Dhaanto by Shiikh Cabdullaahi Sulfa



Uploaded by: Baahalow
Video Description:(Show || Hide)
Shiikh Abdullaahi Sulfa One of The original Iftin Band in Early Eighties Was describing in This Video the Origin Of Raggae Music which indeed is Somalia's Own, The Rastafarians Such as Bob MArlee nad Peter Tosh derrived The Raggae Music from Dhanto which is a Somali Cultural Dance.
Sulfa and The rest of Waberi Team Then Plays a Dhanto Songs to demonstrate the Clain That Raggae Music Was Stolen From Somalia.
The Two Girls Dancing Near Sulfa , The One Next to Him IS Late Halima Musa Moallim ( MIlano) Naxariistii Janno iyo Dambi dhaaf Allaha Siiyee



Tags for this video: Dhaanto Music somali

Find more videos in the "Travel" category
See more videos uploaded by Baahalow

Related Videos
DhaantoHees wadani ah - Sheekh SulfaBEST NIIKO-WAA IDILAA
dhaanto.htmldhaanto.htmldhaanto.html
Somali Song: By IFTINSulfa DrugsSACABKA II TUMA (Somalia)
dhaanto.htmldhaanto.htmldhaanto.html


Share This Video:       StumbleUpon       del.icio.us       Reddit       digg       Furl       Spurl       Simpy       YahooMyWeb


Comments for this video: Show || Hide
Comments for this video on YouTube
Wow! more videoes ... ( 1 year ago by D11NA)
Wow! more videoes please. How can i down load this? please let me know. ♥♥♥Zulfa♥♥♥
wow! I appreciate ... ( 1 year ago by evfufo)
wow! I appreciate all of the "Your stuff
is great" and "I don't need to tell you how well
your stuff works" comments, isku dhookh ayan naheey
Thanx for your ... ( 1 year ago by D11NA)
Thanx for your input brother. I will look for that store
mid wada ogaada... ... ( 1 year ago by abshir9)
mid wada ogaada...Waxaan maqley in fanaaniinta ku nool dibedaha ay sameynayaan bandhig ay lacag ugu uruurinayaan dadka soomaaliyeey, Balse waxaa is weeydiin muddan Arinta ah "fanaaniintii ay isku ceeshka ahaayeen iminkana ku tabaaleeysan wadankii oo dhan, qaasatan muqdisho oo maanta fanaaniinta ku sugani ay dadka albaabada u qaraacayaan iyagoo weeydiistana qutulyoon-maalmeedka, maxeey ugu guban waayeen oo ankee 4 ama 5 fanaaniin inteey wax iska uruuriyaan wax ugu qaban waayeen Axh,
aamiin'aamiiin' ... ( 1 year ago by zuwida)
aamiin'aamiiin' aamiin'ilaahow somaali mideey oo wadankeenii nabad nooga dhig mida kale abshir9 runtaa abowehiis asxaabu qadiim qayru mina nasab ee xagee wax ugu hagaajin karnaa waxba yanan ku haleyn kuwaase
Somalia is the ... ( 11 months ago by uurdoox1970)
Somalia is the nomad, the settled are living in memory of "once we were worriors"
he who doesnt philosophise believes in some1 else philosophy
Gabay ama waa laguu gabyaa
Saaxiib, mid yeysan ... ( 11 months ago by Abshirmo)
Saaxiib, mid yeysan kaa hoos bixin. SHEEKH CABDULLAAHI SHEEKH MAXAMED SULFA waa nin Habar Gidir ah oo Saleebaan ah. Ilaahey ha xafido. Ma jirin fannaan ka cod macaanaa. 1980s wuxuu ahaa Michael Jackson-ka Soomaaliya. Gurigiisa markuu ka soo baxayo, dad baa hor safnaan jiray. Edeb ayuu ku caan baxay. Maanta wuxuu la mid yahay Cat Stevens oo isagoo la jecel yahay ka baxay fanka markuu qaatay diinta Islaamka, isla markaana la baxay Yuusuf Islaam.
How intresting that ... ( 11 months ago by 1wjj1)
How intresting that Raggae comes from Somalia
I'm sorry its spell ... ( 10 months ago by intel93)
I'm sorry its spell reggae and its originally from the island of jamaica. And you spelled bob marley name wrong.
wow, I didn't know ... ( 10 months ago by oamaer)
wow, I didn't know tht reggie was orginally from somali...nice
oOh i didn,t knew ... ( 9 months ago by missgarowe)
oOh i didn,t knew somalidu in ragea keeyneyn damn. Intressting. This history need to be looked up. Well wixii nalaga xado waa in soo ceshano.
abshirmo you are ... ( 9 months ago by khalaf2007)
abshirmo you are idiot walahi.. i wonder what you do in your life. why do you always bring dirty politics.. war nin yahow fear allah and be civilized humanbeing. damn i'm fucken tired of you
oh shyt ninkaaan ... ( 9 months ago by Xalimoos89)
oh shyt ninkaaan raali kama aha maxay ugaliyen ...war alle ka cabsada ninkaan wuxuu codsadey in laga daayo video yadiisa ama heeshiisa wuuu toobad keenay ,,,,mansha allaaah
Xaliimo Walaasheey, ... ( 9 months ago by Baahalow)
Xaliimo Walaasheey, waxaa iga yaabiyay waxa meesha keenay towbad keenka, heestan wax dambi ah uma arko, waa howl Qaran, Dhaqanka haduusan shirki la socon wax dhib ah ma laha , teeda kale qofku haduu wax wanaag iyo kheyr sheegaayo ma fiicna inuu hadalkiisa ku bilaabo " Oh Shyte " iyo wax la mid ah, waana kaaga mahad celineynaa taladaada .
Shek Cabdulahi ... ( 9 months ago by monalisacutie)
Shek Cabdulahi waa nin idinka ilbaxsan kuligiinba qabiilka sida uu iidin baabi'yay isaga uma baabi'nin codkiisa ayaana la jecylaa oo suleymaannimo iyo habargidirnimo looma jecleyn.
I LOVE THIS DHAANTO ... ( 8 months ago by ogadenqueen)
I LOVE THIS DHAANTO SONG WALLAHI, R.I.P. Shek Cabdulahi
Adigu maxaad u ... ( 8 months ago by igatag)
Adigu maxaad u daawanaysay eed ka qabanaysay meesha? Ilaahay toobad ha ka aqbalo iyo dhamaanteenbee, Aaamin.
RIP habbaar miyaa? ... ( 8 months ago by keerow)
RIP habbaar miyaa? he is alive and kicking last time i checked, unless Sheeqnimo means DEATH!
yaa salaam sh.sulfa ... ( 8 months ago by hanuuniye)
yaa salaam sh.sulfa cod miisaan leh ayaad soo bandhigtay
CALEEEEEEEK! ( 5 months ago by zuweeys)
CALEEEEEEEK!
SIDAAAAAA WEEEEEEYE! ( 5 months ago by zuweeys)
SIDAAAAAA WEEEEEEYE!
Allaah yaa arxamu ( 4 months ago by PuntlandGurl4Ever)
Allaah yaa arxamu
koool muzik ( 2 months ago by fxrxxn)
koool muzik



Tell a friend:


URL 
Embed Code