M S Tubeec - jaawo geel
Uploaded by: hassanahmedw
Video Description:(Show || Hide)
M S Tubeec - jaawo geel
Tags for this video: djibouti hees somali somalia tubeec
Find more videos in the "Music" category
See more videos uploaded by hassanahmedw
| M S Tubeec - nasteexo | M S tubeec - Hodan | Tubeec & Magool (AUN) - Neyruus |
![]() | ![]() | ![]() |
| M . S TUBEEC - Waan Daalee | Tubeec & Rooda - Guryosamo | Tubeec & roda |
![]() | ![]() | ![]() |
Comments for this video: Show || Hide
| Comments for this video on YouTube |
| Hassanahmedw, what ... ( 7 months ago by nabadraadshe) |
| Hassanahmedw, what was that the lady put into his mouth? What a sweet thing!! you see the KING has some sense of humour!!! |
| don't know , ... ( 7 months ago by hassanahmedw) |
| don't know , something sweet I think |
| ooooooooh kan camal ... ( 7 months ago by bellakiin) |
| ooooooooh kan camal la dhahaaa fanaaan not qof kasta yaa salaaaaaaam boqorka codka. alaaya cisaak |
| hassanahmed...ty ... ( 7 months ago by bellakiin) |
| hassanahmed...ty alot nagu soo waal heesaha tubeec aad iyo aad ayaan u jeclahay tubeec.. boqorka codka alayaa cisaag. |
| Array ( 7 months ago by hassanahmedw) |
| salaan belakiin ma hayo video kale tubeec ah,hadaan helo wan so gelin doona |
| Array ( 5 months ago by hamud143) |
| he is a legend.. boqorka codka |
| Great Mohamed ... ( 5 months ago by YusurBurco) |
| Great Mohamed Saleban - the legend |
| Alla yaa ilmadaan ... ( 5 months ago by oneeyelucky) |
| Alla yaa ilmadaan joojiya. Boqorka Codka Tubbec. Ifka nolol, Aakhiro Janno Thanks for the Video. |
| Al fanaan tubeec ... ( 5 months ago by naajix) |
| Al fanaan tubeec The king Of voice wuxuu ku nool yahay wadanka Denmark gaar ahaan caasimada 3aad ee Odense fanaanka runtii waxa ka muuqda da'a aad u xun Runtii waa laga naxaa markii la arko ilaaheey ha cafiyo waqtigiisa (dhalinyaranimadiisii) wax fiican kuma soo qaadan best wishes for him. |
| Naajix, walaal ... ( 5 months ago by nabadraadshe) |
| Naajix, walaal anigu xushmad ayaan u hayaa hobolkan Soomaaliyeed. Aragti waxaa iigu dambeysay isagoo horfadhiya "Raaxeeye Stereo" ee u dhawaa Baar Raaxo ee isgoyska Dabka. Da' waa wax na wada sugayo haddii aan nasiib u yeelano. Waa maxay xumaanta u sameeyey dhallinyaranimadiisii? |
| Tanyar miyaa lagu ... ( 4 months ago by Boodadheere) |
| Tanyar miyaa lagu dhalay? quruxbadana siday u ciyaarayso....kalsoonidu waa shay qaali ah.. |
| Nabadraadshe sxb I ... ( 4 months ago by LiibaaNii) |
| Nabadraadshe sxb I respect the interset that u have on this man laakiin su'aal wali ma aragtay nin wadaad oo laleeyahay fool xumadiisa waad ka naxee? meesha waxbaa ku jira i don't want 2 go very deepn 2 u .second thing umada soomaaliyeed oo dhan ayaa fanaanka xushmad u haysa laakiin duty ga alla kuu khalkhay adi ma ahan ninkaan inaad wax walbo ka jaclaato don't expect more comments frm me. thanks hu ever posted this wonderfull clip |
| Walaal LiibaaNii, ... ( 4 months ago by nabadraadshe) |
| Walaal LiibaaNii, qurux xagga jirka ah wax qiimo kuma fadhido. Qurux & foolxumo waa arrin xag Ilaah ka timaaddo. Wax anigu aan qurux u arko ayaa laga yaabaa in adigu aad fool xumo u aragto.... Teeda waa loo siman yahay Ilaah xaggii ama wadaad ahow ama ha ahaanin. aniga hadal leyma hoos marin karo, hobolkan waa hobol Soomaali oo idil xushamad u hayso, wadaadka aad sheegeyso sow ma aha kan inta qoriga qaatay leynaya maatida aan wax galabsan. Tubeec waa hobol ka xalaal ah dhibka ummadda. |
| Anigu ma garanayo ... ( 4 months ago by nabadraadshe) |
| Anigu ma garanayo foolxumada aad ku tilmaameyso hobolkan. Wadaaddo fool xun wey jiraan laakiinse anigu xaq uma lihi in aan wax xumi ah ka sheego muuqaalkooda. Nebi ka mid ah nebiyada ilaah soo dirtay ayaa wuxuu arkay bisad madow markaasuu wax ka sheegay.. Ilaah baa ku yiri: Ma aniga ayaad wax iga sheegeysaa mise bisadda???? Wadaadadda aad sheegeyso sow ma aha kuwa laaynaya maatada burburinayan dalka kuna qaraabanayo magaca Ilaahey.. Kuwa noocan ah ayaa dad ugu liita. |
| LiibaaNii, waxaan u ... ( 4 months ago by nabadraadshe) |
| LiibaaNii, waxaan u maleyn in aad wadaad u taqaano mooryaanta madaxa soo duubatay!! Marka hore bal eeg foolxumada & isku dhex yaacsanaanta Ingiriiskaaga & af-Soomaaliagaaga, bal doc uun isugu beydh inta aadan qof kale wax ka sheegin. |
| Nabadraadshe sxb ... ( 4 months ago by LiibaaNii) |
| Nabadraadshe sxb waxaa laga yaabaa inuu dhaldhalaanka iyo media farah badan ee 24 sac fadhiso ayaa keenaaya inaad ku muranto waxaan faaido laheyn ninkii kula murmana waa adiga cml aan camal la heyn waxaad adiga wadaad u taqaanid aniga wadaad uma aqaano wax micno ahna masameynaayo warka badan ee umadaan hakaa raaxeystaano hana igu mashquulin. |
| LiibaaNii, orodoo u ... ( 4 months ago by nabadraadshe) |
| LiibaaNii, orodoo u hees quraacdaada. Murankan intaa ha inoogu ekaado. |
| NAAJIX MAYKAL ... ( 4 months ago by DALMARAANI) |
| NAAJIX MAYKAL JAKSON ISNA KA WARAN |
| nabadraadshe ar ... ( 4 months ago by naajix) |
| nabadraadshe ar soco maxanyahay shaqo yeelo. |
| Dalmaraani kkkk ... ( 4 months ago by naajix) |
| Dalmaraani kkkk loooolz. |
| Marka hore baro ... ( 4 months ago by nabadraadshe) |
| Marka hore baro sida af-Soomaaliga loo qoro. Ha nala qabsan adigoo kale lama hadlo. |
| halaa raaxayso iska ... ( 3 months ago by kamaal2122) |
| halaa raaxayso iska dhaafa muran oodhan |
| Dis guy got de ... ( 2 months ago by Naciima2009) |
| Dis guy got de voice Masha Allah Love him so much |
| m/salebaan boqorka ... ( 1 month ago by muwaadin18) |
| m/salebaan boqorka codka mmmmmmm |
Tell a friend:














