Former Somali PM against Ethiopian Invasion of Somalia
Uploaded by: macalimuu
Video Description:(Show || Hide)
Tags for this video: Africa Eritrea Ethiopia Islam on Somali Somalia Somalian Terror War
Find more videos in the "News" category
See more videos uploaded by macalimuu
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| waxan mahada ... ( 9 months ago by roombe) |
| waxan mahada iskale ilaahey na abuuray aniga waxan aaminsanahay in ethopia in asan kaligeed wax tari karin ama na adoonsankarin in ey gudaha somaliya sogasho ee waxa dabada ka rixaya waa siyasada bush ee ku wajahan soomaliey iyo danta uu kaleyahay geeska africa marka hurdada ka kaca soomaliyey tooso tooso isku tirsada |
| be careful of what ... ( 9 months ago by darood11) |
| be careful of what you saying |
| war dadyahoow hadal ... ( 9 months ago by ahmedsom) |
| war dadyahoow hadal iyo ficil waa kala laba soomaliya xilligaan waxay diyaar u tahay in la gumaysto waxaana taa daliil u ah waxa ay qaranimadoodii ka hormariyeen QABIIL jacayl iyo EEX, tusaale fiican waxaa u ah inta maanta kabaha u qaadaysa cadawgeennii soo jireenka ahaa ee cid waliba wada taqaana.. Ethiopia. waxba yaananan waqtiga laysaga dhuminin hadal tiro badan, ilaa laga fara-xasho qabiilka laga qoomameeyo wallee soomaliya dawlad arkimayso. |
| Waxan jeclaan lahaa ... ( 9 months ago by caanood) |
| Waxan jeclaan lahaa Axdiga Dowladda Federaalka Ku Meel Gaarka ah oo taabbagal noqda. Weligeed Soomaaliya ma yeelan xeer ka wanaagsa. Dowladda iyo Itoobiyaanka waa lgu kallifayaa inay iska caabbiyaan fidnawadayaasha shacabka ku dhex dhuumanaya. |
| I really believe ... ( 9 months ago by mubarak29) |
| I really believe that there are some some Ethiopians who can write somali. by that, I mean MAHAD and the last view posters are not somalis or they are stooges of the wayanee. Guys, shame on you for what you said to the somali prev legend who is welknown to be the best prime minster ever |
| I really believe ... ( 9 months ago by mubarak29) |
| I really believe that there are some some Ethiopians who can write somali. by that, I mean MAHAD and the last view posters are not somalis or they are stooges of the wayanee. Guys, shame on you for what you said to the somali prev legend who is welknown to be the best prime minster ever |
| I really believe ... ( 9 months ago by mubarak29) |
| I really believe that there are some some Ethiopians who can write somali. by that, I mean MAHAD and the last view comments are not somalis or they are stooges of the wayanee. Guys, shame on you for what you said to the somali prev legend who is welknown to be the best prime minster ever |
| Waqtigii C/risaaq ( ... ( 9 months ago by Afrikaanka) |
| Waqtigii C/risaaq (1963-1967) waxaan ka hadlaynay Somali weyn maantana waxaa laga hadlayaa Ethiopiyada Weyn oo uu hoggaaminayo Zenawi |
| cabdirisaaq ... ( 9 months ago by dhalole) |
| cabdirisaaq cimrigaaga alaha dheereeyo, run ayaad kahadshay. soomaalidu waa dad walaalo ah oon waxba isoorin hadaba yaan nala qaybi oon nalka faa iidaysan |
| ninka mahad la ... ( 8 months ago by abdul1234123) |
| ninka mahad la baxay si aan filayo waxa aad ula jeedaa mahad jufada aad ka soo jeedo adigoo ku xumeenaya ex p.m cabdirsaaq xaaji xuseen taasi waa kuu doqon nimo c/saaq cidna kaama xigto waana nin wadani ah dhoowraaya sharafta wadankiisa hadaad isleedahay odeyga murtadka ah ee doqonimada ku duqoobey c/lahi yusuf sanawi adeer maskiin baatahay ragna wax kama taqaanid ee afkaaga ka cesho umada sharafeesan |
| Yaab! ( 8 months ago by Zuugaan) |
| Yaab! |
| one love to all of ... ( 8 months ago by realestchick2002) |
| one love to all of SOMALIA..my brothers and sisters, let UNITE. lets me one. LETS LOVE ONE ANOTHER. LETS FIGHT THE TRUE ENEMIES INSTEAD OF OURSELVES. PLZ. PLZ. PLZ. WE ARE ONE. BEFORE ANYTHING WE ARE MUSLIM. WE ARE HUMANS. WE ARE BROS AND SISTAS. LETS LOVE EACH OTHER AND STOP DIVIDING. LETS LOVE AND CARE FOR ONE ANOTHER IN THE NAME OF ALLAH. ALLAH DOES NOT LOVE WHAT SOMALIS ARE DOING RIGHT NOW. ALLAH DOES NOT LOVE DIVISION. |
| dmf,nd,afn ( 8 months ago by jaili08) |
| dmf,nd,afn |
| Cabdirisaaq waa ... ( 8 months ago by maaful) |
| Cabdirisaaq waa mucjiso waxaa alle dabadhigay walaalkiis Cabdullaahi Yuusuf Axmed, Cabdirisaaq ma rabo maxkamado laakiin waxuuu istusayaa reero kale. |
| MAANFUL Doqon baad ... ( 7 months ago by Jamalian) |
| MAANFUL Doqon baad tahay : Cabdirisaaq waa nin Muslim ah soomaaliyana Jecel... |
| Cabdirisaaq Xaaji ... ( 7 months ago by maaful) |
| Cabdirisaaq Xaaji Xusseen haddii uusan cawaanta soomaaliyeed u kala eexan lahayn kuma qayliyeen, laakiin intii uu islahaa reero kale raali gali ayuu kuwa kale ku tacadiyey. |
| we need to go back ... ( 7 months ago by raznus12) |
| we need to go back home and fuck this mother fuckers up cause we did it before and we can do it again ethiopia is not strong enough to stand by them selves hilbka qaydiin anaga burnay because hadey dabka shidaan somalibaa na arkaysa markaa aan qaydhiinka aan ku cuno |
| Nuti Oromoon ... ( 7 months ago by obochabsa) |
| Nuti Oromoon Ethiopia jirru Somaleen Obboleeyan Keegna.Jabo walgargaare.ammas isin bira Dhaabbanne walgaraaruuf ammalle Xayaar taneeti jirra. Oromo Fii Somaleen Obboleeyani Walumaanu Rabbi Ha Nugaragaaru. |
| very funny former ... ( 7 months ago by hajiabdu) |
| very funny former prime minister you have blood on your hand..you know the muder you committed in mudug region.you are talking about ethiopian hell i rather have them controlling me like sucker like you |
| Balaayo ayaa ... ( 5 months ago by africankueen) |
| Balaayo ayaa kadhacday... soomaaliya wax dan u ahayo malahan.. laa maxaakim waalaa kuwan sheeydaanka ah.. marka c/risaaqa waaba nin yaaban.. maxaakim buu faaninayaa.. ayagoo xuseen caydiid iyo indhacadee kujiraan.. waa shaati cusub ee runta isusheega... |
| SOMALINIMO IS THE ... ( 5 months ago by freeogaden) |
| SOMALINIMO IS THE KEY |
| thank you T F G ( 4 months ago by hamada20015) |
| thank you T F G |
| Mine too, I guess ... ( 4 months ago by lefty21) |
| Mine too, I guess that makes you my cousin :) |
| u still sound like ... ( 2 months ago by turboboy21198) |
| u still sound like a bitch |
Tell a friend:















Abdirizak Haji Hussein (Somali: Cabdirazaaq Xaaji Xuseen; born 1924) in the Galkayo, Mudug Region of Somalia, was Prime Minister of Somalia from 14 June 1964 to 15 July 1967 when the country was controlled by the Somali Youth League (SYL).