Fikirka qurbajooga!



Uploaded by: bloodmoney
Video Description:(Show || Hide)
questions and answers in somali
all credits goes to http://www.dalmar.org



Tags for this video: djibouti hamar hiiraan Mogadishu puntland somali Somalia somaliland Somalis xamar

Find more videos in the "News" category
See more videos uploaded by bloodmoney

Related Videos
Somali-sheekh( 9-jir )adigaa i dhalan rogee8 minute crash course about Somalia
somalisheekh-9jir-.htmlsomalisheekh-9jir-.htmlsomalisheekh-9jir-.html
Radio and TV Djibouti - Journal en Somali feb 10, 2007my favourite new poem "Dil, dil dhaafay baa yimid!"magool=Ma Salguuray Caashaqu
somalisheekh-9jir-.htmlsomalisheekh-9jir-.htmlsomalisheekh-9jir-.html


Share This Video:       StumbleUpon       del.icio.us       Reddit       digg       Furl       Spurl       Simpy       YahooMyWeb


Comments for this video: Show || Hide
Comments for this video on YouTube
Hi,marka hora aad ... ( 1 year ago by yaaxuu)
Hi,marka hora aad baan ugu faraxsanahay barnaamijkaan aad ka wada qayb gasheen.I wish Somalida dhan in ay sidaan u wada hadli karaan inay wada fariistaan, specially GABADHA aad baan uga helay jawabaheeda.
Good job Bloodmoney ... ( 1 year ago by Jaymann15)
Good job Bloodmoney!! Waxaan markii horeba website kan u imid in aan arko fikradaha kala duwan ee ummaddu qabto. way jiraan dad wasakh waaye aan dhihi karo oo ku mashquulsan kala qaybqaybinta ummadda iyo isku dirka dadka walaalaha ah. laakiin dadka adiga oo kale ah o aan is leeyahay waxay meesha keenaan fikrado wanaagsan ma badna.
Ha u qaadannin in ... ( 1 year ago by Jaymann15)
Ha u qaadannin in aan just ku ammaanayo ee waxaan ku leeyahay sida ii muuqata waxaad meesha keentaa fikrado fiican ee ha ka caajisin. kolley ma waayeysid qaar akhasu naas ah oo kugu eedeeya fikradahaaga wanaagsan. keep it up waryaa!!
thanks for the cool ... ( 1 year ago by bloodmoney)
thanks for the cool comments!
labada dhalinyarada ... ( 1 year ago by Mudugboy)
labada dhalinyarada ah waa laga waaya aragsanaa odoyaashu waxa soosocda baa umuuqdey inkasoo gabadha ruuxeedu qof caqli badan ahayd
Have you noticed ... ( 1 year ago by Jaymann15)
Have you noticed that most of Somali pple has nothing to say about good and intelligable debates.But when it comes to insulting, they will come from the right and left!! . Cajiib!!
walaahi! sxb isha ... ( 1 year ago by bloodmoney)
walaahi! sxb isha aad kasaartay!!! i agree with you 100% like you said when it comes to insulting they will come from the left and the right. but on debate with fellow Somalis nowadays people shy away. clearly fellow Somalis are losing nomadic debate skills and the love for debating with people under middle of nowhere.lol
Sxb, sida aannu ... ( 1 year ago by Jaymann15)
Sxb, sida aannu samayno: aniga waxaan leeyahay gabadha ayaanu isku cid nahay, kuwa kale oo dhan way ka aqli badan tahay. Adiguna mid dooro.tan ka dhacda waynu ogaan doonnaaye.
Run ahaantii aniga ... ( 1 year ago by dueysane)
Run ahaantii aniga waxaaa u arkaa sida marxakamadaha usheeqanayaa wee wanaagsantahay sababtoo ah dowlada waxey heysay 3 sano iyo bilo kadib marka maxkamadaha ka dhigeen 3 bil
jaymann15 anigu ... ( 1 year ago by nagiib00)
jaymann15 anigu waxaan qabaa mustaqbalaka somaliya inuu aad u xunyahay somalaiya ma jirto niyooow waxaan qabaa in somailand la citiraafi doono puqland marka ay ka il waydo ay iyana odhan dooon to waan ka go aya ooy calan gooonya samaysan dooon to in ta kalana dad ka sidaasuu midi u cadabi dooono ilaa inta yoomal qimaymaha
markaa somaliland noqon doon ay somalida kale ay ku soo galan sharcidaro
somalia federal ... ( 1 year ago by triggaboy101)
somalia federal goverment
xalka soomaaliya ... ( 11 months ago by generalwow)
xalka soomaaliya waa mid fudud oo waxaa marka hore loo baahan yahay in la iska qabto saddex gooryaan oo kala ah: wadaad, aqoonyahan iyo suxufi. saddexdaas dagaalka lagu hayo waa in lagu garabwadaa kuwa dowlada beenta ah dalka dibadiisa ka soo dhoofiyey oo waa in loo xidido siibaa itoobiyaanka iyo inta raacsan. dalka lixda qaybood ee uu ka kooban yahahna dowlad dhexe loo dhiso
scw dhamantin ... ( 11 months ago by cabdiyare07)
scw dhamantin horantii adban usalamaya ikhyarka sharafta badan oo soo gashay shekan mesha marka xigta hadan kahadlo fikradii aheed afar geesoodka waxay ubadneed gabarta iyo labada oday inyar bay kukala duwanayen hadan sameeno isku cel celis iskumel ayey wax uwadeen hadalka gabarta iyo labdaoday marka xigta aniga xaqiiqatan waxan qabaa odayga murayadaha sitay in uu sifiican utabtay xaqiqada jirta teeda kale waa idin hanbalyeynayaa dhamantiin waa arin farxad leh fikrad wadagan
scw ( 11 months ago by cabdiyare07)
scw
hey you yes you ... ( 10 months ago by knaan1234)
hey you yes you what do you mean scw? do you know what is that mean answer me now !
war waxa ugu daran ... ( 5 months ago by hanyboy)
war waxa ugu daran odeygan u malaysid dadki kadida cabi jirey ee okiyalaha sitaas, iska amus dhee wecel yahow



Tell a friend:


URL 
Embed Code