodan |
| war maxaan naagtan ... ( 4 months ago by nogob) |
| war maxaan naagtan surwaalka qabto. intay naga soo gashay, alla maxaa mid caajistay dadka hor-istaagayso oo waan heesi dhahayso, kkkkkk hada waxaan yaa surwaaalka usoo gashay, ballo kuqaaday |
| nogob eedo maseerka ... ( 4 months ago by qaloocoow) |
| nogob eedo maseerka iska daa gabadha quruxdeeda hakaad ka maseeto suruwaalkeeda laguma mar marsiyooda ee maasha allaah dheh siduu alle ku uabuurayna ku qanacsanaw |
| lool talow umadu ... ( 3 months ago by duqda) |
| lool talow umadu maxay uyaqaanaan qurux this girl meel qura kam qurux badna walaahay uf ..haday i tuugsato xataa sadaqo ma siiyeen ahaha |
| waaaaaaaaaaaaaaaaw ... ( 3 months ago by xiinka) |
| waaaaaaaaaaaaaaaaw wixii fiican cadow looma waayo masha'alah cod iyo quxur weey isku darsatey |
| heesaheeda dhan ... ( 3 months ago by xalimo13) |
| heesaheeda dhan waan eegay waa hal qol bas meelkale matagto inantani dadka ayeey waalaysa |
| Wow, This top class ... ( 3 months ago by barde59) |
| Wow, This top class, I love it |
| duqda ayeeyo bax ... ( 2 months ago by qaloocoow) |
| duqda ayeeyo bax tusbax qaado cimrigaaga waa soo qaadatay ayeeyo xaasidnimo bac ku wareejineyso ayaa tahay qurux hadeysan tan kaa ahayn hakaa saqiirto duqda ma waxaad rabto waji madoow iyo kilyo buur buuran in meesha ay lasoo istaagto gabadha duqda ayay waqtigaagii hore hakugu filnaado quruxdana rabi aa baxsho gabdhaha quruxan quruxda ma bixiyaan |
| akhyaareey gabadha ... ( 2 months ago by guryosamo) |
| akhyaareey gabadha daaya hadeey hal qol kuheestana waa garteed oo waxeey joogtaa saudi arabia, waa gabar qurux badan, cod macaan leh. idil walaal nooloow |
| Dadka qaarkood sida ... ( 4 weeks ago by baante) |
| Dadka qaarkood sida wax loogu kuurgalo ma yaqaanaan miyaa? Qaar ka mid ah dadka meeshan ku soo qoray waxaad moodaa in ay aad ugu fiirsanayaan Idil Cadow iyo Qolka ay ka dhex heesayso halkii laga rabay in dhuuxaan Heesta ay Idil ku heesayso iyo fariinta ay xambaarsan tahay!! Fadlan warxumo tashiilka iyo si xun wax u sheegga inta aad iska dhaaftaan, isku daya in aad ka faalootaan Heesta iyo Qiimeheeda inta aad naftiina ku mashquulaysaan Idil iyo Qolkeeda. Fariinta ay Idil inoo waddo dhageysta! |
Tell a friend:














