Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 19aad
Uploaded by: XasanBurhaan
Video Description:(Show || Hide)
Heeso Soomaaliyeed oo xul ah laga duubay TV-ga JDS, 1989. Xareedo Ismaaciil "Duniyo". Selection of Somali music from the SDR TV, 1989. Haredo Ismael "Duniyo".
Tags for this video: Ah Duniyo Haredo Heeso Ismaaciil Ismael Music Somali Songs Soomaaliyeed World Xareedo Xul
Find more videos in the "Music" category
See more videos uploaded by XasanBurhaan
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| Waaaaaaaw! ... ( 6 months ago by Zuugaan) |
| Waaaaaaaw! Heestaan waxaa Xareeda la qaadi jiray Cabdulqaadir Xasan Nageeye. Erayada iyo laxanka waxaa iska leh Cabdulqaadir Xasan Nageeye! |
| zuugaan, sxb waad ... ( 5 months ago by abdullahi1988) |
| zuugaan, sxb waad asiibtay waa runtaa NAGEEYE asagaa la qaadi jiray asagaana sameeyay hees aad caan u ah ayay ahayd!!! |
| thanks for adding.. ( 5 months ago by falujaa) |
| thanks for adding.. |
| waaw Eedo Xareedo ... ( 4 months ago by mahadbel) |
| waaw Eedo Xareedo ismail DUNIYA , VIVA MJ, |
| waxaay u dhalatay ... ( 4 months ago by mahadbel) |
| waxaay u dhalatay GOBOLKA BARI < GAAR AHAAN UFAYN (MEESHA SHIDALKA LAGA HELAY HADDA) WAXA WAAYE MAJEERTEEN < CALI JIBRAAHIl |
| waaaaaaaaaw afkaada ... ( 3 months ago by outlawzliibaan) |
| waaaaaaaaaw afkaada caano lagu qabay waxaasaa heesa viva MJ , |
| mahad walaal wax ... ( 2 months ago by toghdeer01) |
| mahad walaal wax war ah ma ka haysaa inay nooshahay iyo halka ay ku nooshahay,waa fanaanad qiimo leh heeso badan oo caan ahna qaada inkastoo dadk inta badan u aqoon inay heesahaa leedahay. |
| Maad iska tiraahdid ... ( 4 weeks ago by Abshirmo) |
| Maad iska tiraahdid waa Majeerteenka yar yar, inta aad is xiiqinayso. Sidaas ayaa kaaga sahlan int aad soo qoraysid Ibraahiimadiinii. |
Tell a friend:














