Hees Somali Midnimo Bashirl Ali Husein



Uploaded by: kuulka4
Video Description:(Show || Hide)
Waa Hees Wadani ah oo ku luuqaynayo fanaanka weyn ee Soomaliyeed Bashir Cali Xuseen. Heestaan waa mid ka hadlaysa fa idada iyo muhiimadaay leedahay Midnimada iyo Sida aan looga maarmi arin dhinac kasta. Daawashada hesstan iyo sawiradaba waxaa isku soo ururshay Kuulka Media Production.



Tags for this video: Ali Basir Hees Husein

Find more videos in the "Music" category
See more videos uploaded by kuulka4

Related Videos
Hees Wadani - Xagee Soomaaliyeey - SomaliSwiss.netSOMALI CULTURAL PICTURESMaryan Mursal - Kufiloow
hees-wadani-xagee-soomaaliyeey-somaliswissnet.htmlhees-wadani-xagee-soomaaliyeey-somaliswissnet.htmlhees-wadani-xagee-soomaaliyeey-somaliswissnet.html
Hibo Mohamed "Hibo Nura"Hees Wadani Somali ah - SomaliSwiss.netdhulkeygaw
hees-wadani-xagee-soomaaliyeey-somaliswissnet.htmlhees-wadani-xagee-soomaaliyeey-somaliswissnet.htmlhees-wadani-xagee-soomaaliyeey-somaliswissnet.html


Share This Video:       StumbleUpon       del.icio.us       Reddit       digg       Furl       Spurl       Simpy       YahooMyWeb


Comments for this video: Show || Hide
Comments for this video on YouTube
Toghdeer01, walaal ... ( 7 months ago by nabadraadshe)
Toghdeer01, walaal maxay adiga kula tahay weydiinta uu soo bandhigay Gurmad911?
NABADRAADSHE; ... ( 7 months ago by toghdeer01)
NABADRAADSHE; walaal su'aasha uu soo gudbiyey walaalkeen gurmad911 waa mid u baahan xal iyo baadhis cilmiyeysan oo aan u baahnayn in si dhib yar lagu soo af-jaro.hase yeeshee waxaa xusid mudan in xalka ugu qotoda dheer kan hufan dhaliil iyo dhantaalid uu yahay hab-nololeedka diinta islaamka,taana macnaheedu ma ha duduub ha loogu dhaqmo diinta, ee waa in si fiican loo wacyi geliyo dadka qawaaninita islaamiga ah ee ku saabsan dhinac kast,facii hore ee diinta islaamka kor u qaaday waxay ka tageen m
ma jiro, laga ... ( 7 months ago by toghdeer01)
ma jiro, laga bilaabo caqli fiiro dheer oo wax kala shaandhayn kara,iskudubaridid ku salaysan qorshayn, danwadaagnimo ka hufan dhac-dhac qabiil iyo dhuuni qaatnimo,grawsho iyo gar waaqsi la siiyo halyey kasta goobta uu ku haboon yahay iyo halka uu ka midho-dhaklin karo isagoo aan loo eegin ma reer qudhac buu ka soo jeedaa mise reer qansax. waxay ila tahay in su'aashaasi u baahantahay in si fiican looga baraandego.
TOGHDEER01, walaal ... ( 7 months ago by nabadraadshe)
TOGHDEER01, walaal waan kuugu raacsanahay aragtida aad soo bandhigtay. Abwaan Maxamed Aadan Deer (Afbarwaaqo)oo sameeyey riwaayado badan oo ay ka mid aheyd " Adaa wax arkee usha ii qabo" ayaa mar aynu ka sheekeysanay arrinkan igu yiri " CID KASTAA HA HUWATEE HORTA HARAG KANEECO MA HAYSAA?????"
asalamulaikum, all ... ( 7 months ago by lilmizknowitall)
asalamulaikum, all i can say is somalia is the classical "divide and rule" concept established by colonial powers. the sad reality is that even after foreign powers departed we continued where they left of, as most african countries. We should abolish centralised governments and western styled democracy that is against the very fabric of most african normadic ways. To the ways of our ancestors we should look to and use tribe to our strength instead of making it out to be barbaric and backwards.
nabadraadshe walaal ... ( 7 months ago by toghdeer01)
nabadraadshe walaal aad baan uga helay halqabsiga abwaan afbrwaaqo,hase yeehsee ma iga siin kartaa macluumaad intaa ka badan oo ku saabsan isaga nolashiisa ama qaab suugaaneedkiisa,waadn ku mahadsantahay mar hore iy mar dambeba kaydka aqooneed ee aad ii soo bandhigtay,su'aal walaaltinimo halkaad aduunka kaga nooshahay?
waa run waatas ... ( 7 months ago by anigamiyaa2)
waa run waatas laakiin somali dad jiranwaaye ilaahay hacaafiyo aaaaaaaaamin
VIVA somalia VIVA ... ( 7 months ago by Diikoow)
VIVA somalia VIVA SOMALIA.
somali waa mid waa ... ( 7 months ago by Afgooyee)
somali waa mid waa ul iyo meyrax mataano weeye. somalaaay heshiiya qabiilka waa kan godka ina dhigey umadeena laayey, dhulkeeni burburshey, gaajo, abaar, dagaal joogto ah, cudur, xaasidnimo dil dhac kufsi waa kan nagu hayo. walaalyaal muxu qabiil inoo tarey? ma aqiro ayuu janadi na geynayaa? dad isku diin ah, isku luqad ayaan dhahay maxaan u heshiin kari weyney? anago wadan qurux badan ilaahey nagu hibeeyey ayaan qaxootinimo ka dooraney maxaa faaido ah aan heysanaa? May allah bless Somalia AMEN
somali mid waay ... ( 7 months ago by warapdude)
somali mid waay ahayd
sida ay ugo so noqon...ilahayba oog
in kastu cabdullahi yusuf an kaa marannoo
:-)
Sooomali Waa mid! ... ( 6 months ago by HOYOSAAFI)
Sooomali Waa mid! waa ul iyo meyrax!mataano Weeyoo meel bey ka wada Timi!*2. Midigey bidixi maka maarantaa? Madaxow manjaha maka maarantaa? Maskax iyo aqooo..n maka maarantaa?*2. Miinleyda hestiyooo! murtidia iyo ujeedada jawabaha maya baa micnahoodu noqoyaa. Umad yehey midnimo maka maarantaa? Maamul dowladnimo maka maarantaa? Nabadaa macaanee maka maarantaa? Ismakaashadoow midigta is Qabsada kala maarmi meysaane, Soomaliyey Midigta is Qabsada.*2
Soomaali waaa Mid!, ... ( 6 months ago by HOYOSAAFI)
Soomaali waaa Mid!, dhaqankeedu waa mudan,asalka midabkiyo madhabtey ka simantahay.*2 Masuulow shacbiga maka maarantaa?Martiyeey daryeel maka maarantaa? Muranow garsoo...r maka maaarantaaa?*2 Miinleyda heestiyooo.. murtida iyo ujeedada jawabaha ma maya baa micnahoodu noqoyey.*2Umad yehey midnimo maka maarantaa? Maamul dowladnimo maka maarantaa? nabadaa macaanee maka maarantaa?*2 Isma kaabsadow midigta is qabsada kala maarmimeysaane, Soomaliyey midgta is qabsada. <<<<
. maasha allh maasha allah..
somali waa mid waa ... ( 5 months ago by ilwad001)
somali waa mid waa isku nooc isku diin isku dhaqan waana isku dagin waana dad wada dhashay. kalamana maaranto
somali waa shan dib ... ( 5 months ago by satsangra2)
somali waa shan dib isugu soo noqon maayaan labadii israacay lixdankii shanteedaa ha ukala joogto saaxiibaayaal carabiba waa dhowr iyo toban dawladoode
waw this song is ... ( 4 months ago by Baxsan114)
waw this song is nice thanks bashiir ali
waa runtis soomali ... ( 4 months ago by Baxsan114)
waa runtis soomali waa miit miil ayiy gawada timet waxan la liyahay ugadeniya iyo bontuland
majiran somali waa soomali that is it the people who said ugadeniya iyo bontuland they have to stop that
that is so truly ... ( 4 months ago by mabdirahaman)
that is so truly man you are so good anyway i wish they would list to you but one day we will be good Somalia so it ok i love we get peace someday
nice song halkaa ka ... ( 4 months ago by 95jii)
nice song halkaa ka sii wad waxa laga yabaa jahiliinta is dirireysa in ay ku waano qaatan
Dadkan somalida yaa ... ( 4 months ago by Samiraaam1987)
Dadkan somalida yaa waxan doqninada leh ee dadka qabiilka ah ka saara oo wada noolanshaha tusa iyo raxada dalkooda qof kasta oo somali wax uu heli karaa ina isga loo shaqeeyo cadan caga u mayedho isgoo wadankiisa jooga lakin shacabka somalida yaa nabada tusa aqoon darda ku habastayena kasara
walaltinmada somaliyeed tusa iyo wada noolshaha yaa wax ka badali kara waxan hada ku soconeysaa shacabka somaliyeed
GREAT SOMALIA ( 3 months ago by Abdinur1)
GREAT SOMALIA
somalida inta ey ... ( 3 months ago by Deexey)
somalida inta ey qabiil maskaxda kaga jirto wax kastoo loo sheego madaxooda wax galaayo malaha
Array ( 3 months ago by 675mu)
i love this song
insha'allah somalia will be better and bigger
onece Ogadenia is free from Ethiopian oppression
VivA greter somalia
silow qoreh ma ... ( 2 months ago by gourbgourb)
silow qoreh ma kamarane ta , qorow sil makamarne tah, somaliland forever, we will never unith with our enemie, fuck faqash song ,
i love somalia ( 4 weeks ago by umalim)
i love somalia



Tell a friend:


URL 
Embed Code