Hadaan ka jeesano maxaa dhacaya?



Uploaded by: maalmuslim
Video Description:(Show || Hide)
muxaadaro
http://www.cilmunaafic.com/store1/



Tags for this video: cilmunaafic muxaadaro somalia soomaaliya umal wacdi

Find more videos in the "People" category
See more videos uploaded by maalmuslim

Related Videos
Ninka gaalada raaco xukunkiisasomalia wacdisunada ooo lagu jees jeeso somalia
ninka-gaalada-raaco-xukunkiisa.htmlninka-gaalada-raaco-xukunkiisa.htmlninka-gaalada-raaco-xukunkiisa.html
muxaadarooyin isku jirah somaliaKhatarta Nifaaqa iyo Munaafiqiinta (hypocrites)Geedi
ninka-gaalada-raaco-xukunkiisa.htmlninka-gaalada-raaco-xukunkiisa.htmlninka-gaalada-raaco-xukunkiisa.html


Share This Video:       StumbleUpon       del.icio.us       Reddit       digg       Furl       Spurl       Simpy       YahooMyWeb


Comments for this video: Show || Hide
Comments for this video on YouTube
sheekhan ilhay ... ( 1 year ago by abajiiga)
sheekhan ilhay hagaa abaalmariyo aadna waan oo kahelaa codkarkiisa
nice ( 1 year ago by cuibono)
nice
Masha alaah sheikh ... ( 1 year ago by salmanshurie)
Masha alaah sheikh ilaah qeer iyo xasanaad haka siiyo
qofki no so galiyay mesha asagan jazaakalah qeyr
khayr Allaah haka ... ( 1 year ago by habriirow)
khayr Allaah haka siiyop booqda daruur com
masha allah keyr ... ( 1 year ago by haduuman2007)
masha allah keyr alaha siiyo sheekha
xalka soomaaliya ... ( 1 year ago by generalwow)
xalka soomaaliya waa in wadaad la iska qabtaa waayo iyaga ayaa masuul ka itoobiyaanka dalka yimid oo hoosta kala shaqeeyey. marka xalkeena waa mid kaliya oo amraya in wadaad iyo wahaabiyiin loo manjo xaabsho. waa cudur ummadda ku faafey
nimanka ... ( 1 year ago by generalwow)
nimanka wadaadnimada ku qaraabta waa cudur ummadda ku dhex jira waayo waa niman dhaqan carbeed ayidsan, soomaaliduna wax shuqula oo ay ku leeyihiin carab ma jirto. anagu afka aannu ku hadalnaa waa af gooni ah oo aan xiriir la lahayn cidna. afka soomaaliga waxaa lagu bartaa jaamacaddaha yurub ku yaala oo waa luuqad loo tixgaliyey inay tahay mid hodan ah
WARYAA CUNSURI BAAD ... ( 1 year ago by laascaanood87)
WARYAA CUNSURI BAAD TAHAY .. LUQADA IYO DHAQANKA IYO UMADA SOOMAALIYEED LAGA HADLI MAAYO.. EE DIINTA ISLAAMKA AYAA LAGA HADLAYAA.. DIINTA ISLAAMKANA WAA MID UUN.. people like you make me sick, nationalism is more important for u then islam. the whole somali culture is based om islam. i wouldnt give a shit about being a somali if it wasnt for islam. aamus dhurwaayahow dhagaha yari.
mansha allah sheikh ... ( 1 year ago by fiqibee)
mansha allah sheikh umal
soomaaliyay kheerka ... ( 9 months ago by kuukaay1)
soomaaliyay kheerka ilaahay halagu hashiiyo insha allah
soomaaliyay kheerka ... ( 9 months ago by kuukaay1)
soomaaliyay kheerka ilaahay halagu hashiiyo insha allah
bnmghjg ( 7 months ago by anelka1030)
bnmghjg
waryaa xaggeey ... ( 3 months ago by omarwadani)
waryaa xaggeey kutaallaa jaamacada yurub ee afsoomaaliga lagu barto, ma carrab iyo soomaali baad simeeysaa, ilaahay dadkuu doortey diintiisina ku ciseyey weeye, adoo soomaali ah aduunkana uugu liito dadkelle wax haka sheegiin and by the way waxa laga hadlayaa waa diin ee ma'aha soomaali iyo carrab toona.
dinta ma sinjiyad ... ( 3 months ago by generalwow)
dinta ma sinjiyad baa???
qofkii muslim ah ma carab darteed buu muslim u yahay.
tan kale carab haddii ay yihiin dadkii la doortay, maxaa iyaga oo 300 milyan oo qof ahi
loo gumeystaa oo ay yahuudi guska u dhuuqaan???
AFKA SOOMAALIYEED WAA KA FADLI BADAN YAHAY AFKA CARBEED, waayo afka carabiga waxaa loo soo dejiyey dad liita
yara xishoo ... ( 2 days ago by qaaliyah)
yara xishoo generalwow markawaxaan ku dhahay xiishoow adigo dalkadii dudunsan ayaad carab wax ka sheegeysa hortaa in dalkiisa wax tara ayaa dadka wax ka sheega adigo wax aad tahay iyo waxaad gudabaa aan lakaal ogeen dadka islameed iska daa oo wadankaag uu dabaa xeero oo wax ka qabo dhiibadaad ka jiirtaa wadankiin somalia calamka ayaa lagaa nacay caraban waa kulaa yaban tahay sidaad uu dhaqmeyasan ee isku xiishoodo wax qabasad



Tell a friend:


URL 
Embed Code