Heeso cusub
Uploaded by: ABDALA72
Video Description:(Show || Hide)
heeso cusub
Tags for this video: cusub heeso
Find more videos in the "Music" category
See more videos uploaded by ABDALA72
| heeso cusub | heeso cusub | somali heeso cusub |
![]() | ![]() | ![]() |
| Heeso Soomaali Somali Music video Ahmed Yare Axmed | heeso cusub | Sowda Da remix Ciid Jamac Ft.Kelly Rowland By DJ-HIPHOP |
![]() | ![]() | ![]() |
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| ala ba ayeeey .. ... ( 5 months ago by duqda) |
| ala ba ayeeey .. tana ma waa i dhimaneed .... waxaa kadaran is qaawintay .. hadaladeeda ..hadaa ..berka kuu baneeyay hdaa bogo kuu salaaxay .....akhas naa lagu qaad ..lagu qas.. ee ilaah kabso 60 baa kaweentahayee uf uf uf uf nacala wishek.. |
| Duqda, waad iga ... ( 5 months ago by Duqsi) |
| Duqda, waad iga qoslisay, hadaladaan qof ku hadla baryahaan maan arag, waxaat tahay funny, lol, laakiin miskiintan haloo duceeyo inahaay soo hadeeyo iyada iyo dhamaanteenba. |
| Ma cod xumide dhar ... ( 5 months ago by hinhas) |
| Ma cod xumide dhar xidho anagoo kaa yariba sidaas uma labisaneee shidh ax dhaqanka ku hees dhe /heestii bintu cumar gacal bay is leeday gaadh ((( yarkii beerka ii salaxay))) |
| OoooooH Shitt!! ... ( 5 months ago by samira0z) |
| OoooooH Shitt!! Miyaay is ogeen She Is Like My Mum Huh Wat Stupid Damn Xishoodkii Meeyay Fashion ayaana lamooda Cakuye Habraha Qaar |
| Hadii Waaridkii ... ( 5 months ago by samira0z) |
| Hadii Waaridkii Saan Yahay Ilmahiina Maxaa Ka Suge Alow alle Uuuuuuf Habar ISQaawisa Qash |
| war iska daaya alle ... ( 5 months ago by fiidlamoodey) |
| war iska daaya alle ayaa kula xisaab tamayeeee |
| naa jacel kuuma ... ( 5 months ago by fiidlamoodey) |
| naa jacel kuuma baanana hooyadaa tahye isku xishoo youtube kasaar cawradada oo alle kabaq maalin aya jirta oo ilaah dadkiisa xukumi doonee |
| ala na ma nin ba ... ( 4 months ago by cawoo7) |
| ala na ma nin ba boga iyo naas ka lo baneeya aduun ba ku dhib qabe isagu wa ka dhamaysan waxna ma raacayaan ee isku xishood bijaantaydi hurdada aan xidho oo kale bayba shirka la timi xaraam |
| aga reer magaal ... ( 4 months ago by xalimo13) |
| aga reer magaal haye iwad sheekada |
| lol war maxey ... ( 4 months ago by saadaq636) |
| lol war maxey ledahayboga ku xanun |
| plz delete her she ... ( 3 months ago by baaldwayn) |
| plz delete her she is so bitch and ugly |
| waxaan Somali Miya ... ( 3 months ago by nuradin22) |
| waxaan Somali Miya Yaa Kula taliyay abayo in aad heesto?? |
| dhaqanka wanaagsan ... ( 2 months ago by Duqsi) |
| dhaqanka wanaagsan ee somalida waxa ka mid ah in aan gabdhaha somalida la caayin hadii xataa ay qaldan yihiin, gabadhan waan gabadh somaliyeed waxaana ay aniga iila eeg tahay qof wanaagsan, keliya waxay soo gashatay dhar aan wanaagsanayn oo caradeedii ma asturna, codka dumarku waa cawro sidoo kale oo hees waa danbi. laakiin qof xaq u leh ma jiro in gabadhan meeshan laga caayo, waana qalad aad u weyn, reer bay ka dhalatay walaalo ayay leedahay, nin walaalkeed kuma hor caayeen, laakiin, cayda xrm |
| leave this women, ... ( 2 months ago by habalayo) |
| leave this women, she ok look in our country is worst than this am i right so let her do her things guys . |
| Ma isku racdeeyn ... ( 2 months ago by shabiye7) |
| Ma isku racdeeyn garoob iy gabar in ay raqiis noqdeeyn KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK ISK MUUDSO... |
| jeeceelka allah ku ... ( 1 month ago by abshirke) |
| jeeceelka allah ku gu gubee is astur iimaanka allah ka qaadee lageedaa banaane day nacalaa in tii xun ku taal eey koor leh waaye |
| she is da age of my ... ( 1 month ago by bushrayarey) |
| she is da age of my grandmother naa bax oo dirac gasho wayel yaheey walatay afka jajaban fiiri doofaar |
| yasalaaaaaaam ... ( 1 month ago by Qalaf) |
| yasalaaaaaaam somali kalexda gabada |
| xxxxxxxx waaba hees ... ( 1 month ago by shabiye7) |
| xxxxxxxx waaba hees igu socotaa laakin dadk ciilk qaboo cadaabk galaa KKKKKKKKKKKKKKKKK DANYEERAADA KA YIMID loLZ |
| Array ( 1 month ago by bariire2008) |
| hahahaha at this age iyo fanaan nimo yaab |
| xaraam qoftaan ... ( 4 weeks ago by Bakool1) |
| xaraam qoftaan cimrigaan iney saan iska dhigto |
| waa hess macan ... ( 3 weeks ago by cawaale83) |
| waa hess macan lakin waxa kaa dhiiman astuurad un hadey dharka somalida soo xiidhan lahayd waad quruxbadnanlahayd sida diirac oo kale nice song!!! |
| badowyahow dib ha u ... ( 3 weeks ago by inaguluyux) |
| badowyahow dib ha u celin dadka soo baraarugay ! diric iyo maxaad ula aaday ? dhar casri ah yayba xirantahaye ... war ka dhex bax dadka waaridkaa wase ! |
| Subxaana laaah age ... ( 2 days ago by sihaamali) |
| Subxaana laaah age kaanaa hees lagu bilaabay markaasaa la isa soo qaawiyey tan yaa wax u sheego illaah ha soo hadeeyo. |
Tell a friend:














