Xafladii 2007 May 18 ee Toronto
Uploaded by: hadhwanaagsite
Video Description:(Show || Hide)
Wuu soo socdaa mudo 48 sacadood gudahood ku dalbo
Tags for this video: abdirashid dhabtuu hadhwanaag hees heeso Jaceyl jibril ku labodhagax niiko sainab saynab
Find more videos in the "Music" category
See more videos uploaded by hadhwanaagsite
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| Thanks sahra halgan ... ( 1 year ago by raviadvocate) |
| Thanks sahra halgan and khaliiji sahra yar waa fanaanada kaliya ee halganka u gashay fanka berigii SNM-tana shaahay noo karin jirtay looooooooool |
| is it at toronto ... ( 1 year ago by eupel) |
| is it at toronto that is my home town |
| Thnx Nakruuma ( 1 year ago by Hargeisacadey) |
| Thnx Nakruuma |
| sahra halgan waa ... ( 11 months ago by ToooCiYe) |
| sahra halgan waa mujaahidad dalkeeda u soo halgantay alle karaameeyee waa inan qaali oo ilaa halgan kii ayay ku jirtaa |
| nakruuma nooloow ... ( 11 months ago by durdur77) |
| nakruuma nooloow maha dadka qaba cuqdad somaliland ee waa fanaad saafiya |
| somaliland haters ... ( 11 months ago by MASHIIXE) |
| somaliland haters should see nakruuma she got a clean heart not like those who is sick in da heart, thanks nakruuma |
| walaahi I nearly cry ( 11 months ago by Hargeisacadey) |
| walaahi I nearly cry |
| i love tha songs. ... ( 10 months ago by freeogaden) |
| i love tha songs. i love isaaq people, but yo government needs to stop supporting the ethiopians killing somalis, all kinds of somalis |
| somaliland ... ( 9 months ago by abuyahya101) |
| somaliland hanoolaato waxan mahad ucelinayaa sahra halgan abdi jabar nakruuma iyo shinbir sida fiican ee ay ugu dabaal dageen sanad guuradii somaliland i love somaliland ilaahay hadaayo cadawgana hakailaaliyo |
| alow daa sahra ... ( 9 months ago by abuyahya101) |
| alow daa sahra halgan abdi jabar and shinbir love to all somalilanders |
| i agree wale ( 9 months ago by lovesagal) |
| i agree wale |
| lol i know!!! sick ... ( 9 months ago by lovesagal) |
| lol i know!!! sick pple need to stop hatting somlaliland lol |
| somaliland all day ... ( 8 months ago by bigboykingpin) |
| somaliland all day !!!!!!!!!!! |
| waa guul iyo ... ( 8 months ago by pentiumm1) |
| waa guul iyo gobanimo sland usugnaatey south africa iyo dabaldegeedana waxaa abaabuley oo iskuduboridey mudane saeed furaa oo ah wiildhalinyaro ah hadaanu nahey qurbojooga waxa aan umaleynayaa in loobahanyahey dhalinyaro u active ah sida saeed furaa, viva sland viva sland |
| Somaliland I am ... ( 8 months ago by ThePestControl) |
| Somaliland I am with you !!!!! Nakruma said. |
| freeogaden, dear we ... ( 7 months ago by wacaneey) |
| freeogaden, dear we wish you all the best, but ethopians were invited to Somalia by the so called government of mr Yusuf, it is extremely sad and unbearable, but unfortunetely there is nothing somalis or somalilanders can do at this point..that is what huger of power does to pple |
| God bless Sahra ... ( 5 months ago by neoconkiller101) |
| God bless Sahra Halgan, the voice of patriotism S.Land in the 80s. |
| FreeOgaden:Walaalo ... ( 5 months ago by Boodadheere) |
| FreeOgaden:Walaalo shacab ahaan kuma tageersanin in qof somali ah loo dhiibo cadaw somaliyed waana wax laga qomomodo:lakin maaha in anagana nalala soodoonto in laga maleego wax anan uqalmin oo khalkhal gelinkara nabadgelyada wadankayaga waayo sumcad wanagsan ayanu rabnaa inaanu calamka ka kasbano oo nalogu soo jogsado..Anigu shiqsi ahaan waxan tageera ururka xaq udiririka ee ONLF inkasta oo ay kukaceen faldanbiyeed ay ku gubeen hanti badan oo lag leyahay Somaliland |
| Mujaahid Sahra ... ( 5 months ago by Boodadheere) |
| Mujaahid Sahra Halgan waxay kamid ahayd Muj.SNM...ilaa iminkana ka ma hadho ciidanka qaran ee Somaliland qadiyadeeduna isma badasho.runtii amaanta Sahra Halgan buugaag laguma soo koobi karo waxan jeclaanlaha qolyaha wax qoraa inay uholodaan qoritanka tarikhta mujaahid Sahra yar Sahra Halgan..waxaan xasuustaa anagoo aan maalmo dhan wax cunin hadana siday noo ilawsiin jirtay wixii dhib ahaa qiimaha halgankana iyo midhihiisa noga dhaadhicin jirtay.. oo ah midhaha manta rer somaliland malayan.. |
| Sahra Halgan we ... ( 5 months ago by Boodadheere) |
| Sahra Halgan we love uuuuu |
| Mujaahid Sahra ... ( 5 months ago by Boodadheere) |
| Mujaahid Sahra Halgan iyo fanaaninta kale iyo dhamaan reer Somalilandba marwalba hanbalyo...guul Somaliland..... |
| Mujaahid Sahra ... ( 5 months ago by Boodadheere) |
| Mujaahid Sahra Halgan iyo faninta kale iyo reer Somalilandba hadagan hadagan..... |
| Somaliland ( 5 months ago by Boodadheere) |
| Somaliland |
| Array ( 3 months ago by kamaal2122) |
| alsomali Sahra halan waa fanaanad wayn oo ka qayb qaadatay halgankii faqashta leeyahay cimrigaga aleh ha dheeriyo imikana somaliland aadbay u jeceshahay |
Tell a friend:














