Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 16aad
Uploaded by: XasanBurhaan
Video Description:(Show || Hide)
Heeso Soomaaliyeed oo xul ah laga duubay TV-ga JDS, 1989. Maxamed Axmed "Kuluc". Selection of Somali music from the SDR TV, 1989. Mohamed Ahmed "Kuluc".
Tags for this video: Ah Axmed Heeso Kuluc Maxamed Music Somali Songs Soomaaliyeed World Xul
Find more videos in the "Music" category
See more videos uploaded by XasanBurhaan
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| WOOW, Kuluc at his ... ( 5 months ago by nabadraadshe) |
| WOOW, Kuluc at his best. Thanks XasanBurhaan sooo sooo much! |
| Nabadraadshe sxb ... ( 5 months ago by layaab10) |
| Nabadraadshe sxb waabad iiga horeysay, wan ku salamay... wa runtaa wa kuluc iyo waayahiisii fanka, Koley so noqon maayo waqtiga. Xasan wad mahadsan tahay sxb. |
| hees macaan thanks ... ( 4 months ago by aamusane3) |
| hees macaan thanks xassanburhaan |
| Caleeemahaan ku ... ( 4 months ago by ugaas1) |
| Caleeemahaan ku sudhay Caleeek Xassan Burhaan. inaadeero soo daa heesahaa maxamed yusuf Bil Fadlan |
| hasan burhaan asxan ... ( 4 months ago by abdullahi1988) |
| hasan burhaan asxan caleeg sxb fanka uruuri |
| Walaal Ugaas1, ... ( 4 months ago by XasanBurhaan) |
| Walaal Ugaas1, Labadan heeso ayaan ka hayaa Maxamed Yuusuf. Haddii ay si soo gaaraan qaar kale waan kula socodsiin doonaa. |
| Walaal ... ( 4 months ago by XasanBurhaan) |
| Walaal Abdullahi1988, waan ku dadaali doonaa, Inshaa Allaah. |
| waad mahadsantahay ... ( 4 months ago by abdullahi1988) |
| waad mahadsantahay xasanburahnoow waa inoo wada dan in aan uruurino fanka iyo dhaqankeena |
| we need a brother ... ( 4 months ago by khalaf2007) |
| we need a brother like this who is honoured to collect our beloved somali poets, music and traditional events. thnx my brother for your effort.. we all thank you and you are great example among your youth. |
| Thank you little ... ( 3 months ago by XasanBurhaan) |
| Thank you little brother, for the compliments and support. |
| viva somali ( 2 months ago by mahadbel) |
| viva somali |
Tell a friend:














