Gabaygii Wacdi
Uploaded by: Aftaag
Video Description:(Show || Hide)
Tags for this video: aftaag
Find more videos in the "People" category
See more videos uploaded by Aftaag
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| "Runtii, inaynu ... ( 1 year ago by jidhidhico) |
| "Runtii, inaynu nahay dad diinta katagey waxaa daliid u ah:- anagoo dood isku furna meel diin lagu amaanayo..." Nafhurba wuu sheegay ThelastDarwish, ogow odhaah xumi aamusnaan baa dhaantee... |
| Haye Walaal Waan Ka ... ( 1 year ago by TheLastDarwish) |
| Haye Walaal Waan Ka Xumahay Waxaan Hore U Qoray! Way Iga Soo Fakatay! |
| Haye ( 1 year ago by jidhidhico) |
| Haye |
| maasha'allah waa ... ( 1 year ago by Haaden10) |
| maasha'allah waa gabay aad iyo aad ii qanciyey ayuu ahaa, sida kalena waxaa ka buuxay gabaygaan waano iyo qiimo badan iyo tusaale.. waxaan u mahadnaqayaa Jaamac iyo kooxda soo gudbisay waxaan niga sugayaa kuwo kale oo cusub insha'allah. asc wr wb |
| One of my dads ... ( 1 year ago by missgarowe) |
| One of my dads favorite gabyaa , may allah bless ya adeero |
| LOLLS WELL SAID BRO ( 1 year ago by missgarowe) |
| LOLLS WELL SAID BRO |
| woow horta mid ... ( 11 months ago by LAGDOW) |
| woow horta mid ayaan rabaa inana iraado sifiican ayuu ugabyay laakin waxaana hubin inay daacad katahay uu lacagtiisa kuraadsanyo ileen nin gabyaa ah waaye siduu doono ayuu gabayga ueexin karaa somalina talyaani aa horey usheegay oo yiri somali aamin magasho waxaa loobahanyahay inuu karumeeyo lana arko uusan lacagtisa yar abwaanka kafukurin.nqdo qof wadani ah daacd u ah dhulkiisa iyo dadkiisa ayadoona amrnaba lafiirinq abiil...bye |
| Jaamac Kediye oo ku ... ( 11 months ago by Abshirmo) |
| Jaamac Kediye oo ku jiray dagaalkii ahliga ee ka dhacay Soomaaliya ayaa jilaya movie uu ku muujinayo inuu yahay muwaadin. Waa cajiib. Abtigey oo commander u ahaan jiray xilligii uu gabyaagu askariga ahaa ayaa ii sheegay inuu Jaamac Kediye ahaa qabiili aad u weyn, uuna xiri gaaray mar uu ku yiri 'war kaadan Hawiye fasax na sii.' Waryaa maxaad ku hadashay baan iri, markaasuu aamusay buu yiri. Jaamacow la noqo gabaygaaga. |
| A LEGEND (Inaga ... ( 10 months ago by AxmedGurey) |
| A LEGEND (Inaga Somali aan ahay) |
| acuudu why so much ... ( 9 months ago by BuuhoodleSoljah) |
| acuudu why so much hate on what he's saying. if its a good message take it and leave.. simple |
| nice gabay abwaan ... ( 9 months ago by doob21) |
| nice gabay abwaan hamac kediye |
| lol buuhoodle.. ... ( 8 months ago by ABDULGANIFARAH) |
| lol buuhoodle.. dont you understand what is he saying, do you? he is giving advice....... |
| Abshiro You're a ... ( 7 months ago by TheLastDarwish) |
| Abshiro You're a FUCKING Lier This Man Is Far From QABILISTE! |
| thanks he is good ... ( 7 months ago by waadani) |
| thanks he is good man |
| viva halyeeyada ... ( 5 months ago by naftiihure) |
| viva halyeeyada harti. |
| nice gabay somali ... ( 5 months ago by NURDIIN) |
| nice gabay somali waano iyo gabay waxkuma qaatane waxay ubaahanyihiin gumay iyo garmaqaate inuumaamulo |
| Waa sidaan midda af ... ( 5 months ago by ogaal83) |
| Waa sidaan midda af Soomaaligayga heer sare gaarsiisay. Runtii, gabayadu way adag yihiin laakiinse waxay u baahan yihiin oo kaliya innuu qofku lexejeclo iyo niyad furan leeyahay. Ninkaan baadiye ayuu joogaa, saas oo ay tahay, wuxuu leeyahay qiimo aysan lahayn kuwo bannaanka jooga oo warbarasho iyo dhaqaale leh oo afkooda qabiil iyo wax xun aysan ka dhammaanayn. Waa waddani, waddani waa qaali. Ummadda qalbigooda iyo afkoodu ha yeesho meherad an qabiil ahayn. Maanta, erayo cusub baan bartay. Guul |
| Jaamac Kadiye waa ... ( 4 months ago by Tawlane1) |
| Jaamac Kadiye waa Abwaan xigmadi ka buuxdo sxb-yaal hadaa meel ku ogtihiin gabayadiisii ahaa Digniin iyo Dardaaran meel iigu sheega Waa mahad santihiin |
| Array ( 4 months ago by dhiiga) |
| waa nin weyn waa abwaaan waa nin la yaqaan waa nin wanaag sheegayah why u cayneysaa? qalbigiisaa maa dalacaneysaa?? abtigaa war ninkaaga hawiye fasax isii ma danbibaa ?? soo ilaahay isku barta oo isugu gar gaara ma oran? abshirmo ilaahay u dhaaf qalbigiisa bashimihiisana rumeee!! abtigaaa hadalkuu ku dhahay waa amintay kuu hada ku leeyahay waa diidey sababta noo sheeg ?? please xumaan ma iga aha waa iga sixid iyo wlaaltinimo qabiiiiiiilka sida xun loo isticmaalayo iska dhaafa |
| A good gabay ... ( 2 months ago by ChargeWestward) |
| A good gabay spoiled by the damn electronic keyboard. The worst sound one can make. Subhanalah! What's with us somalis and this damn electronic keyboard!! |
| qalbigiisa fiicnaa ... ( 1 month ago by NURDIIN) |
| qalbigiisa fiicnaa ilaah haku dhaafo kadiyoow intaan ayaa igufilan erayadan qiimaha wato intayna qalbigeyga kabixin kuwakale soogeliya waxaan ubaahanahay qaar isaga ookale uqalbifuran |
| this gabay is the ... ( 1 month ago by hibaaq23) |
| this gabay is the best..walaahi. |
| stainless is still ... ( 2 weeks ago by edmuntun) |
| stainless is still shit is real |
| midkamida ... ( 1 day ago by JaHaAdAg) |
| midkamida aabayaasha Suugaanta Soomaaliyeed, mucalimiinta luuqadda Soomaaliga, Jaamac kadiye Allaah haku dhawro, yaa kawada dhiga suugaanyahanka Soomaaliyeed isagoo kale iyo Singub iyo. |
Tell a friend:















Jaamac Kediye