Ninka yaa u Warama



Uploaded by: qawdhan
Video Description:(Show || Hide)
Ninka yaa u Warama



Tags for this video: qamar qawdhan somali somalia somaliland

Find more videos in the "People" category
See more videos uploaded by qawdhan

Related Videos
Caasha CabdowMaryan MursalHindiyo Hindiyo by Abdi Dini
caasha-cabdow.htmlcaasha-cabdow.htmlcaasha-cabdow.html
gafaneHibo NuuraCilmi & Caado #2
caasha-cabdow.htmlcaasha-cabdow.htmlcaasha-cabdow.html


Share This Video:       StumbleUpon       del.icio.us       Reddit       digg       Furl       Spurl       Simpy       YahooMyWeb


Comments for this video: Show || Hide
Comments for this video on YouTube
Qawdhan, I must ... ( 10 months ago by nabadraadshe)
Qawdhan, I must admit I have never heard of this song before. It is not the best of Qamar Cabdullaahi. Thnaks Qawdhan for sharing something new to me!!
My pleasure bro. ( 10 months ago by qawdhan)
My pleasure bro.
Thanks Qawdhan, ... ( 10 months ago by kulmiye008)
Thanks Qawdhan, Allah Ya cisak.
Qawdhan, sorry I ... ( 10 months ago by nabadraadshe)
Qawdhan, sorry I must retract my previous statement. Having played it again again and as a result, I remembered, this song was metaphorically meant for the late president of Somalia Siyaad Barre. I was in the College of Education (Lafoole) at the time.
Thanks Kulmiye008 ( 10 months ago by qawdhan)
Thanks Kulmiye008
Nabadraadshe should ... ( 10 months ago by qawdhan)
Nabadraadshe should i delete your first comment then ? Or it's ok with you.
It's your call brother.
Qawdhan, no need to ... ( 10 months ago by nabadraadshe)
Qawdhan, no need to delete the previous commment since the latter one wouldnt make any sense without the first, but thanks Qawdhan for giving me the choice.
Waa hagaag ... ( 10 months ago by qawdhan)
Waa hagaag nabadraadshe.
Qamar Harawo, ... ( 10 months ago by garoweboy)
Qamar Harawo, meeday hada xagee joogtaa?
Garowe waxay ... ( 10 months ago by kulmiye008)
Garowe waxay joogtaa UK, maxaadse ku fali ma adeerkaa C/laahi baad odhan lahayd yey taasoo kale kugu dhicin.kkkkk kaftan saaxiib.
nabadraadshe sxb ... ( 9 months ago by naaxiye)
nabadraadshe sxb waa markii ay dhalin yarada ahayd ayaa lagu naaniisi jiray lakiin dadka ayaa u yaqaanay ee fanaaniintu umay aqoon, anyway now she one of our best screen legends, so she deserves a good respect, qamar cabdilaahi harawo, am i right nabadraadshe?
Waxaa igu maqaala ... ( 5 months ago by Khayrqabe)
Waxaa igu maqaala ah Siyaad Bare kolka heestan ay Qamar qaadaysay wuu fadhiyay, wuuna ogaa in isaga loola jeedo,
Khayrqabe siyaad ... ( 5 months ago by qawdhan)
Khayrqabe siyaad muu fadhiyin meeshan oo anigaa videogan wada daawaday. Heestani waxay ku jirtaa videoga aan uugu magac daray majaajilo#6.
walee reer ... ( 3 months ago by kamaal2122)
walee reer waqooyigu waa balaayo intay siyaad heesaha ku cayan ayay fananintaa u dhiibi jireen ninyow maskax cajiiba saaran isaaqa
Fadhigu waa Somali ... ( 3 months ago by Abshirmo)
Fadhigu waa Somali National Theater in Mogadishu. Sannadku waa 19991. Waxaa safka hore ka muuqda oo fadhiya Madaxweynihii xilligaas la doortay Cali Mahdi Maxamed. Ragga la fadhiya waxaa ka mid ah Cabdi Xaaji Goobdoon. Waxaa la dhigay ruwaayadda oo dib loo soo celiyey iyadoo la is xusuusinayo dareenka ku saabsan cadaadiska dadka askarta ah, waxaase la qaaday maalmihii u dambeeyey ee xukunkii Maxamed Siyaad Barre.
kamaL2122 gacan ... ( 2 months ago by bushrayarey)
kamaL2122 gacan gadal ka cabsaneyso horey wax uma goyso aya somali ku mahmahda hada wax dacayadayneysid ama caynaysid cidna lagama gabado waa lacadaystaa lakin isaqa sababta ay la gabanayan waxa waye waxba la tusay somaha dab aan kulelkisa la arkin danbaskisa lagama lexdee.loool



Tell a friend:


URL 
Embed Code