Taariikhdii Somalia Somali history 1960-91 - SomaliSwiss.net
Uploaded by: SomaliJungal
Video Description:(Show || Hide)
Taariikhdii Somalia, Somalia's history 1960-1991 - SomaliSwiss.net
Tags for this video: Aroos bishaaros Film Hees Heeso Music Niiko pest Somali Somalia Somaliland SomaliSwiss Xamar
Find more videos in the "News" category
See more videos uploaded by SomaliJungal
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| Subhanallah. This ... ( 8 months ago by liban81) |
| Subhanallah. This brings tears to my eyes. I ask Allah to bring peace and stability to Somalia. It is incredible how people can destroy that which is beautiful. O Allah lift the Somali people of their missery and cause them to love each other. Aamin! |
| kashekeeyga somali ... ( 8 months ago by sulfa101) |
| kashekeeyga somali ween sidaan maa fican mise sidii hore .......... somali 4 ever i am somali i will be somali ..... king of waaberi gaar ahaan tarebiyaano men väståres |
| same wallahi maanta ... ( 7 months ago by momed51) |
| same wallahi maanta waxaan hubaa somalida oo dhan ma doonayaan inay fiirsadaan waxaa ugu wanaagsanaday in ay somalinimada ay ka dooortaan qabill walaaliyaal meel walba aad joogtiin ma ku noolidiin sida aad doontid ilaa ka aheen dhulkaada macaan maxaa manta aan ka qaban karnaaa???? |
| Tears cannot bring ... ( 6 months ago by ThePestControl) |
| Tears cannot bring a dead nation back to the living. Somalia I am sorry. |
| aadan cade ilaahay ... ( 6 months ago by calimudug) |
| aadan cade ilaahay wuxuu qadaray in goob jooge ahaado somalia oo xurnimo qadatay mar 2aad ilaahay wuxuu qadaray in uu arko iyadoo xabashi ay gumaysanayso.. waa waayaha laga bartay adunka maanta. |
| War intaan calaalka ... ( 6 months ago by gurmad911) |
| War intaan calaalka aan iska dhaafno aan wax qabsano whakhtigan xaadirka ah... oon aan badbaadino dadkeena iyo dalkeenaba...waad u jeedaan reergalbeedka iyo gaaladii Afrikankaba sida ay noo xasuuqayaan. "maxay sidan ku noqotay waxaa ka fiican sideen u xalinkarnaa ama aan uga hortigi karnaa" burburka dalkeena iyo maangaabyada(qabqablayaasha) sidan inuu horseeday" |
| Allaha u Naxariisto ... ( 6 months ago by generalwow) |
| Allaha u Naxariisto Jaale Siyaad, wuxuu ahaa wadani dhab ah oo jecel dadkiisa iyo dalkiisa, hase ahaatee dhibka dhacay baa wuxuu yahay maangaabnimada soomaali ayaa qodax ku noqotay oo dadkii soomaaliyeed baa nacasoobay oo isku xaaray taasina waxaa ay keentay waxa maanta taagan. haddii dadka soomaaliyeed munaafaqnimada, xasadka, xinta iyo xasaradda ay iska dhaafi lahaayeen dhibka maanta haystaa ma uusan soo wajaheen ee waxay noqdeen MUNAAFAQIIN XAASID AH, xaasidkuna meel ma gaadho. |
| h t t p : / / ... ( 5 months ago by Rashon2007) |
| h t t p : / / sayidka . blogspot . c o m / |
| h t t p : / / ... ( 5 months ago by Rashon2007) |
| h t t p : / / sayidka . blogspot . c o m / |
| calaacal-lolz ( 5 months ago by naftiihure) |
| calaacal-lolz |
| walcaaqibbaatu ... ( 5 months ago by saalahbudul) |
| walcaaqibbaatu lilmutaqiin....... |
| Wamal Xayaati ... ( 4 months ago by burhanali) |
| Wamal Xayaati Dunyaa Ilaa Mataacul Quruur |
| waleee_waaruntii ... ( 3 months ago by zuweeys) |
| waleee_waaruntii Abwaaanku! somali_ilaahoow ,ukaalmeeeee. |
| almusaafur maskiin ... ( 3 months ago by zuweeys) |
| almusaafur maskiin waloow kan suldaaan macnehedu ayaahy masafurku waa miskiin xitaa haduu yahay suldaaan_ ama nin magacleh . walee waaruntii |
| Xamar waa ooyaysaa ... ( 2 months ago by qaranradiye) |
| Xamar waa ooyaysaa waxay rabtaa somalida in ay dib u dhistaan qof kastana xilbaa ka saaran in uu dhisto Xamar laakiin waa goorma waa marka dowlad iyo nidaamka maanta federalka ah la raaco oo laiska daayo dagaalka iyo khilaafka Xamar maanta duugay. kooxaha somaliya ku dagaamalya waa in ay dowladanimada u hogaansamaan dowladdana waa in ay siyaasad fiican oo Somalida u qalanta ku dhaqantaa. Dagaal wax buu dumiyaa ee wax ma dhiso dowladnimo ayaa wax lagu yahay dariskeena Dowladino ayay ku nastaan. |
Tell a friend:














