Majaajilo #4T
Uploaded by: qawdhan
Video Description:(Show || Hide)
Tags for this video: majaajilo qawdhan somaliland
Find more videos in the "Entertainment" category
See more videos uploaded by qawdhan
| Majaajilo #4B | Aw Koombe | somali majaajilo (15ka Shumey 2) |
![]() | ![]() | ![]() |
| somali majaajilo (Jeyte+Kuku+Ziyaton) 1 | majaajilo #2 | Majaajilo #5T |
![]() | ![]() | ![]() |
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| ina haybe laanbad ... ( 9 months ago by somalilander143) |
| ina haybe laanbad very funny maykal dhagjar agagaarka soo mar thanks qawdhan sxb |
| nice video thanks ... ( 9 months ago by jimauSL) |
| nice video thanks qawdhan...walal wax mad ka haysaa riwayadii beeney waan run ?? soo geli fadlan hadii a haysoo siiba heesihii...thanks |
| somalilander143 you ... ( 9 months ago by qawdhan) |
| somalilander143 you are welcome sxb. |
| jimauSL adigaa ... ( 9 months ago by qawdhan) |
| jimauSL adigaa mudan saaxiib. Haa waan hayaa ruwaayadii beeneey waa run waanan soo galin doona qayb ka mid ah hadii ilaahay yidhaahdo. |
| ... ( 9 months ago by kingburco) |
| kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk gebigiisuba baby lotion ah.... silis wayn ioo dolar ah this is hilarious walaahay qawdhan ind aad ayaad ugu mahadsantahay 2 give us entertainment wlaahay waa funny riwayadani |
| Adigaa mudan ... ( 9 months ago by qawdhan) |
| Adigaa mudan kingburco. |
| kkk qawdhan waaan ... ( 8 months ago by naaxiye) |
| kkk qawdhan waaan ku salaamay sxb, waxaad soogalisay fananintii iyaga oo markaa soobaxaya oo kasoo gaadhay burburku, sahra ali hasan abdi haybe, madad sheik ismail |
| Qawdhan sxb ... ( 4 months ago by fiskis2007) |
| Qawdhan sxb majaajiladani waxay ku jirtay bandhig faneedkii Axmed Mooge AHN. goobtuna waa Stadium Mogadisho qaybtii Basketka 1985 |
| fiskis2007 saaxiib ... ( 4 months ago by qawdhan) |
| fiskis2007 saaxiib khibradbaad u leedahay fiidiyowyada soomaalida. Respect. |
| hahahahaha ... ( 4 months ago by qawdhan) |
| hahahahaha fiskis2007 may saaxiib kuuma quusinayee waxaan ku arkay adigoo magacaabaya aflaam kala duwan oo ku jira janalkan, kolkaasaan aniguna go'aansaday in aan kuugu yeedho khabiir. Xagayga khabiir ayaad ka tahay sxb. |
Tell a friend:















Kooxda Danan