Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1987 - Qeybta 12aad



Uploaded by: XasanBurhaan
Video Description:(Show || Hide)
Heeso Soomaaliyeed oo xul ah laga duubay TV-ga JDS, 1987. Faadumo Duur Selection of Somali music from the SDR TV, 1987. Fadumo Duur



Tags for this video: Ah Duur Faadumo Heeso Music Somali Songs Soomaaliyeed World Xul

Find more videos in the "Music" category
See more videos uploaded by XasanBurhaan

Related Videos
Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 19aadHeeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1987 - Qeybta 26aadDoonidii Jacaylka
heeso-soomaaliyeed-xul-ah-ee-tvga-jds-1989-qeybta-19aad.htmlheeso-soomaaliyeed-xul-ah-ee-tvga-jds-1989-qeybta-19aad.htmlheeso-soomaaliyeed-xul-ah-ee-tvga-jds-1989-qeybta-19aad.html
Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1987 - Qeybta 4aadHeeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1987 - Qeybta 7aadFaduma ahmed
heeso-soomaaliyeed-xul-ah-ee-tvga-jds-1989-qeybta-19aad.htmlheeso-soomaaliyeed-xul-ah-ee-tvga-jds-1989-qeybta-19aad.htmlheeso-soomaaliyeed-xul-ah-ee-tvga-jds-1989-qeybta-19aad.html


Share This Video:       StumbleUpon       del.icio.us       Reddit       digg       Furl       Spurl       Simpy       YahooMyWeb


Comments for this video: Show || Hide
Comments for this video on YouTube
Faadumo Duur sida ... ( 5 months ago by nabadraadshe)
Faadumo Duur sida aan xusuusto waxay ka mid aheyd kooxdii Heegan. Ibraahin Baadil ayey heeso badan wada qaadeen. thanks XasanBurhaan for rekindling the memory of the past. 1987 I was in the College of Education (Lafoole).
Waxaan u maleyn in ... ( 5 months ago by nabadraadshe)
Waxaan u maleyn in Ibraahin Baadil isla qaadi jireen heestan.
Nabadraadshe: nin ... ( 5 months ago by Ayanle86)
Nabadraadshe: nin qaali ah oo fanka aad uga faallooda ayaad tahay walaal hayeeshee tani waa heestii kelida aheyd ee ay qaadi jirtay Sureer Axmed Faarax (nolol & geeri midna kuma maqal). Faadumo Duur heyska dabaqaaddo ee waxaa caan ku ahaa oo lagu yiqiin inantaas.
Ayanle86, ... ( 5 months ago by nabadraadshe)
Ayanle86, mahadsanid walaal, waan garwaaqsaday arrinkaa. Ayanle86 adiguba waxaad tahay qof ku xeeldheer suugaanta.
Walaal Ayanle86, ... ( 5 months ago by nabadraadshe)
Walaal Ayanle86, sureer Axmed sow ma aha hoboladdii ay wada qaadeen heestii " Ka soo Celiyaay", Magool & Seynab cige oo ay kooxda Waaberi gadaal ka jiibinayaan???????
Nabadraadshe, ... ( 5 months ago by Ayanle86)
Nabadraadshe, saaxiib heestan ka soo celiyaal inaan maqlo mooyee video kuma arag laakiin Sureer waxey aheyd qof cod wanaagsan oo markeedii hore kooxda Horseed ka mid aheyd, inkastoo aynan laheyn heeso sidaas u badan oo la dhageysto. Heestii "caashaqu wadaag ma leh" ayey aad caan ugu aheyd
Nabadraadshe ... ( 5 months ago by Ayanle86)
Nabadraadshe mahadsanid, gabdhahan aan ka faallooneynaa mey aheyn kuwo aad caan uga ahaa fanka marka xiiso ka sokoow wax badan lagama hayo sidaas aawadeed ayaa layskugu khaldi karaa.
ayaanle waad ... ( 5 months ago by aamusane3)
ayaanle waad mahadsan tahay,warkaas aad ku cadaysay heestan iyo cida iska lahayd,thanks
sax watan sxb ... ( 4 months ago by naaxiye)
sax watan sxb heestaan doonayay, hestan iyada ayaa original u leh, idaacada iyada ayaa uduuban sxb gabadhan kale malagayaabaa inay iyadu copy tahay waayo hesaha berigii hore idaacadaha ayaa originalka loo duubi jiray..
waxaan ka maqli ... ( 2 months ago by baajka10)
waxaan ka maqli jiray raadiyo muqdisho sanadihii 80,waxaan dhigan jiray hoose dhexe xamar jadiid,waxaan soo xasuustaa waqtigaas oo aan jeclaan jiray bijiye,jalaato raqay.
haddii aan sii wado waxaanka cabsanayaa in aan ooyo.
thanks dhamaan inta jecel fanka oomaalida.
Mahadsanidiin ... ( 2 months ago by mpendwaa)
Mahadsanidiin dhamaantiin, runtii aad bay gabadhaan u cod macaantahay heetuna aad bay uqiiro badantahay.
cajiib sidaan iyo ... ( 1 week ago by melbournian84)
cajiib sidaan iyo sida hada loo iigyahay wow thats great make over. by the way is great song.



Tell a friend:


URL 
Embed Code