SIDA AYRO GEELOO (HEES)
Uploaded by: Mudugboy
Video Description:(Show || Hide)
FARXIYA CALI. QARAAMI
Tags for this video: boosaaso burco djouboti galkacyo hargeysa heeso majaajilo mogadisho niiko puntalnd qosol riwaayad somali somaliland
Find more videos in the "Entertainment" category
See more videos uploaded by Mudugboy
| C/KHADAR X LARI & BINTI C GACAL | Laanta Ubaxaa - Kinsi Xaaji Aadan | Binti Cumar Gacal Calasow |
![]() | ![]() | ![]() |
| LIGLIGAAN JACAYLKII HAYAA (SAHRA DAWO) | Qurux Dumar | CAASHAQ=(BUUFIS)2+1 |
![]() | ![]() | ![]() |
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| walaal mudugboy ... ( 11 months ago by toghdeer01) |
| walaal mudugboy waxaan kaa codsan lahaa hadaad hayso heeso kale oo fraxiyo leedahay inaad ii sheegtid, ama aad wax ku xustid nololfankeedii,heestan waxay la qaadaa rashid maxamed bulo. |
| toghdeer01 walaal ... ( 11 months ago by Mudugboy) |
| toghdeer01 walaal mahayo heeso kale oo Farxiya qaaday oo video ah. Heesaha ay qaado heeskan baa ugu caansan waxaa isna jira hees ay wada qaadeen M.N.Giriig oo wacad layiraahdo heeskaa isna waa hees caan ah sidan buu ku bilaabayaa Giriig waa ubax jacalykuba eegmad qiyaastiyo ogobey jaleecda indhahaaga buuxshee ma idlaado ma abaado lagamana adkaystee dadna ruux ku aaminay iyo wacad ilaahay midna lama ilaawee ha halaynin aayaha |
| One of the best ... ( 11 months ago by guuleed2) |
| One of the best songs ever, sung by Farxiya ali RIP and Rashid Bulo (His father was Indian and His mother was Somali he was born in Hargeisa,. His page is missing. I remember this song, Radio Hargeisa used always to air it. Waayo waayo. |
| mudugboy aad ayaad ... ( 10 months ago by toghdeer01) |
| mudugboy aad ayaad u mahadsantahy,wwan isku dayayaa in aan helo hhesta aad ii tilmaantay, waxyna la qaadaa fanaan aan ku tiriyo hormoodka heesaha dadbecsan, m.nuur.griig, ilaahay ha naxriistee. |
| Walaal Toghdeer, ... ( 10 months ago by nabadraadshe) |
| Walaal Toghdeer, wallee waxaad tahay qof xusuus badan. Waa run Rashiid Maxamed Bullo. Rashiid Bullo, sida aan ka warhayo wuxuu ahaa asalkiis Hindi, waagii dambena TAKSSILE (TAX DRIVER)ayuu ka ahaa degmada BERBERA. |
| Toghdeer01, have ... ( 10 months ago by nabadraadshe) |
| Toghdeer01, have you noticed the style of her walk? She would have done better in the cat-walk or the fashion industry! |
| good song ( 9 months ago by deeq1002) |
| good song |
| waaaw waxaas Baa ... ( 9 months ago by s0ma4life) |
| waaaw waxaas Baa hees ah ilahay ha unaxariisto maskiinta |
| alllow u naxariiso ... ( 8 months ago by iluvxamar) |
| alllow u naxariiso janadiina gey msikinta waa hees macaan masha allah! thks mudugboy heesaha qadimiga in aa so kordhiso a jeclaanb lahaa |
| waaw oo mudug boy i ... ( 8 months ago by naciima18) |
| waaw oo mudug boy i love you aad aa u mahadsantahay heestaan waa jeclahay noolaaw mudugboy |
| Somali music at ... ( 8 months ago by abu04) |
| Somali music at it's finest, I think this could Top 10 song in the Somali music industry. the Kaman version with Kooshin and Fartuun are even better. Much love and all props to Mudugboy for taking the time to post quality music! much appreciate it. |
| It's a pity that ... ( 8 months ago by CuAbBaDxI) |
| It's a pity that these great singers had silently passed away without any recognition from our people or government. Naxariistii janno Eebe haka waraabiyo dhamaantood. I guess the least we can do for them is inaynu faatixada u akhrino whenever we can. Thanks Mudugboy for sharing these historical videos with you. |
| Array ( 7 months ago by bellakiin) |
| herreguuuud.. this song amazing good real old songs.. alaha u naxariisto maba ogeyn inay dhimatay maskiinta....aamiin |
| What a beautiful ... ( 7 months ago by QALBI2008) |
| What a beautiful song, I'm in love now! lol |
| beaufitul songs, ... ( 6 months ago by beeso88) |
| beaufitul songs, Ilaah ha u naxariisto) and beautiful dress walhi |
| ala waaah waah ... ( 6 months ago by xamareyte) |
| ala waaah waah walee hestan wan jeclaa aad iyo aad axx waxay isoo xasuusinayzaa (PICOLO STUDIO# BAHAY )jecliyaa heestan kama dhargo alow kuú naxariiso cod wanagsanaa |
| ilaahow u naxariiso ... ( 6 months ago by Garaad99) |
| ilaahow u naxariiso iyada iyo intii dhimatayba |
| nice song ilahay ha ... ( 5 months ago by Samiraaam1987) |
| nice song ilahay ha u naxariisto |
| my allah i love ... ( 5 months ago by Afgooyee) |
| my allah i love this song. i heard shimali axmed shimali singing this song.... i wish somalia comes back the way it used to be even better and peacefull. ilahow janadii fardosa kaa warabi all out greatest arts r dying while somalis r killing one another. peace&love |
| Allaha unaxariisto ( 4 months ago by hamaaan1) |
| Allaha unaxariisto |
| She was legend, ... ( 3 months ago by Dubwayne87) |
| She was legend,Ilaahay ha naxriistee. |
| waa heeso aad u ... ( 1 month ago by malaaq50) |
| waa heeso aad u macaan ilaaheyow ku naxariiso ala yaa raxmaa |
| Mudugboy aad ayaad ... ( 1 month ago by geedi8) |
| Mudugboy aad ayaad u mahadsan tahay. Fraxiya Cali afkaaga caano lagu qabay. Sidoo kale waxaan jeclahay quruxda gabdhaha Soomaaliyeed. Dhaqan aanan laheyn oo laga keenay Carab iyo Afqaanistaan ayaa gabdhaheenii hadda dusha laga saaray. Waagii gabdhuhu sida Farxiya Cali u labisnaayeen ayey asluub wanaagsanaayeen. WAAR GUNTIINADEENII IYO GAREYSKA AANU SOO CESHANO. NAGA DHAAFA DHAQANKA CARABTA IYO AFQAANISTAAN OO MAANTA DALKEENII WAX-MA-GARATADU KU FIDISAY. |
| TO geedi8 xijaabku ... ( 13 hours ago by saiid6666) |
| TO geedi8 xijaabku carab maleh asturkuna waa diinta qaybka mida ilahayna wuxuu yiri qofkii hablaha asturan wax ka sheega lacnadayda haku dhacdo aduun iyo aaqiroba ee is jir sxb . |
Tell a friend:














