My favourite new poem "Dil, dil dhaafay baa yimid!"



Uploaded by: bloodmoney
Video Description:(Show || Hide)
Gabay: "Dil, dil dhaafay baa yimid!"
Daawo nin odey ah oo ka gabyaya dekedda Muqdisho oo ka hadlaya inta nooc ee dilku u kala baxay ee beryahan la isu dilo:
* Dilkii waayihi hore
* Dil dil dhaafay
* Dil kasii daray
* Dil aadan wax dilin
* Dil qabiil daraadiis
* Kii ku dilay ha dilin
* Kaan ku dilin dil
* Dilka jaan
* Dil fudud
* Dil camiimay
2007: the newest version of this poem is call "dilka cirka la iska soo toogto"



Tags for this video: Djibouti gabay jubbland poem poems puntland somali Somalia Somalian somaliland Somalis

Find more videos in the "News" category
See more videos uploaded by bloodmoney

Related Videos
Somaliland GabayDhoodaan Jacbur8 minute crash course about Somalia
somaliland-gabay.htmlsomaliland-gabay.htmlsomaliland-gabay.html
Gabay: Ducuf iyo dooxato amxaaro - Faarax Cali DuurgubeDITOOTE(SAADO CALI)Somali Poem
somaliland-gabay.htmlsomaliland-gabay.htmlsomaliland-gabay.html


Share This Video:       StumbleUpon       del.icio.us       Reddit       digg       Furl       Spurl       Simpy       YahooMyWeb


Comments for this video: Show || Hide
Comments for this video on YouTube
Gabay: "Dil, dil ... ( 1 year ago by bloodmoney)
Gabay: "Dil, dil dhaafay baa yimid!"
Daawo nin odey ah oo ka gabyaya dekedda Muqdisho oo ka hadlaya inta nooc ee dilku u kala baxay ee beryahan la isu dilo:
* Dilkii waayihi hore
* Dil dil dhaafay
* Dil kasii daray
* Dil aadan wax dilin
* Dil qabiil daraadiis
* Kii ku dilay ha dilin
* Kaan ku dilin dil
* Dilka jaan
* Dil fudud
* Dil camiimay
2007: the newest version of this poem is call "dilka cirka la iska soo toogto"
"Ha yeeashee ... ( 1 year ago by nabadraadshe)
"Ha yeeashee Dilkaan jaan iska Daba xariiroo Dab aan dhamaaneyn qandaraas Da' weynoo Dad ku hoobtay weeyee Dambigiisa yaa iska leh?
gobollada ... ( 1 year ago by nabadraadshe)
gobollada Dalkeeniyo Dabka Xamar ka oogsaday inkastoo Dabaaq iyo Dan gumeysi ay thahay Diir nagama saarne horta yaa Dallaal ka ah? Diinka ilmihiisa Daymada ku koriyo Dabaggaalo abeeso Dushaasuu ka qabaa inta la isu Dabaayo Daacad la isuma sheegine Dulmi yaan xaq la moodin. Dab aan kulkiisiyo Dambaskiisu qaboobin Dadku waa ku gubtaaye Daadkii Oktoobar qaaday siduusan u Dillaacin Dib ha looga fogaado.
Nice one, ... ( 1 year ago by nabadraadshe)
Nice one, bloodmoney.
you're welcome bro. ( 1 year ago by bloodmoney)
you're welcome bro.
ma la is waydiiyey ... ( 11 months ago by somali501)
ma la is waydiiyey sababta dhibaatadu inooku dhacday
1. Dadka oo diintii ilaaway (ku dhaqanka not afka)
2. dadkii uu laayey kacaanku isana waxa loo sahlay dad laaya
3. layntii raxanweynta iyo qabsiga reer marka= in itobiyan laayo oo qabsado
4. yasida dadka yar iyana waxa loo sahlay dad yasa tusaale(leeta kibanda, haati haawiya, iyo alwaryaa alqabiix iyo Black niger)
5. wadaado la iibiyo
6. masaakiin la laynayo oo lagu wiirsado
Ma fahantay waxa ina haysta waa NABSI
I would love to ... ( 10 months ago by fonzerrellie)
I would love to know what he is saying... but I am ignorant to your language
mmmmmmmmmmmmmmmmm ( 1 month ago by naftiihure)
mmmmmmmmmmmmmmmmm



Tell a friend:


URL 
Embed Code