Abdirahiim Arab & Ubah Dahir - Gallad Verse 1:2



Uploaded by: Labtec9999
Video Description:(Show || Hide)
http://www.sclub19.com
Gallad By: New Artist Cabdiraxiim A. Carab and Ubax Daahir...ENJOY! Brought to you by: sclub19.com
For Verse 3:4 of this song Click here!
http://www.youtube.com/watch?v=iBwsUq7jKUg



Tags for this video: Djibouti Hargeisa Hees Heeso Mogadishu Music Puntland Sclub19 Somali Somalia Somaliland Somalis

Find more videos in the "Music" category
See more videos uploaded by Labtec9999

Related Videos
Abdirahim - ArookiinaAbdirahiim Arab & Ubah Dahir - Gallad Verse 3:4 Abdifatah Ahmed - Neyruus
abdirahim-arookiina.htmlabdirahim-arookiina.htmlabdirahim-arookiina.html
Ubah Dahir Fahmo & Amina Isse - Galbis Wow Wow- King Khalidhargeisa singers performin amazing songs
abdirahim-arookiina.htmlabdirahim-arookiina.htmlabdirahim-arookiina.html


Share This Video:       StumbleUpon       del.icio.us       Reddit       digg       Furl       Spurl       Simpy       YahooMyWeb


Comments for this video: Show || Hide
Comments for this video on YouTube
kkkkkkkkkk ... ( 11 months ago by mukhtaar02)
kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk
good song da young man is best then old lady kkkkkkkkk
hibo mahad sanid ... ( 11 months ago by mukhtaar02)
hibo mahad sanid walal heesta qiimaha le eed soo saartey lakin waad gaabisee waxan kaa sugayay kuwa lamida ama ka wanagsan.
M-N-C
wooooooooooooow!! ... ( 11 months ago by elmigeydh)
wooooooooooooow!! Ubax Daahir wow caleeek!! She is, indeed, one of my favaorites; Abdirahiim's, what a rising star!! I'll rate with 5 starssssssss
sun glasseska i ... ( 10 months ago by abu04)
sun glasseska i dilay, lol ma-mooda libax u gaatamaya deero-
waad mahadsantihin ... ( 9 months ago by imanyusuf)
waad mahadsantihin ee walal marwali waad ogtihin in qabyaladi waxba shegeen markaa iska dhafa oo comments ayaa la idin waydiyay ee QABIILLLLLLLLLLL LA IDIN MA WAYDIN SO ISKA DHAFA
waryaadeheen qabiil ... ( 9 months ago by 0mustafa1)
waryaadeheen qabiil ayaa madaha idinka galaye bal intaad fikirtaan eega wadankeenii hooyo oo taariikhda dib ubaadha waxaanan lahadlayaa kuwa aqliga leh ee wadankoodu damqayo ama jecel iyo imika sida aynu nahay soomaliya tahay bur bur dhibaato iyo waliba sida anu meelwalba uuga nahay qaxoonti foolxum loo gumaysanayo markaa maskaxdad kawalantihiine soomali waa walaalo waa isku mid ee qabiil iska ilooba oo noqa mid soomaliyey sis and bro.(sag;som)
illaah wadankeeni ... ( 9 months ago by aligii)
illaah wadankeeni nabad nooga dhig qaxooti iyo stress baa na dilaye aamin aamin aamin waxaana saan naga dhigay qabiil iyo qabwayni shit wat is wrong peaple ! damiirki xagee aaday ?
Haters, Subhuman ... ( 9 months ago by Gadhka1)
Haters, Subhuman stop saying badthings about everything. you distoyed your country through hate. soon all the idiots and ignorent will die.
This guy has a ... ( 9 months ago by ThePestControl)
This guy has a future, pitty he cannot play any musical equipment; I wonder why?
Pestcotrol... STOP ... ( 9 months ago by cismankayse)
Pestcotrol... STOP CHATING SHIRT U MORON
run ahaantii aniga ... ( 9 months ago by xaajaani)
run ahaantii aniga ahaan aad bay ii deeqday heestani c/rahmaan taas
nice song the guy ... ( 8 months ago by fastgirl21)
nice song the guy can sing too bad he is bud ugly.
the guy is standing ... ( 8 months ago by quuqle23)
the guy is standing like the queen soldiers damn it no movement otherwise looks cool
heestani runtii ... ( 7 months ago by yassin67)
heestani runtii aadbay u qurux badan farsamo ahaanteedu, midhahu waa top, cabdirahman kusoo dhawoow saaxafada fanka iyo suugaanta waxaanad kasoo jeedaa halkii lagu unkamay suugaanta afka somaliga ee hargeisa, wellcome to the world of arsts.
somali illahay ... ( 7 months ago by yassin67)
somali illahay nabad kusoo celi, oo naga saar dhibaatada, xaqa, dilka, darxumada, qaxoontimada, kolay waa danbi aan galnay oo illahay naga jarayo, illahayow noo naxariiso, illahay qalbiga somalida isku soo jeedi, somaliyeey 20 years ayaad dhibaato ku jirteen alle u noqda oo qabiilka iska daaya.
Amazing voice and ... ( 7 months ago by Makhiirstate)
Amazing voice and amazing vocal ability. suberb job on this track..
heestani way qurux ... ( 7 months ago by ayuubyuusuf)
heestani way qurux badan tahay dhamaan asxaabtu waxay uga jawaabeen si qurxoon laakiin dadka meesha soo galo fanaanka way xaqiraayaan markuu noqon waayo qabiilka uurkiisa ku jiray marka saaxiibayaalow ogaada fanaaniintu way inaka dhexeeyaane yaan la xaqirin oo aflagaadada halaga daayo
masha allah waxaasa ... ( 6 months ago by imancadey)
masha allah waxaasa hesa congratulation walal labadiinuba waad cod macaantihiin runtii halkaa kaga wada ilaheyna aa inila qabto insha alaah
cabdi yare idil ... ( 4 months ago by buraowe999)
cabdi yare idil waad geydaaye guurso codkiinana (both) waa wax lagu soo cel celiyo dhegeysigiisa keep it up
cabdirahmaan waad ... ( 4 months ago by buraowe999)
cabdirahmaan waad geydaa idil ee guurso codkiinana aad buu u fiicanyahay runtiiiiii
cabdi sxb well done ... ( 3 months ago by abwahed)
cabdi sxb well done .. walee hees ayaad ka soo tuurtay .. walee hargeysa ayaad i xasuusisee waa inoo hargeysa..lol.. walee nice voice // keep it up sxb
I got to say this. ... ( 3 months ago by Yusef008)
I got to say this. i haven't seen songs like this.lately so this is amazing, is top Ten.
one love...
ubax fahmo fananad ... ( 3 months ago by malyunjano)
ubax fahmo fananad wacan dhe
C/raxmaax axmed ... ( 1 month ago by 0sman10)
C/raxmaax axmed carabeyte, markaad heesaysana ciyaarta daji that;s cool



Tell a friend:


URL 
Embed Code