Hagardaamo



Uploaded by: leavancliff
Video Description:(Show || Hide)
Heeso somali ah



Tags for this video: avi

Find more videos in the "Music" category
See more videos uploaded by leavancliff

Related Videos
Awale Aden - IsmooqSaxardiid - LugooyoProud Somaliand(Awale live video taabo galaya)
awale-aden-ismooq.htmlawale-aden-ismooq.htmlawale-aden-ismooq.html
Fuad Omar - XidigyeeheesoAwale
awale-aden-ismooq.htmlawale-aden-ismooq.htmlawale-aden-ismooq.html


Share This Video:       StumbleUpon       del.icio.us       Reddit       digg       Furl       Spurl       Simpy       YahooMyWeb


Comments for this video: Show || Hide
Comments for this video on YouTube
i love him ( 2 years ago by maxaacusub)
i love him
He is young talent, ... ( 2 years ago by Abufanna)
He is young talent, good luck for Djibuti, Where the Somali imposters with lone keyboard, why don't you see this Awale who can sing like a singer without copying other artists hard work. Get life and stop the day light robberies of others songs. What imposters would do when people get bored of their endless copying.
cajiib cawaale the ... ( 2 years ago by jjokoja)
cajiib cawaale the new king
man great song and ... ( 1 year ago by dogthehoe)
man great song and he can dance woow and also i like the way he dessed coo.
hoheey hagardaamo ... ( 1 year ago by aniiso)
hoheey hagardaamo iyo
maxaan hiirtaanyo oygii
hungiyo ku dhacey hadimo
huqiyo halis kaaga digey
maxaan hoodiyo wanaag
hir doogliyo hadhac qabow
inaan kugu hoysto rabey
maxaan kuu haadshey gacan
habeen iyo maalin
hankaagu i dhaafsanaa
wuxuu hadal raage yidhi
hog dheer ruuxii qodaa
halista kama baaqsadee
adigaa hoorsadey nabisga
heeryada guud kaaga furey
woow fanan yar oo ... ( 1 year ago by nasro24)
woow fanan yar oo qatar ah u so baxey djabuti <<
xamar marka nabad noqta kugu casuma ama Amsterdam
hi nasro caawale ... ( 1 year ago by aligii)
hi nasro caawale codkiisa oo kale baa leeyahay xaafadaada igu martiqaad amsterdam baa kula joogaaye
heeestan waa hees ... ( 1 year ago by khalidsharrif)
heeestan waa hees aad u macaan waayo cawaale waa nin u dhashay somaliland sidaas ayuu ugu macaan yahay
Array ( 1 year ago by nasro24)
aligii> wil somalia an maqriqaad u samaayo wax dhibato uma arko walalkis
ana kaga dhaaw ... ( 1 year ago by rashka1973)
ana kaga dhaaw dadkaan nasro24 oo jooga arnhem casumaad ana aq uleh
add ( 1 year ago by osman7299)
add
AM IN lOVE aWALE ... ( 1 year ago by Muntaha4life)
AM IN lOVE aWALE uMAAH HAPPY DAY
he look like ... ( 11 months ago by saramjili)
he look like M.Sulayman Tubeec, is he Tubeecs son
hoheey hagardaamo ... ( 11 months ago by parkuorkuopio)
hoheey hagardaamo iyo
maxaan hiirtaanyo oygii
hungiyo ku dhacey hadimo
huqiyo halis kaaga digey
maxaan hoodiyo wanaag
hir doogliyo hadhac qabow
inaan kugu hoysto rabey
maxaan kuu haadshey gacan
habeen iyo maalin
hankaagu i dhaafsanaa
wuxuu hadal raage yidhi
hog dheer ruuxii qodaa
halista kama baaqsadee
adigaa hoorsadey nabisga
heeryada guud kaaga furey
this guy is a ... ( 11 months ago by faysalislam)
this guy is a lagend a free man dance on his own land. a very good example to the rest of the somalians. stay bro!
sax abti gurigiisa ... ( 10 months ago by bibaye)
sax abti gurigiisa weye. keep up
shoutttttt 2 this ... ( 10 months ago by hajiabdu)
shoutttttt 2 this brother his doing his things.......cant hate on him.
qaldaan wareersan, ... ( 10 months ago by Teetano2008)
qaldaan wareersan,waa majnuun falan markuu marduuf qada helo looooooool
waryaa kuwa buka ... ( 9 months ago by durdur77)
waryaa kuwa buka daaya fanaanka da yar ma codkiisaad ku hinaasteen cuqdad ayay qabaam
cawale #1 song is ... ( 9 months ago by bishar88)
cawale #1 song is somali
oi shut ur mouth u ... ( 8 months ago by abdirisaqmohamed)
oi shut ur mouth u cant even speall somali
great singer not a ... ( 5 months ago by oamaer)
great singer not a copy cat...
wowowowwo
all the way from America
qaldaan marduuf ... ( 5 months ago by asiajaya)
qaldaan marduuf qaaada helaay kaa magtabaad rooon...baajuunyahay
waa ninheesa kaan ... ( 3 weeks ago by favorietjuuh)
waa ninheesa kaan ugu jeclahay in aan hestiisa dhgeysto walahi waa soomali dhalad ah codkana waa wax illaahii uuntay hibo usiiyey qofna uma diidikarto cajiib cajiib maxaan ku masalaa codkiisa kaley mid hada jooga malaha koley ma aqaan mid hada kadib dhalan doona maansha allaah



Tell a friend:


URL 
Embed Code