Qisadii Qoyska Reer Cabdi Hiraad!



Uploaded by: Somtv
Video Description:(Show || Hide)
Qoyskan ayaa kala kulmay cunsirinimo xun tuulo yar oo aay degen yihiin 25 KM u jirta magaalada Odense ee dalka Denmark. Qisadan qoyska reer Cabdi Hiraad waa mid la mida dhibaatooyinka soomalida ka haysta qurbaha. Waxaana SOMTV fursad u heshay in aay qoyskan ku booqato gurigoodi lagu soo weeraray.
SOMTV, ka Daawo Dalkaaga & Dadkiisa



Tags for this video: danmark denmark puntland qaxooti qurbaha racism somali somalia somaliland somtv

Find more videos in the "People" category
See more videos uploaded by Somtv

Related Videos
Hadaad Haysan Waydo Waa Laguu Hayn 3 of 4abdi jamac qaboojiya somalilandhanadcadi
hadaad-haysan-waydo-waa-laguu-hayn-3-of-4.htmlhadaad-haysan-waydo-waa-laguu-hayn-3-of-4.htmlhadaad-haysan-waydo-waa-laguu-hayn-3-of-4.html
TrailerDalkaygoowSOMTV Music - Maryan Mursal & her doughter performing LIVE!.
hadaad-haysan-waydo-waa-laguu-hayn-3-of-4.htmlhadaad-haysan-waydo-waa-laguu-hayn-3-of-4.htmlhadaad-haysan-waydo-waa-laguu-hayn-3-of-4.html


Share This Video:       StumbleUpon       del.icio.us       Reddit       digg       Furl       Spurl       Simpy       YahooMyWeb


Comments for this video: Show || Hide
Comments for this video on YouTube
Danish people show, ... ( 2 years ago by hunter4beauty)
Danish people show, tremendous hate towards anyone that is not white christine recently.Danmark claimed to protect its democratic policies, when it comes to free press (even if this angers billions of people around globe after insulting their believe).
why Danish ... ( 2 years ago by hunter4beauty)
why Danish Government is not being active protecting its own refugees? am glad i live in USA where we have a constitution that protects your civil rights.
Damn shidh, why ... ( 2 years ago by nationwide90)
Damn shidh, why dont they just leave the country
Array ( 2 years ago by Somtv)
To: Nadia...
Waxaa fiican in dadka kaa-weyn aad u-ixtiraamto sida waalidkaa ookale.
Bil kadib markii barmaamijkan aan duubnay ayuu Allaha unaxariistee geeriyooday Cabdi Hiraad. Cabdi Hiraad oo ah nin Oday soomaaliyeed, bulshaduna ay wada jecleed ayaa geeriyooday. Ilaah samir & iimaan hanaga wada siiyo, naxariis & Janana haka waraabiyo.
SOMTV
Denmark
SOMTV: waar ilaahay ... ( 2 years ago by NadiaAdam)
SOMTV: waar ilaahay ha u naxariisto odayga, waxaan qorayna cay iga may ahayne, kamasax fadlan. qaladku waa dhacee,
how come this ... ( 2 years ago by Kowneyn)
how come this people don't know how to speak somali
itsn't "qamaarka dhiga" its "qimaarka dhiga"
Somali say "Nin aan ... ( 1 year ago by iamdaguy)
Somali say "Nin aan shantaada farood kaa reebin shar ci kaamo reebo" soo ma somali people.. get som young lads and hell "War on Racims"



Tell a friend:


URL 
Embed Code