Majaajilo #2
Uploaded by: qawdhan
Video Description:(Show || Hide)
Majaajilo #2
Tags for this video: lahjad luqad majaajilo qawdhan qosol somalia somaliland
Find more videos in the "Comedy" category
See more videos uploaded by qawdhan
| majaajilo 1 | Majaajilo #1 | somali majaajilo (15ka Shumey) |
![]() | ![]() | ![]() |
| Majaajilo #6 | Majaajilo #5B | majaajilo #5 |
![]() | ![]() | ![]() |
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| "Wallaahi si ... ( 9 months ago by nabadraadshe) |
| "Wallaahi si fiicanaa u cunay"!!! Qawdhan, Af Somaliland iyo af reer xamar ma sidaa ayey u kala fog yihiin??? |
| Haa nabadraadshe ... ( 9 months ago by qawdhan) |
| Haa nabadraadshe weliba kani wuu yara sahlanyahay ee waxaa jira dad soomaali ah oo hadii hargaysa ay yimaadaan u baahanaya qof u tarjuma waxay ku hadlayaan. |
| Qosol kursigaan ka ... ( 9 months ago by Abufanna) |
| Qosol kursigaan ka dhici gaadhay///// kkkkkkkkkkkkk Awkoombe majaajiliiste weyn ayuu ahaa. Hadal lagu kala duwan yahay meesha ma yaallo ee luuqad walba waa laga heli karaa hadal si loo yiraahdo oo micno kalena yeesha. Qowdhan Mahadsanid |
| Adigaa mudan ... ( 9 months ago by qawdhan) |
| Adigaa mudan abufanna Waxaan hubaa hadii aan anigu tago baydhaba in aan u baahanayo qof iiga tarjuma sababtoo ah waxay ku hadlayaan wax aan anigu garan waayay oo aan ahayn soomaali. Xamar ayadu way sahlantahay oo waan fahmayaa inta badan kalmado yar yar oo aan mar marka qaar fahmi waayo mooyanee. |
| Qawdhan waa runtaa ... ( 9 months ago by Abufanna) |
| Qawdhan waa runtaa Bay/Bakool waxaa looga hadlaa lahjadda Maay, laakiin isfahmi waa yar dabadeed waa leys fahmaa labada dhinac. |
| abufanna maya maya ... ( 9 months ago by qawdhan) |
| abufanna maya maya maya Anigu kolayba fahmi waayay. dhawr jeer ayaan isku dayay inaan fahmo laakiin fahmi waayay. Dadka koonfutu way fahmayaan sababtoo ah deegaan ahaan way isku dhawyihiin. |
| qawdhan sxb bariga ... ( 8 months ago by naaxiye) |
| qawdhan sxb bariga fog ee asai ayan kasoosalaamay, aduunka luuqad waliba waxa ay leedahay lahjado kala duwan markaa waa wada soomaali uun, ee sxb waxii madadaala ah hakadaalin, noocandanbe uun inaga ilaale sxb |
| kkkkkkkkkkkkk ... ( 8 months ago by ayaan1980) |
| kkkkkkkkkkkkk koonbo walaahi waan suuxay kulahaa qadkii aa soo shacay looooooooool nice one |
| aaw kuumbe s funny ... ( 7 months ago by nuradin22) |
| aaw kuumbe s funny kkkkkkk wlahi wan Suuxay |
| reer waqooyi iyo ... ( 6 months ago by fitax07) |
| reer waqooyi iyo reer xamar hadee ishelaan waa lagu kala tagaa lol caadi mahan |
| waraa ani xataa ... ( 5 months ago by youngfamouse) |
| waraa ani xataa xalwo xamaraa kucunijaray walaahi |
| Heestaan waan ka ... ( 3 months ago by PuntlandGurl4Ever) |
| Heestaan waan ka helay lilil lalalow i caaya ii sheega heestaas intee ka helaal ,, |
| xalwo ma qabtido ee ... ( 2 months ago by loveerboi11) |
| xalwo ma qabtido ee isii aan cunee looooooooooolz soo funny |
| looooolz war ... ( 1 month ago by ahramous) |
| looooolz war gabadhayda vimadol miyaaaa? cajiiib walaahi muqdishu waa in laga fura school lagu barto qawdhan words.....kkkk too funy video ....xalwo ma i sii nee waan kulu laheeeeeee? |
| ma faydaa ma ... ( 1 month ago by xukun0) |
| ma faydaa ma roontahay xooyahay wuxu xalwo maheysa lol |
| ... ( 1 month ago by govinda8900) |
| kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk caadi maahin xalwo ma isiihee waa u kululahay hahahah qowdhan majaajilo kale soo gali plzz mahadsanid ani afsomali dhan waa kasaa marki laga reebo may may |
Tell a friend:














