Hees wadani ah - Sheekh Sulfa
Uploaded by: Baahalow
Video Description:(Show || Hide)
Bishii Oktoobar sanadkii 1987 dii ayaa waxaa xil wareejin sameynayay Laba Janaraal oo ka mid ahaa Dambiilayaashii Xasuuqa umada Reer Waqooyi Galbeed ee Soomaalida ah, waxaa Xafladii lagu amray ibyy ka heeso Cabdullaahi Sulfa oo ahaa Fanaanka waddanka loogu jeclaa Xilligaas , Haatan Fanaanku wuu ka faraxashay Fan iyo Heelooyinkeeda Waa Shiikh Caalim ah oo Imaam ka ah masjid ku yaal Sacuudi Carabiya
Tags for this video: Hees MudugNet Somali Sulfa Video. wadani
Find more videos in the "Travel" category
See more videos uploaded by Baahalow
| wadani | Hees Wadani - Xagee Soomaaliyeey - SomaliSwiss.net | Sulfa Drugs |
![]() | ![]() | ![]() |
| Somalia's Most Famous Singer Hassan Adam Samatar.s Song Duce | Geesiga Sanadka 2006 Ee Yaaqshid Online | Dalkeygow Dushaadu waa Barwaaqee |
![]() | ![]() | ![]() |
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| Abdulahi Zulfa waxa ... ( 11 months ago by caydarus) |
| Abdulahi Zulfa waxa u ahan jirey fanan aad looga danbayo 80kii iyo waxii ka danbeeyey.Kadib waxuu go'ansaday inu fanka ka baxo oo u katoobad keeney wxuna batey dhinaca dinta wa ilahey mahadi. Inti ay somalia nabad aheyd ayu codsay inan cajaladihi uu duubay aan lagadan qofkii rabana u celinayo lacagtii uu ku gatey cajaladas hadi kalena labur buriyo. Marka madama uu coday inusan raali ka aheyn in la dhageysto ama la dawado heesihii uu qaadey. Marka wa in la qadariyo codsigisa o an lagu xadgudbin. |
| nin hagraday ... ( 10 months ago by zakki85gl) |
| nin hagraday dhulkisi hilibhisi cunay sulfa isku waqti fanka dhaafnay lakiin caawa bal aan xasusto |
| beenaalaysanaa ... ( 10 months ago by EEGAA) |
| beenaalaysanaa ninka videoga iskale, singub goortee iyo goobtee ayuu kutaageeray itoobiya? |
| Saaxiib Eegada ... ( 10 months ago by Baahalow) |
| Saaxiib Eegada awoowgii la gub, Dhiiggaa ku karay miyaa, Video ayaan heynaa u ka hadlaya xaflad lagu taageerayo Cabdullaahi Yuusuf oo Calanka Ethiopia iyo sawirada Meles Zenawi lagu lulaayo, xafladaasi waxay ka dhacday magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesotta , Carriga Mareykanka , Xushmad weyn ayaan u hayaa abwaan ahaan laakiin hadaladiisa ma ahan hadal nin wax garad ahi ku hadlo, khaasatan nin Asalkiisu ka soo jeedo Beesha Ogaadeen oo dhibka Xabashida uga xog ogaalsan dadka kale.. |
| Waa runta walaal ... ( 10 months ago by Hadikha2008) |
| Waa runta walaal Caydarus waa in la qiimeeya Abdulahi codsigiisa waan kugu racay ee walaalayaalow qiimeeya codsigiisa mahadsanidiin dhamaantiina. |
| Saaxiib, mid yeysan ... ( 9 months ago by Abshirmo) |
| Saaxiib, mid yeysan kaa hoos bixin. SHEEKH CABDULLAAHI SHEEKH MAXAMED SULFA waa nin Habar Gidir ah oo Saleebaan ah. Ilaahey ha xafido. Ma jirin fannaan ka cod macaanaa. 1980s wuxuu ahaa Michael Jackson-ka Soomaaliya. Gurigiisa markuu ka soo baxayo, dad baa hor safnaan jiray. Maanta wuxuu la mid yahay Cat Stevens oo isagoo la jecel yahay ka baxay fanka markuu qaatay diinta Islaamka, isla markaana la baxay Yuusuf Islaam. |
| War qabyaaladda ka ... ( 9 months ago by nabadraadshe) |
| War qabyaaladda ka daaya meeshan waa madadaalo |
| Fannaankii ugu ... ( 9 months ago by Abshirmo) |
| Fannaankii ugu horreeyey ee tuutaha faqashta xirta ee ka dagaallama Hargeysa sow ma ahayn SANGUB? Sow ma ahayn ninkii qoriga AK47 watay ee safka Daarood ka soo jeeday ? Dadkii magaca Daarood ku dagaallamayey waxaa ka mid ahaa Axmed Cali Cigaal, Saado Cali, Dalays oo Gedo ka buraanbureysay, naagta la yiraahdo Nakruuma oo lahayd Hawiyow Hawiyow. Sow ma ahan Sangub ninka Minnesota uga ololeyn jiray Itoobiyaanka iyo Cabdullaahi Yuusuf? Sow lama aysan taageereyn qaddiyadaas Saado iyo Cigaal? |
| Saaxiib, annagaa ku ... ( 9 months ago by Abshirmo) |
| Saaxiib, annagaa ku maqalnay ee yaan cid kale ku maqal. Markuu Sulfa heesayey xaggee joogtay? Ma waxaad geel ku raaceysay Burtinle mise Bacaadweyn? Sulfa fannaan ka cod macaanaa ma jirin Somalia 1980s. |
| Abshiro you still ... ( 9 months ago by nabadraadshe) |
| Abshiro you still live in the past. I have never been in those places you have mentioned. Your behaviour is that one of a camel herder. Sulfa was a great Somali singer, but you are telling me now that he was a Habar Gidir singer! |
| Saaxiib, you're ... ( 9 months ago by Abshirmo) |
| Saaxiib, you're shrugging of one real fact which is; Mad Mullah was a Daarood, so was Afweyne. Moreover, Mohamed Farrah Aideed was a Hawiye, so was Sulfa. You have to face that fact. |
| Sulfa raali ma ka ... ( 8 months ago by hibo1983) |
| Sulfa raali ma ka yahay inaad heesahiisa soo bandhigtaan? i just need to know that after you mentioned that he is imaam? |
| sulfa waxa uu ahaa ... ( 8 months ago by abuyahya101) |
| sulfa waxa uu ahaa fanaan aad u cod wanaagsan markii aan yaraana aad baan u dhagaysan jiray laakiin imika waa wadaad waana xaaraan in la dhagaysto qof aan raali ka ahan |
| yaasalaam!!!!!! ... ( 6 months ago by calimudug) |
| yaasalaam!!!!!! afkaaga caano lagu qabay fanaan cod macaan dheh thats right hilibkiisibuu cunay nin hagraday dhulkiisa hestaan waxaa horay ugu luqayn jiray alfanaan xasan diiriye faarax oo aan xamar ku ogaa isagoo ku dacdaraysan oo naafo ka ah lug iyo gacan..... waxay ka mid tahay dhibaatada qaran la aantu dhaxalsiisay dadkeena |
| waa intaanay reer ... ( 4 months ago by Khayrqabe) |
| waa intaanay reer Muqdisho Magacii Qowmiyada soomaaliyeed ku xaarin ee la caafimaad qabay. |
| Hibo walaal kuwa ... ( 4 months ago by Khayrqabe) |
| Hibo walaal kuwa masaakiinta ah ee Muqdisho lagu laynayaa raali ma ka yihiin? |
| Abshir walaal waxaa ... ( 4 months ago by Khayrqabe) |
| Abshir walaal waxaa la yidhi DOQONTU HAL IL BAY LEEDAHOO INSHAANA WALAALKEED AYAY KU ARAGTAA, waxaan uga jeedaa Daarood wax kasta ayuu lahaa keligiina wadanka ma burburin, malah ma waxaadan ogayn inay jireen fanaaniin Daarood ahaaa oo heesho mucaarad ah qaadi jiray, bal dib taariikhda ugu noqo, tan kale anigu waxaan ahay Daarood waxaana ka mid ahaa SNMtii inay caafimaadka qabtay, ee qabiilka iyo xaakimka xun kala saar.waana ku salaamayaam, salamu calaykum |
| Khayrqabe muqdisho ... ( 4 months ago by xaaleeskaqaada) |
| Khayrqabe muqdisho marki ey dowlada jirtay wala wada daganan jiray manta marki oo dalka burburay oo burburka somaliyed na loo wada dhan yahay oo cidwalbo oo somali ah ey burburka wax ku ledahay xumanta dhan ma rer muqdisho aya dusha laga sara shalay marki ey dhisned gobolada kale wad kaso carari jirtay manta marki ey burburtay na in ad ka fantid miyow damirkada ku siyay runti waxan ku dhihi laha hadi ad somali dhalad ah ad tahay somalida hakala sarin muqdisho marki ey dhisanto na ha,uso cararin |
| somalia viva ( 3 months ago by siyaadxoor) |
| somalia viva |
| CALEEEK _SULFA ... ( 3 months ago by zuweeys) |
| CALEEEK _SULFA WADANI. |
| allah yaa raxma ... ( 3 months ago by xariire) |
| allah yaa raxma xasan diiriye faarax yaa qaaday original, sulfa wuu cod wanaagsanyahay laakin markuu qaadayo original singer XASAN DIIRIYE qaadayo xaada iskaa taagaysa. |
| alla ya raxma ... ( 3 months ago by xaaleeskaqaada) |
| alla ya raxma fananka heestan laha xasan diriye....sulfa ragedi hegan an ahano horseedo waa ee han weynehe hogaansho ... |
| Haddii heesuhu ... ( 1 month ago by nabadraadshe) |
| Haddii heesuhu yihiin Camalu Sheydaan maxaad u soo gelisay Utubka? Waa yaab!!!!!! |
| Marka hore waa arin ... ( 1 month ago by nabadraadshe) |
| Marka hore waa arin fiican guubaabinta xagga cadowga soo jireenka Soomaaliyeed oo waa arin kugu raacsanahay, laakiin kuguma raacsani in heesuhu yihiin camalu sheydaan, midda kale qof qirsan in Ilaah hal yahay & maxamedna rasuulkii yahay anigu xaq uma lihi in aan ku tilmaamo kaafir. |
Tell a friend:














