Hargaysa ma nabadbaa
Uploaded by: erigavo2003
Video Description:(Show || Hide)
cawaale hargeysa
Tags for this video: hargeysa ma nabadbaa
Find more videos in the "Music" category
See more videos uploaded by erigavo2003
| cawaale Aadan | Welcom to Hargeysa Somaliland | Hargeisa August 2007 |
![]() | ![]() | ![]() |
| C/naasir Macalin & Walaalaha Hargeysa | HARGEYSA BY CAGOOS | Hargeysa Airport Somalia |
![]() | ![]() | ![]() |
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| Array ( 9 months ago by wadanihib123) |
| to suhuurwacan naa heedhe bal afsomali soobaro markaas ayaad wax hargaysa kasheegiye iyo dadkeede waxa gaajadu dishay halkeed ku aragtay malaha waxaad kukhaldaysaa somalia waar ninyohow somalidu waa sunta hargaha naaheedhe manin reer hargaysa ah ayaa kufara xumeeyay waad maqlaysaa waxa hargaysa amaan lojeedinayo ninbaa wuxuu yidhi hadad cirka salaan dhigato ood samada qabato qaar aad moodo inay waalanyihiin oo salaano wata ayaa ku soo salaami cajiib khati bilaahi ayaan kataganhay walawayn |
| somaliland dal ... ( 9 months ago by abdulduule) |
| somaliland dal kajga duul kaijga from holland amsterdam bradar's appie 18 jear's ould halle |
| Walee waa hees ad u ... ( 8 months ago by Hotmanx000) |
| Walee waa hees ad u quruxbadan thanks Cawaale |
| Nin aad u cod qurux ... ( 8 months ago by Hotmanx000) |
| Nin aad u cod qurux badan baad tahay |
| Array ( 8 months ago by Hotmanx000) |
| to wadanihib, nacas xun baad tahay xageed u leedahay ma soomaliya baad ku khaldaysaa Hargeysa, labadooda isku ma dhowa somaliland nabad buu leeyahay lakiin soomaliya waa wadanka runta ah isagaa uga horeeyey. Half Somali 4 lyf Half Somaliland 4 lyf Peace up :D |
| Waa adiga leh ... ( 5 months ago by africankueen) |
| Waa adiga leh soomaaliga soo baro, ma'adaa fartan aad qoreeysa iska leh hadii aad labo wadan kadhigtay hargeysa iyo wadanka intiisii kale... teeda kale udhaafa inaad soomaali isku dhiibto markaad timaado europe iyo passport-ka soomaaliyeed aa ku martaan dhulalka carabta.. yeesha waraaqihiina khaaska ah... war been beey kaa dhaadhiciyeen qabqablaayaashiina ee wax baro oo buugaagta aqriso.. hadaba intaad xanuunka iska saartid caqli yeelo... necbiyaa wax cuqdad miiran hadana cilmi lahaayn |
| ereyada heestan ... ( 5 months ago by psIronman) |
| ereyada heestan waxaa iska leh Abwaankii waynaa ee CABDI AaDAN XAAD( cabdi qays). ee dhagaysi wacan. |
| Somaliland Iyo ... ( 5 months ago by beta4xp) |
| Somaliland Iyo Somalia Meesha Loo Kalla waddo ma fahmin. Balse Somaliland Maka Maarmi Gartaa Somalia? the answer is no. |
| Ilka Dheere Caadi ... ( 5 months ago by beta4xp) |
| Ilka Dheere Caadi Ma Ahan,,,,,, Caawale Wallaahi I liked him cause he is genious.... |
| Array ( 5 months ago by somalilangirl) |
| beta4xp saxiiib anaa kaaga jawabaya su.aasha somalidu waxy tidhaahdaa gacmo wada jirbay wax ku qabtaaan anagu hadaanu nahay somaliland runtii angaa idinka somali jecel. lakiin waxad sameeysaan barwaaqadii ayaad xejin waydeen hadaad tihin faqash oo ku disheen isaaqa malaayiin rag,dumar.caruur iyo ciroolaba. kolay somaliland waxy ugoday waa la ogyahay taas hooyadaa waydii nin walaan ayaa faqash soo dhaweysanaya. |
| nina haybadaadiyo ... ( 5 months ago by erigavo2009) |
