FARTUN BIRIMO (SIDAN AHAY MARAAN)
Uploaded by: dheereye
Video Description:(Show || Hide)
FARTUN BIRIMO IYO HEESTEDII MUDANAHII IDHALAA IGA MAANACEEEE.............
Tags for this video: BIRIMO FARTUN
Find more videos in the "Music" category
See more videos uploaded by dheereye
| FARTUN CUMAR (RAGA IYO HAWEENKUBA) | Somali Song | Qabyo 2 II sangub nakruuma fartuun birimo |
![]() | ![]() | ![]() |
| Boogti Jacylka | Dawlo & Birimo | Qabyo 2 II sangub nakruuma fartuun birimo |
![]() | ![]() | ![]() |
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| That ,s Somaliaan ... ( 3 months ago by PuntlandGurl4Ever) |
| That ,s Somaliaan Pretty heestaan cali mahan mar hadii aan heli waayey ma naftayda midig liyaa Ma adduunka baan ka maqnada micno iima leh agjooguye heesta caadi mahan ka baxsadey heestan codkaaga aragaga way isleeyihiin all macan |
| heestan (1972_)axaa ... ( 1 month ago by toghdeer01) |
| heestan (1972_)axaa iska leh fanaanadii weyneyd ee reer jabuuti xalimo cabdi ilaahay haw naxriistee,ismana laha habka primo uu qaadayso iyo originalkii loo qaado heestani,muscigana hadalkiisaba daa. |
| bro anga faninta ... ( 1 month ago by PuntlandGurl4Ever) |
| bro anga faninta somalida mada kala aqaano kuli hada somaliga heesaha bilabay anyway heesta hees fiican macaan waye i liked Thanks for explain 2 me H |
| Array ( 1 month ago by muslimsomali) |
| claacal badnaa. shitt the song is good though. |
| I love dis song... ... ( 4 weeks ago by craxmaan10) |
| I love dis song...Fartuun birimo is cute still. |
| rubbish ( 4 weeks ago by ahassan5) |
| rubbish |
| Yaa salaam ... ( 3 weeks ago by Qamaan06) |
| Yaa salaam fanaanada somaliyeed ee Birimo waxaad isku darsatay cod iyo qurux. |
| maraan iyo ruux la ... ( 2 weeks ago by NoCeVil4ever) |
| maraan iyo ruux la maray!!!!!!!! waa labo arain oo ad u adag balse primoy maxad aduunka uga maqnaan hadad heli waydo badaba kaluunku ku badan markaa iga daa calaacalka maad iloowday(ilayn oohin kuma bogsiiso calaacal wax kuuma keenee )so plz just be astrong women naga daa oohinta.ragii waa ka badaw baxay beentii aad nagu waalayseene kkkkkkkkk la is baray dumarow |
| your so cute but ... ( 2 weeks ago by SweetAsmaa) |
| your so cute but fear Allah.. stop singing |
| woow waxan ayaa ... ( 1 week ago by qaaliyah) |
| woow waxan ayaa heeskaa ah fartuun waxad moodaa iney aniga i ogtahay cajiib |
| NoCeVil4ever ... ( 1 week ago by qaaliyah) |
| NoCeVil4ever kkkkkk berima waa rundeed dee hess wacan waye lakiin nin jeclow waanaar jeclow inuu asi ku jeclado mahe |
| thnks qaali ( 1 week ago by qaaliyah) |
| thnks qaali |
| wow qaaliyah KA DAA ... ( 1 week ago by NoCeVil4ever) |
| wow qaaliyah KA DAA HADALKAA DIBNAHA DABUUBTAASI WAY XUNTAHEE! nin jeclow waa naar jeclow maaad tiri yaab qaaliyay ragu waa dawadiina waa kuwa idinku roon inii dul qaata idinkoo rag godob ka galay ayaan idin cafinay qaaliyay mad ilowsan tahay inta WIIL HANAD ah hog la galay jacaylkina good example BOODHARI.QAYS wise men say (dumar geesi dhaaxay gooyeen hadiisoo ragna garabsi moodkood ka gaboobi maayee)n also he say(bal maxan haweenkiyo dumar ugu hilooba ama kula heshiiyaa? qaaliyay is too late |
| NoCeVil4ever lol ... ( 1 week ago by qaaliyah) |
| NoCeVil4ever lol runti nimanka hadiila jeclado wax kale ayeeyba is moodan markii iyaka ku jecladan uun beey jecelka wax moodan marka allaah nin aan i jecleyn ima jeclsiyo amen fartuna jeclka rabi ha u sahlo mirahisa |
| qaaliyay aaamin ... ( 1 week ago by NoCeVil4ever) |
| qaaliyay aaamin horta ducadaada balse ha qarin jacaylka raga.waan idinka naxnaa markad sidaa birimo u yar calaacashaane oo naaskan hooyo ka jaqnaa xasuusanaa lkn cida xag jirka noqotay waa dumarka (NACASOW JACAYLOW DUMARKA MA LAYSIDE MA RAGAA LAGUUGU DAW GALAY) waa sidaa qaaliyay xaalku |
| eheheh NoCeVil4ever ... ( 1 week ago by qaaliyah) |
| eheheh NoCeVil4ever fartun waxa maraan ama ruxla maray ka dhigay sow rag jecel xumadii maha naga daa de rag wala bardaye meel aan idinka aadno ayanan aqone caadi ma dahiine |
| kkkkkkkkkkkkkk ... ( 1 week ago by NoCeVil4ever) |
| kkkkkkkkkkkkkk qaaliyay waad iga qoslisay ok waan qaatay waxan kaga hadhay hadalkaa aad tiri (meeel aan idinka aadno ayan aqoone)ok wan fahmay waana run imikad saxsan tahy ood wadadii ku soo dhacday |
| NoCeVil4ever lool ok ( 6 days ago by qaaliyah) |
| NoCeVil4ever lool ok |
| hmmmmmmmmmmmm brimo ... ( 2 days ago by ufeey) |
| hmmmmmmmmmmmm brimo go habo nice song |
Tell a friend:














