University of hargeisa: 5 th graduation ceremony.
Uploaded by: yestomc
Video Description:(Show || Hide)
another inspiration, another batch for Somaliland, this the 5 th graduation cermony of University Of Hargeisa
Tags for this video: amoud burco business cabdi commitee doorashooyinka education election faculty fifth fresh GOLLIS graduation gudiga hargeisa hargeysa. haybe higher horumar horumarka ictiraaf jaamacada junior ku kulmiye madaxweynaha ministery national nec of qalinjabinta qaranka recognition senior shanaad somaliland sophomore ucid udub university UOH wasaarada wasiirka waxbarashada xaflad xigeenka xisbiyada
Find more videos in the "Education" category
See more videos uploaded by yestomc
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| well done brother ... ( 4 months ago by abdullahi34) |
| well done brother Yestomc. real inspiration video. we rely on you guys..ur country is so proud of you..waanu idinku faanaynaa walaalayaal ee halkaas ka sii wada aqoonta lagama qalin jabiyo ee qalinka ayaa loo sii qortaa oo loo caaro fiiqdaa...maansha allah calaykum..il iyo cawriba la'aada. |
| Congratulation Will ... ( 4 months ago by harguees) |
| Congratulation Will iyo Hablo baa Walayaal thank U and Plz lead UR country To Cause We need U. National Intellectuel Instituut. We so Proud cuz our country are in Good hand Inshallah and u are our Future leaders of Somaliland. |
| Hablyo, habalyo ... ( 3 months ago by frisko79) |
| Hablyo, habalyo kudladii 5 e ka qalin jabisay Jamacad Hargaysa.... Waan idinla joogay. |
| waad mahadsan tahay ... ( 3 months ago by yestomc) |
| waad mahadsan tahay Frisko79. mar danbe iyo marar kalana waanu kugu soo dhawaynaynaa hargeisadeena iyo jaamacadeenaba. thx sxb. |
| hambalyo dhamaan , ... ( 3 months ago by qooqane65) |
| hambalyo dhamaan ,waa midhihii somalilandta cusub,waa hogaamiyayaashii mustaqbalka ee dalkeena barakaysan(somaliland). dadaala siaad dalka uga saartaan dhibaatooyinka dhaqaale iyo siyaasadeed ee ina ragaadiyey. viva somaliladta xortaa |
| thx sxb- its our ... ( 3 months ago by yestomc) |
| thx sxb- its our duty to serve for our nation. |
Tell a friend:














