Afka iyo Suugaanta (part 2) - Maxamed X Dhamac 'Gaariye;

Uploaded by: Maakhiri
Video Description:(Show || Hide)
Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaariye'
| maakhir.com

Tags for this video: Af Djibouti Gaariye Gabay Maakhir Maakhiri Puntland Sanaag Somali Somalia Somaliland Sujui Suugaan Waaberi

Find more videos in the "Entertainment" category
See more videos uploaded by Maakhiri

Related Videos
Hidaha iyo dhaqanka Abwaan Gaariye (Gabay)Gaariye in Atlanta part 9 of 11Gaariye in Atlanta Part 1 of 11
hidaha-iyo-dhaqanka-abwaan-gaariye-gabay.htmlhidaha-iyo-dhaqanka-abwaan-gaariye-gabay.htmlhidaha-iyo-dhaqanka-abwaan-gaariye-gabay.html
Gaariye in Atlanta Part 2 of 11Gaariye in Atlanta 5 0f 11Gaariye in Atlanta 6 of 11
hidaha-iyo-dhaqanka-abwaan-gaariye-gabay.htmlhidaha-iyo-dhaqanka-abwaan-gaariye-gabay.htmlhidaha-iyo-dhaqanka-abwaan-gaariye-gabay.html

Share This Video:       StumbleUpon       del.icio.us       Reddit       digg       Furl       Spurl       Simpy       YahooMyWeb

Comments for this video: Show || Hide
Comments for this video on YouTube
Waxaan u haystay ... ( 1 year ago by REEBAN)
Waxaan u haystay inaan Afsoomaali Aqaan!
Walaahi aniguba ... ( 1 year ago by nazario1985)
Walaahi aniguba sidoo kale sxb laakiin ZEROO baan ka nahay afkeenii hooyo
maxamed cali ... ( 11 months ago by mohamedk200)
maxamed cali gaariye, waa soomaali dhab ah, sugaanta waa wadada kali ah ee aad ku baran karto afkaaga hooyo, walaalaha soomaaliyeedow ku dadaala sidaad afkiina uga dhigi laheydeen, luqadda kooweed ee geeska africa,
waxa la yidha ... ( 11 months ago by waziirka)
waxa la yidha maxamed xaashi dhamac ..not maxamed cali
Array ( 11 months ago by bloodmoney)
wow!!!
what a legend. i love the fathers of the written somali language.
wallahi! this lecture kicks ass!!!
i love it.
Maxamed Xaashi ... ( 8 months ago by Hargeisacadey)
Maxamed Xaashi Dhamac(GAARIYE)
he was watching me wen i was playing (koobkii Gobolada) in Hargeisa that was 2004 I was playing 4 Hrageisa Basketball and we won Hargeisa 72 VS Boorama 69
aabihii afka ... ( 7 months ago by xirssi)
aabihii afka soomaaliga ayad dhagaysanaysaan markaasaad english qoraysaan,
ala maxa qurabaha lagu illaaway afkii hooyo.
yaa salaam waxaan ... ( 5 months ago by osmanahmed1)
yaa salaam waxaan jeclaan lahaa in gaariye uu ku dadaalo in uu qoro cilmigan uu ilaahay ku manaystay si dhaxal uu uga tago dhalaanka cusub
Exactly what he ... ( 5 months ago by Dhakhso)
Exactly what he taught us at the university.
Bravo Gaariye
abwaan gariye waa ... ( 5 months ago by hooyodeeqa)
abwaan gariye waa abwaan somaliyeed oo dhab ah waa abwaan ka kali ah ee hada ku taxalujisan hor u marinta afkena hoyo kas oo dhalinyaradu ka tahay eber siba kuwa qurbaha adya wayo waxabad aragtaa dad kan hada you tube ku qoraya afenglish sidii yoo ay leeyihin waa nasiibd aro haysata afkeena ee dhalineey gariye inama wadayee see wax oga dhaxalnaa oo afkeena u adkaynaa
waa suaal aan leyahay wax bay ku tari kartaa asxabtan qabil ka doodka ah

wa cajaa'ib alow ... ( 4 months ago by igalkalamie)
wa cajaa'ib alow halku daganyahay odaygani! congratulations!!!!
kkkkkkkkkk ( 3 months ago by haykal80)
kkkkkkkkkk
Gaariye dhaxal uga ... ( 3 months ago by gabalaax)
Gaariye dhaxal uga tag dhallaankeena oo ku dadaal inaad qorto wixii ilaahay ku baray, maanta afkeenii wuu dhimayaa oo waad aragtaaye.
GAARIYE... AABAHA ... ( 1 month ago by psIronman)
GAARIYE... AABAHA AFKA SOMALIYEED. wuxuuna dajiyey oo uu alifay MIISAANKA SUUGAANTA SOMALIYEED.
GAARIYE.....A LEGEND.

Tell a friend:

URL 
Embed Code