Hiddaha & dhaqanka battle
Uploaded by: bartamaha
Video Description:(Show || Hide)
Tags for this video: aato abdisalam africa arab bartamaha djibouti kenya olol ololfilm somali somalia tanzania
Find more videos in the "Entertainment" category
See more videos uploaded by bartamaha
| Xareeda laguma wacnaadee | Qabshax - Miyaaradda aa i jabtay. | xisood & jacayl |
![]() | ![]() | ![]() |
| Talantaalli #1 | Ruwaayad | dheesha dheel - Bartamaha |
![]() | ![]() | ![]() |
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| khadija hiiraan is ... ( 1 year ago by KALIME2001) |
| khadija hiiraan is my favarate one she is really hot... surwaal iyo funaad in 80,sss |
| waa gabadha ... ( 1 year ago by KALIME2001) |
| waa gabadha surwaalka wadata, uga qurxoon meesha,, lolzzzz |
| sida adigoo kale ... ( 1 year ago by xidiga) |
| sida adigoo kale adigoo sirwaal ayr qabo yaakuarko |
| abwaanku waa ... ( 1 year ago by wadani14) |
| abwaanku waa qaldamay ma is tiraahdeen, gabdha labadii quruxda badnaa buu isku dhinac mariyay, Kinsi iyo Hiiraanba waa shidanyihiin. marka cayaartu 1-0 bay ku dhammaatay. kkkkkk |
| kkkkkkkkkk isku ... ( 1 year ago by hajioctober) |
| kkkkkkkkkk isku daadsi thanks for sharing.... |
| saas uma ... ( 1 year ago by jaanqoom) |
| saas uma maleeneenin soomaalidii gaala raac noqotay islaam nimadii ayaa ku yar acuudu billaah |
| kuwii heeran jiren ... ( 1 year ago by Mudugboy) |
| kuwii heeran jiren caab malahay oo guur xalaala bay doonan jireen ee qofka tumasha doonkaa baa ugu xun |
| wow!big fan of ... ( 1 year ago by quuqle23) |
| wow!big fan of kinsi iwish iwas her age i cud hav cought by now she is wicked unique voice big up baby gabdahas okale miyalagahela somalia they were so inteligent and creative indeed we miss yaa all mamas by now |
| yaaa salaam FC ... ( 1 year ago by abadir20) |
| yaaa salaam FC habalaha asturan 4 - O FC habalaha casriga |
| labada casriga ah ... ( 1 year ago by haatuf) |
| labada casriga ah waxay kala joogaan burco iyo muqdisho labada hidaha xidhana canada iyo u s a lolz,,, inta ka dhiman ku darso |
| kkkkk cadar maxay ... ( 1 year ago by haatuf) |
| kkkkk cadar maxay tidhi hantidu way ii dhan tahaylooooooooolz caar yaa fahmay |
| Array ( 1 year ago by NCY999) |
| Riwayadii & erayadii Xasan Xaji Cabdilaahi (Xasan Ganay) |
| Array ( 1 year ago by midnimo5) |
| haatuf afsomaliga dheer waxba haaw abtirinine ula jeedadaa sheeg lol. |
| dad waa dadkii hore ... ( 1 year ago by lixle6) |
| dad waa dadkii hore, yaa samayn kara tan ookale,idinka oo dhan intaad isku timaadaan masamayn karataan,maya Xasan Haji abdilaahi Ganay,Abdulaahi Sangub, Dacar,Bide,iyo kuwakale waxay soo saareen riwaayado iyo sheekooyin qiso iyo waano iskugujira oo murti iyo maaweelaba leh, bal caryaa soo saara wax bulshadu ay xiiseen karto, majito marka dad waadadkii hore waxaa soo haray xaasuq qashin iyo wax magarto, yaaca iskaga taga meesha qaxootiyohow waad naga xanaajiseene |
| this awesome ... ( 1 year ago by lajeclow111) |
| this awesome rewayad !!! i like it >>>>>>> hatuf anaa kaga jawabayo waxa laga wado hantida waa ii dhantahay = i'm big time virgin |
| this rewaayad ... ( 1 year ago by siyad1974) |
| this rewaayad remind me when i was teen waayo waayo this is what i was listening when i was teeg, okey these who are grow up western is listening uncut rape and soo on |
| Inantii ordaysee ... ( 10 months ago by fiskis2007) |
| Inantii ordaysee Afka soo casaysee......lol |
| woow waayo waayo... ... ( 10 months ago by jimauSL) |
| woow waayo waayo...waa riwayadii abtigay sameeyey HASSAN GENEY!! the best!!! waa antii ''masiibadu iyaddaa adunka u maclin ah'' walah sax |
| hablahana ninkii ... ( 10 months ago by haykal6666) |
| hablahana ninkii heli karoow haaa!!?? |
| Habeenooy hebedka ... ( 9 months ago by TooCiye) |
| Habeenooy hebedka geel hashaan maqasha iska celin haraatiyin kaanay dhalin jilaalkii aya gadhaa? way ku baabisay waaa lagaa tuurtaa ayay ku tidhi lolz |
| dadkiina halkan ... ( 9 months ago by TooCiye) |
| dadkiina halkan wax ku qorayow labadan dhaqan kee ayaad teegeersan tiihin Dumarka somaliyeed ee jurbaha joogaa waxay aamisan yiihin sida labad hablood ee dhaqanka. ka soo horjeeda, cos, waxay aaminsanaayeen in markii dalkii la joogay la gumaysan jiray imkana xuriyad ay heleen, bal eega habdh kasta oo jurmaha joogtaa caruur aabahood ay eridey ayay haystaa mid kalena way u il jebinaysaa NAA kii hore maxad ku eriday??? |
| Riwaayadan waxaa ... ( 5 months ago by 3xamxam) |
| Riwaayadan waxaa iska lahaa Abwan Xassan Xaaji Cabdillahi, waxaana la dhigay 1984 magaceeduna wuxuu ahaa MASIIBADU ADUUNYADAA IYADA AYAA U MACALIN AH, waxaynu isku wakhti ahayeen WAA MADAYS ADUUNYADU DADKUNA WUU MATALAYAA. riwaayadan waxaa lagu dhigay wadanka oo dhan lakiin marka la duubay waxay ahay markii ay maraysay Dhuusa mareeb, meesha lagu dhigayna waxay ahay xaradii ciidamada. |
| good video i liked ... ( 5 months ago by ezrahaile) |
| good video i liked it! |
| thank you bro for ... ( 3 weeks ago by QaloocanHj) |
| thank you bro for your informtion. |
Tell a friend:















sngers: cadar kaahin, Fadumo Haldhaa, Kinsi X. Aadan, & ? tell us who.