| nina haybadaadiyo hibo eebe kuu qoray habeen kaama qaade horaybay abwaaniyo hobolo kuu amaaneen hargaysaay waaaaaw taariikhda hodonka ah ka haabibi maayee rugtii ugu horaysee xurnimada u heestaaaaaaaaaaaay somaliland ha noolaato |
| fuck somelilend... ... ( 4 months ago by yasinxtype) |
| fuck somelilend...and all its ape arab wannabe jumbo monkey...abeid..ni99ers...viva al yemen |
| viva alyemen shut ... ( 4 months ago by EDZ3EDh) |
| viva alyemen shut fuk up we aint no niggers and dont cal somlais niggers nacas yahow |
| yasinxtbye cayda ... ( 4 months ago by erigavo2009) |
| yasinxtbye cayda iska dhaaf sidii nin u hadal nacasyohoow la iska soo dhooftay fuck cabdulaahi yusuf and somalia waa nacas hawiye ah oo xabashi soo kufsaday |
| Yasin go fcuk a ... ( 4 months ago by MasterKey69) |
| Yasin go fcuk a donkey. If u cant enjoy these lyrics and this gifted singer, u know what u can do...Somaliland all da way baby. |
| somaliland 4 eva , ... ( 4 months ago by Maawel) |
| somaliland 4 eva ,the mother of somali songs ,somaliland haa nolatoo and down all faqash,waaar waxaa lo aflaxa sida cawaleh yaree,ya salam , cawaleh , tes l artiste le plus jeune de djibouti et tu as illumine djibouti et ses artistes , |
| hargaysa way ... ( 4 months ago by buraowe999) |
| hargaysa way nabdoontahay alhamdu lilaah ee faqashta iyo san gadhuudhiga waad cawri badantihiine cawrida naga daaaya PLZ fanaanka da'da yarle ee cawaale yare aad baad u mahdsantahay yaakhi hees iyo badh weeeye |
| Manshallah cawale ... ( 4 months ago by etoil09) |
| Manshallah cawale ya salamm tu chantes avec la verite. God bless u... |
| Hargesa sida aay u ... ( 2 months ago by IICaaqilII) |
| Hargesa sida aay u dhisantahay ilaah sidaas ookale muqdisho iyo magaalooyinka lamidka ah alaaha ka dhigo amiin |
| Hargeisa is still ... ( 2 months ago by jislboy) |
| Hargeisa is still waa nabad after the un-islamic terrorist attack . Culimaaudiinka Waaweyn ee reer Somaliland, ayaa markii ugu horreysay si balaadhan u cambaareeyey falalkii argagixisda ahaa ee khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca badan geystay ee lala beegsaday sadexda xarumaha Madaxtooyada, Safaaradda Itoobiya iyo xafiiska UNDP ee magaalada Hargeysa. |
| hargeysa waa ... ( 1 month ago by qaranradiye) |
| hargeysa waa magaalo qiimo leh oo nabad ah dadkeeduna ay ilaashadeen. waxaana cambaaraynayaa falkii loo gaystay Hargeysa kuwii ka dambeeyay falkaasna maaha muslimiin mana aha somali ee taas ogaada. Somaliland waxaan dhahayaa wax dhib ah yaan loo gaysan dadka somaliyed ee ka soo qaxay Xamar oo yaan iyaga looga shakin. Sidoo kale Maamulka Puntland gaar ahaan magalada Bosaso waan u tacsiyadaynayaa dhibkii ka soo gaaray falkii naxariis darada ahaa. |
| ilaahay hawgu wado ... ( 1 month ago by sevenupforever) |
| ilaahay hawgu wado s/land nabada aamiin |
| Great video Cawaale ... ( 1 month ago by Gabadh) |
| Great video Cawaale you have goo dvoice nad thanks for showing us our beloved Capital...Viva Somaliland |
| i hate the place i ... ( 1 week ago by mushakal) |
| i hate the place i went there next ting u know people got funny accent n call u daqan cellis but mogo where mama is from was so civalised |
Tell a friend:














