Dalkaygoow
Uploaded by: Somtv
Video Description:(Show || Hide)
Tags for this video: faadumo heeso khasim puntland somali somalia somaliland somtv soomaali
Find more videos in the "Music" category
See more videos uploaded by Somtv
| Gumeysiga Itoobiya | Somalia | Maryan mursal 1 jul |
![]() | ![]() | ![]() |
| gabar ajnabi ah oo hees soomaali qaadaysa | FADUMO QASIN (DALKEYGOOW) | Qisadii Qoyska Reer Cabdi Hiraad! |
![]() | ![]() | ![]() |
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| MzeeDala-- If you ... ( 7 months ago by samiira1) |
| MzeeDala-- If you hate ure people thats simply self-hatred. It would be wise to put ure "rage" into something powerful perhaps with a positive outcome! Everyone is constantly crying about the destruction but its time to rebuild ! |
| somalia ilahay ayaa ... ( 7 months ago by dafaaye9) |
| somalia ilahay ayaa u ciqaab cilan u soo diray ilaa ay ilahay usoo noqonayaana waligoood ma hishiinayaan, mida kale ee ay somalia ku hishiin kartana waxa weye oo kaliya in ay ninkasta iyo kalkiisu ay dhulkoodo iska otaan ellrs går ikke sidan, Mhd..jijigawii |
| samira1---if the ... ( 7 months ago by MzeeDala) |
| samira1---if the vast majority of your own people are arrogant and ignorant what are you supposed to do other than disowning them... I am tired of their tribal wars... as much as i hate what my country has turned into, i also hate the evil doers who started all these conflicts...i have every right to curse them, cause i am not only out raged but i feel my rights have been violated by my own people. |
| Mzee- 2each is own. ... ( 7 months ago by samiira1) |
| Mzee- 2each is own.... Regardless of the arrogance and ignorance these are your people the blood runs in you its inevitable. There are good & bad in all people.u must realize that. The warlords have hands full of blood and they will have to answer to the all- mighty for their doings. You are amongst many who have been robbed but you must draw something positive from this and not lose hope. Just like we destroyed our country we must rebuild it! Stay Positive... |
| i wounder when ... ( 7 months ago by muniraaa) |
| i wounder when somalis use their brains if its not now when... |
| Samira-- i wouldn't ... ( 7 months ago by MzeeDala) |
| Samira-- i wouldn't be angry and filled with remorse if i don't care about my people. The only thing we can clinch to now are hopes and dreams that would only makes us look delusional There are very few people like you who want peace, the vast majority are war mongers who rejoice over death and the sufferings of the poor. Tell me please! why shall stay positive if my coutry has become barren in a sense that it would NEVER give birth to peace? (UNLESS many peaceful people like you are born!) |
| waar soomaliyey ... ( 6 months ago by xamareyte) |
| waar soomaliyey sidii wadankiinu u dumay bal luqadiina ha duminina waxad leedihin af aad ku hadashana anad wax ku qortaan walalayaal english waa la wada yaqaana lkn qadariya oo qiimeeya luqadiina ninkii comment wax ku qoraya waxan jeclan laha inuu somaliku qoro ahaadana kuwii ku faana afkiina iyo dalkiina HADII AAN WAYNAY WADANKEENII OO NABADA MAAN WAAYIN LUQADEENII IYO AFKEENI WALALYAAL WSC |
| AXX waleee heestan ... ( 6 months ago by xamareyte) |
| AXX waleee heestan meel ayay iqarxinayzaa aaxxx dal qiimihiisa waxa og ninkan dal lahayn ilaahow umadoo nabada arligoo nabada eebow waan u baahanahee aaaamin yaa rabi |
| staying mad won't ... ( 6 months ago by respectedLADY) |
| staying mad won't rebuild our country.we should pray for our country and hope people have learned a lesson.you can't give up on our country,it's not somalia's fault her leaders didn't care for her and the people that live in it. |
| Prayers can only ... ( 6 months ago by MzeeDala) |
| Prayers can only save us from the punishment here-after. I blame each and every Somali for their tribal conflicts...illiterate people who believe that their ancestor were Arabs, even some call themselves SOMALIANS INSTEAD OF SOMALIS, this really shows how ignorant our people are. I HOPE God will forgive them, We have turned into the very worst of humans...we are in a point of no return... I am done with them, let them continue killing each other in the name of Qabil. i say goodbye to sorrows |
| Wallaahi waan ooyey ... ( 5 months ago by sharka111) |
| Wallaahi waan ooyey oo ooyey, illintii baa iga dhamaatey. Markaan hadda qorayo wallaahi billaahi tallaahi waa oynayaa. Caruurteydii baa ila yaabtey oo xaaskeygii baa ila yaabey. Ma aqaan wax aan sameeyo! |
| somali waa dad ... ( 5 months ago by Afgooyee) |
| somali waa dad qaranimo qabiil ka doortey, dad dhereg baahi ka doortey, dad caafimaad jiro ka doortey, dad nabad dagaal ka doortey, dad dhulkoda qaxooti ka doortey, dad farxad calool xumo ka doortey, dad raaxo rafaad ka doortey, dad nolol geeri ka doortey, dad sharaf sharafxumo ka doortey. maxaa la sameyna somalis made their choice in 1991 |
| people keep on ... ( 5 months ago by roffo877) |
| people keep on taking about i want peace nd we got bad leaders nd lets stop the tribal wars well 2 do all of dat u need 2 wake up nd get of ur computer and help ur people by all needs dat way somalia has a chance other wise is gone stay the way it is |
| waa ereyadii ... ( 5 months ago by psIronman) |
| waa ereyadii Hal-abuurkii waynaa Abwaankii caanka ahaa ee CABDI AADAN XAAD (CABDI QAYS).xaqiiq waa muwaadin somaliyeed. |
| Array ( 5 months ago by amal519) |
| OOOOOOOw my god, yaarabi, heestan anoo 4 sano jiraan dhageesan jiray mar walbo na waan la ilmeenjiray, 6 sano markaan jiray heesta siday tahaan ugu luuqeenayay, noloshayda hees aan ku matalay ma arag, taa waxay ii cadeesay jaceelkaan wadankeyga u qabo, qofta heestan qaaday ilaa iyo hada war uma hayo qofay tahay iyo magaceeda midna, sheeko qosal miiran ayaa dhacday, qeebta danbaan ka dhigi ee aqriso fadlan, heestan ayay quseesaa, thanks |
| Waatan sheekadii: ... ( 5 months ago by amal519) |
| Waatan sheekadii: Halgam Kenya nairobi anoo dagan ayaan galab Islii Kenya nairobi soo aaday, waxaan ku gaaray ilaa maqribkii, anoo markaa kasii baxayo ayaa askar tii iqabatay kaarkii ardaynimadeen haystay na waa layga xadoo ma haysan, kadib ayay ila istaajiyeen dad badan ay qab qabteen, kadib ayay ila hadleen oon la hadli waayay waxaa igu soo dhacday heestan kadib ayaan anoo si caadi ah u qaadayo ee qof walbo maqli karo uqaaday, een cidna ka baqeyn, qaybta danbe ka aqriso sheekada qosolkeeda |
| sheekadii ... ( 5 months ago by amal519) |
| sheekadii qeebteedii kale: waxay aheed markii ugu horeysey askartu iqabatay, kadib ayaan heestii sii qaaday oon uqaadayay sidii in aan cidi i agjoogin, kadib ayay askartii ila hadashay heestaydii un baan watay anoo heestii qaadayo ayaa waxaa isoo agmaray 2 ba wiil ee somaali ah waxay u istaageen heesta iyo saan wadada dhaxdeeda uqaadayo, askartu maysan arag wiilasha, kadib ayaa wiilashii arkeen in askar geeskeyga taagan tahay waxay maageen inay cararaan qeyb ta kalaan ku dhameen sheekada thanks |
| Shwwkada qeebteedii ... ( 5 months ago by amal519) |
| Shwwkada qeebteedii kale: wiilashii markay askarta aka orda is yiraahdeen ay dhowr tilaabo gadiyeen ayaa daasad wayn ee meesha taalay ay ku kufeen, kadib askartii ayaa isla markiiba inta qabatay gacmaha ka xidhay, intaa anigu heestaydaan baan qaadi waana daawan waxa wiilasha kudhacayo isla markaana waan iska qosli, wiilashi ayagoo gacmaha ka xiran ayay habaar iigudhaqaaqeen ayagoo leh ayadaa kadanbeesay oonu u istaagnay heestay qaadayso, askartii ayaa intay iga yaabtay itiri lacag nasii lasoco q |
| SHeekadii ... ( 5 months ago by amal519) |
| SHeekadii dhamaadkeeda: Kadib ayay askartii tiri lacag nasii aanu kudaynee, saane shilin ma haysto heestaydiina watay kadib ayaa gabar aanu wada soconay ee sharci laheed tiri anaa idinsiinayo sidii ayaanu ku tagnay anoo wali heestii wateen kala jecleen waxa meesha ka socdo, wiilashiina aan ku qoslayo waxa ku dhacay, ayaguna ay caytamayaan, runtii magaran waxa heestan igu kalifay se waxaan hubay in ay dhab aheed heestan, waa heesdhab ah ee qalbiga qofka taabanayso, wadankuna xormaynayso,yaa rabi |
| somali people stop ... ( 4 months ago by formerthegangst4real) |
| somali people stop complaining and do something for our people and country..if we blame eachother all the time we will never achieve anything...I love somalia I love our deen and I love our culture..lets unite forget qabiil..maanta magaaladii muqdisho xabashi baa dagan ma oo askar keensatay..xabashu xun baa maanta na gumeeysanayoo....ma Ceeb baa noo hartay..walahi..saan hadaan ku sii socono waligeen meel gaari doono.....Somaalia waa one. |
| we each we need a ... ( 4 months ago by mabdirahaman) |
| we each we need a peace but we don't say |
| UNITED SOMALIA NOW. ( 3 months ago by forumlahore) |
| UNITED SOMALIA NOW. |
| I Miss My Home-Land ( 2 months ago by bakaryare5) |
| I Miss My Home-Land |
| oh my allah my i ... ( 1 week ago by mysomaliXamar) |
| oh my allah my i miss my home land somaliya aloow wadangeena oo wanaagsan noo soo celi ilahoow noo dulqato iska na keen cafi i miss somali so much dalgeeykooow nabad dadkeeykoow nabad insha allah |
Tell a friend:















SOMTV waxay ku leedahay Baashaal wanaagsan.